-
Content Count
212,195 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Posts posted by Deeq A.
-
-
Islamic Development Bank Group (IsDB Group)
PRESS RELEASE
UN High Commission for Refugees and IsDB’s Islamic Solidarity Fund for Development to Launch Global Islamic Fund for Refugees
The GIFR will endeavor to mobilize additional funding in support of humanitarian programs and operations, in situations of forced displacement across sectors
Access Multimedia ContentJEDDAH, Kingdom of Saudi Arabia, April 11, 2022/ — The UN Refugee Agency, UNHCR, and Islamic Development Bank (IsDB)’s (www.IsDB.org) poverty alleviation arm, the Islamic Solidarity Fund for Development (ISFD), have signed an agreement to launch the Global Islamic Fund for Refugees (GIFR), an innovative sustainable and Sharia-compliant resource mobilization instrument that will open new Islamic philanthropy funding streams in support of millions of forcibly displaced people.
The agreement comes at a time when forced displacement has reached unprecedented levels and has become a critical global humanitarian and development crisis, requiring intensive, comprehensive, and collaborative international action.
On the occasion, IsDB Group President, H.E. Dr. Muhammad Al Jasser said: “Forced displacement needs are at a record high and continue to rise. No institution alone could carry the burden. We need to strengthen existing partnerships and explore innovative solutions for the plight of the forcibly displaced.” He added: “We are proud of our partnership with UNHCR and are confident that our joint efforts will provide the necessary mechanisms to assist those in need.”
The initiative stems from both ISFD and UNHCR’s respective mandates. It aims to provide effective, efficient, and predictable support to programs and projects for refugees, IDPs and host communities in the OIC member states, a region that produces and hosts the highest number of global refugees.
“Millions of people continue to be forced from their homes due to war, violence, persecution and discrimination and they need and deserve our support. Innovative sources of Islamic social financing, such as this groundbreaking agreement with the Islamic Development Bank, will enable UNHCR to help refugees and other forcibly displaced people with the protection and assistance needed to live in better, more dignified conditions,” said UNHCR’s High Commissioner Filippo Grandi. “We are grateful to ISFD for its steadfast support and ongoing partnership. This groundbreaking initiative will unlock much-needed financial support to address the dire needs of those forcibly displaced”, he added.
The agreement to launch the Global Islamic Fund for Refugees is an important step towards diversifying humanitarian funding sources and bolstering humanitarian relief efforts. The GIFR will endeavor to mobilize additional funding in support of humanitarian programs and operations, in situations of forced displacement across sectors.
Distributed by APO Group on behalf of Islamic Development Bank Group (IsDB Group). -
Dadku arin wanaagsan ayay xumeyn karaan .
Arin xunna wey qurxin karaan
Hadaba waa maxay ujeeda reer galbeedku ka leeyihiin barnaamijka lacagta badan ay ku bixinayaan ee isbedelka cimilada aduunka
Waa maxay ujeedada dalalka reeŕ galbeedķu ka leeyihiin ?
Maxayse uga jeedaan isbedelka cimilada iyo xuquuqal insaanka ama xuquuqda shaqaalaha?
Dalalka reer galbeedku muddo dheer ayay ahaayeen dalal wershedo leh oo caalamka meel kasta wax u dhoofiya oo suuqyada caalamka ku haysta wax soo saarkooda oo aan cidina ku haysan .
Waxaanay sameysteen ururo caalami ah oo ilaaliya ganagsigooda oo dal kastana ka saxeexay.
Dalalka dunida sadexaad qaarna qasab Bay kaga saxeexeen , qaarna way ka saxeexeen
Hadaba sanadihii u danbeeyay dalalkii dunida sadexaad qaarkood ayaa wershedo iyo waxsoosaar yeeshay , sida china-ha iyo India oo la betartamaysa ay dalalkii reer galbeedka iyo wax soo saarkoodii , oo weliba ka saaray suuqyadii ay haysteen iyagu . Wax soo saarkoodiina dhaafay .
Dalalkii reer galbeedka waxay la kulmeen dhibaatooyin dhaqaale oo kaga yimi dalalkii dunida sadexaad oo ay wax badan ka soo dhoofsadaan , Halkin ay wax uga dhoofin jireen
Dalalkii reer galbeedku waxay ku dhaliileen dalalkii dunida sadexaad in ay si sharci daro ah ugu adeegsadaan ganacsiga aduunka oo ay dhaliilo badan u sameeyaan (sida xaalada ka dhex taagan da.ka USA iyk dalka china)
Dhaliilahaa faraha badan ee ay qaar sax yihiin , Laakiin intiisa badani aanay waxba ka jirin , arimaha xuquuqal insaanka iyo xuquuqda shaqaalaha .
Dalalka reer galbeedka ee qaniga ah oo arimahan uga jeeda in wax soo saarka ay soo saaraan dunida sadexaad in ay mushaharka shaqaalaha iyo waxa ay ku kacayaan wax soo saarkoodu uu ku qaali garoobo dunida sadexaad ,
Si ay ula tartami karaan qarashka ku baxaaya wax soo shark dalalka dalalka reer galbeedka iyo wax soo saarka dunida sadexaad .
Dalka china India iyo brazils mushaharka shaqaala aad buu u gar yahay .
Dawladaha reer galbeedka waxay doonayaan in ay wersheahooda ay bedelaan dalalka dunida sadexaad oo ay iyaga ka iibsadaan wershedo cusub .
Arintaasna dawladaha dunida sadexaad ma ogola .
Dawladaha dunida sadexaad waxay leeyihiin , ma bixin karno mushahar weyn , hadii aanu fulino arimaha aad sheegaysaan iyo xuquuqal insaanka
arinkaasu waxa ka dhalanaa ( waa I aanu kacno oo wershedaha iska xidhno , )
Isbedelka cimilada idinka (dalalka reer galbeedka) ayaa wisikheeyay hawada dunida iyo degaanka
Hadaba yaa ka faa’iida arimahan oo dhan?
Waxa ka faa’iida tijaarta iyo ganacsatada dunida sadexaad iyo kuwa tijaarta ah ee reer galbeedka oo iyana maal gasheda dunida sadexaad
(Mushaharka shaqaaLaha oo hooseeye awgeed)
Hadaba arimahan oo dhan , waxay uga jeedaan in ay la dagaalamaan , wax soo saarka dunida sadexaad oo ay curyaamiyaan wax soo saarkooda iyo dhaqaalahooda .
Maaha sheekado xuquuqda shaqaalaha iyo badbaadinta iisbedelka cimilada ku yimi .
Waa fikrad ay wataan tijaarta iyo maal qabeenada dunida reer galbeedka oo ku saleysan amaga yo wax soo saarkayaga uxidhnaw
Waa gumeysi dhaqaale oo casriyaysan .Caliwwelli@hotmail.co.uk
Cali maxam biixiHide quoted text
Dadku arin wanaagsan ayay xumeyn karaan .
Arin xunna wey qurxin karaan
Hadaba waa maxay ujeeda reer galbeedku ka leeyihiin barnaamijka lacagta badan ay ku bixinayaan ee isbedelka cimilada aduunka
Waa maxay ujeedada dalalka reeŕ galbeedķu ka leeyihiin ?
Maxayse uga jeedaan isbedelka cimilada iyo xuquuqal insaanka ama xuquuqda shaqaalaha?
Dalalka reer galbeedku muddo dheer ayay ahaayeen dalal wershedo leh oo caalamka meel kasta wax u dhoofiya oo suuqyada caalamka ku haysta wax soo saarkooda oo aan cidina ku haysan .
Waxaanay sameysteen ururo caalami ah oo ilaaliya ganagsigooda oo dal kastana ka saxeexay.
Dalalka dunida sadexaad qaarna qasab Bay kaga saxeexeen , qaarna way ka saxeexeen
Hadaba sanadihii u danbeeyay dalalkii dunida sadexaad qaarkood ayaa wershedo iyo waxsoosaar yeeshay , sida china-ha iyo India oo la betartamaysa ay dalalkii reer galbeedka iyo wax soo saarkoodii , oo weliba ka saaray suuqyadii ay haysteen iyagu . Wax soo saarkoodiina dhaafay .
Dalalkii reer galbeedka waxay la kulmeen dhibaatooyin dhaqaale oo kaga yimi dalalkii dunida sadexaad oo ay wax badan ka soo dhoofsadaan , Halkin ay wax uga dhoofin jireen
Dalalkii reer galbeedku waxay ku dhaliileen dalalkii dunida sadexaad in ay si sharci daro ah ugu adeegsadaan ganacsiga aduunka oo ay dhaliilo badan u sameeyaan (sida xaalada ka dhex taagan da.ka USA iyk dalka china)
Dhaliilahaa faraha badan ee ay qaar sax yihiin , Laakiin intiisa badani aanay waxba ka jirin , arimaha xuquuqal insaanka iyo xuquuqda shaqaalaha .
Dalalka reer galbeedka ee qaniga ah oo arimahan uga jeeda in wax soo saarka ay soo saaraan dunida sadexaad in ay mushaharka shaqaalaha iyo waxa ay ku kacayaan wax soo saarkoodu uu ku qaali garoobo dunida sadexaad ,
Si ay ula tartami karaan qarashka ku baxaaya wax soo shark dalalka dalalka reer galbeedka iyo wax soo saarka dunida sadexaad .
Dalka china India iyo brazils mushaharka shaqaala aad buu u gar yahay .
Dawladaha reer galbeedka waxay doonayaan in ay wersheahooda ay bedelaan dalalka dunida sadexaad oo ay iyaga ka iibsadaan wershedo cusub .
Arintaasna dawladaha dunida sadexaad ma ogola .
Dawladaha dunida sadexaad waxay leeyihiin , ma bixin karno mushahar weyn , hadii aanu fulino arimaha aad sheegaysaan iyo xuquuqal insaanka
arinkaasu waxa ka dhalanaa ( waa I aanu kacno oo wershedaha iska xidhno , )
Isbedelka cimilada idinka (dalalka reer galbeedka) ayaa wisikheeyay hawada dunida iyo degaanka
Hadaba yaa ka faa’iida arimahan oo dhan?
Waxa ka faa’iida tijaarta iyo ganacsatada dunida sadexaad iyo kuwa tijaarta ah ee reer galbeedka oo iyana maal gasheda dunida sadexaad
(Mushaharka shaqaaLaha oo hooseeye awgeed)
Hadaba arimahan oo dhan , waxay uga jeedaan in ay la dagaalamaan , wax soo saarka dunida sadexaad oo ay curyaamiyaan wax soo saarkooda iyo dhaqaalahooda .
Maaha sheekado xuquuqda shaqaalaha iyo badbaadinta iisbedelka cimilada ku yimi .
Waa fikrad ay wataan tijaarta iyo maal qabeenada dunida reer galbeedka oo ku saleysan amaga yo wax soo saarkayaga uxidhnaw
Waa gumeysi dhaqaale oo casriyaysan .Caliwwelli@hotmail.co.uk
Cali maxam biixi -
Guddiga doorashooyinka dadban ee FIET ayaa waxaa uu wali wadaa bixinta shahaadooyinka xildhibaannada Baarlamaanka11-aad, waxaana guud ahaan shahaada xildhibaannimo iyo aqaansiga qaatay 206 Xildhibaan.1. Abdisalam Haji Ahmed Liban GSH#0382. Yusuf Gelle Ugas GSH#0263. Mohamed Ali Omar (Caanonuug) GSH#1084. Mustaf Sheikh Ali Dhuhulow GSH#0495. Mohamed Harun Abdullahi GSH#2086. Mohamed Abdi Hayir Mareye GSH#2257. Abdirahman Mohamed Sheikh GSH#0708. Abdinasir Haji Shirwa Mohamed GSH#0049. Abdirisaq Abdullhi MoalimGSH#06310. Abdirizak Omar Mohamed GSH#01111. Mohamed Omar Aimoy GSH#00512. Mohamed Nur Abukar GSH#26513. Abdi Ahmed Dhuhulow-Dhegdheer AS#1114. Jawaahir Mohamed Ahmed GSH#00115. Qaali Ahmed Diiriye GSH#09616. Nuuriya Adan Ciise GSH#21217. Muse Said Jama GSH#26318. Ahmed Abdi Koshin GSH#20519. Hirsi Adan Roble GSH#10120. Abdi Hassan Awale Qaybdiid AS#1521. Mohamed Ibrahim Ali -Cajiib GSH#06422. Nadra Salah Abdi GSH#25723. Duniya Mohamed Ali AS#01424. Qaladla Cali Cawaale GSH#01725. Mohamed Ibrahim Cabdi GSH#20626. Omar Shariif Mohamed GSH#26627. Omar Ali Abdi GSH#03528. Mohamud Abdulkadir Haji GSH#08429. Mohamed Ali Xagaa GSH#26830. Mahad Mohamed Salad GSH#14731. Abdisabir Nur Shurie GSH#07132. Dahabo Susow Mohamud GSH#08833. Adar Ali Mohamed GSH#08134. Bilal Idris Abdullahi AS#03835. Suleyman Ali Hussein GSH#26036. Ali Mohamud Adam GSH#24037. Hussein Qasim Yusuf GSH#04338. Zamzam Mohamed Omar GSH#24339. Muse Ahmed Ismail GSH#07640. Abdirahman Mohamed Mohamud GSH#09541. Ali Mohamed Omar GSH#11542. Daahir Amiin Jeesoow GSH#03043. Abdikariim Abdow Heydar GSH#25244. Khalif Abdi Omar GSH#03245. Mariam Aweis Jama GSH#11346. Jama Mohamed Askar GSH#25447. Dr. Mohamed Elmi Ibrahim GSH#21848. Shamso Hassan Elmi GSH#02049. Marwa Abdibashir Hagi Ali GSH#23450. Dr. Elmi Mohamud Nur GSH#21451. Faaiza Mohamed Jeyte GSH#04852. Muhamed Hussein Abukar GSH#05553. Aidarus Salah Yusuf GSH#22454. Saed Abdi Hussein AS#3955. Sheikh Adan Madoobe GSH#18956. Shariif Abdalla GSH#08557. Abdillahi Abdi Mohamed GSH#26458. Hussein Mohamed Nur GSH#05159. Ahmed Abdi Hashi (Ahmed Taajir) GSH#16660. Mohamed Abdullahi Keyse GSH#07361. Sadiya Yasin Haji Samatar GSH#12962. Hassan Abdi Ismail GSH#21763. Omar Ibrahim Hashi GSH#11464. Roda Arab Abdi GSH#21965. Sahra Olad Abdi GSH#01866. Zamzam Dahir Mohamud AS#1267. Leila Ahmed Ismail AS#3768. Ahmed Mohamed Ali AS#2169. Noradin Abdullahi Olujog GSH#24670. Zamzam Abdullahi Ahmed AS#2471. Abdirahman Mohamed Hussein GSH#06972. Fartun Abdikadir Farah Karama AS#1973. Yusuf Hussein Ahmed Gama’diid GSH#03174. Ali Shaban Ibrahim AS#2375. Prof/Dr. Osman Mohamud Mohamed (Dufle) AS#2076. Salah Ahmed Jama AS#3477. Guled Bihi Abdi GSH#25578. Ahmed Osman Dirie GSH#23379. Abdinur Ali Aden GSH#02880. Mohamed Sheikh Noor Osman GSH#10781. Abas Ali Ibrahim GSH#11182. Mohamed Abukar Ali GSH#02583. Adar Hared Jibril GSH#13284. Mohamed Abdurahman Nadif GSH#12485. Bihi Iman Egeh GSH#23786. Abdiqani Ismail Said GSH#24187. Mohamoud Abdirahman Omar GSH#27288. Adnan Osman Elmi GSH#23689. Omar Yusuf Qaladid GSH#13690. Ahmed Mohamud Jama GSH#02991. Nasro Mahdi Arale GSH#02392. Leylo Nur Maah AS#0793. Sahra Jama Ali GSH#13494. Dr. Ahmed Adam Ahmed GSH#12795. Hassan Dahir Yarow AS#0596. Zaynab Mohamed Amir GSH#26797. Asad Abdirisaq Mohamed GSH#12098. Yusuf Mohamed Ismail GSH#11899. Ilyas Badal Gabose AS#01100. Mohamed Hassan Adam GSH#133101. Abdillahi adan Ahmed GSH#193102. Hamza Abdi Barre GSH#203103. Abdi Hashi Abdullahi AS#33104. His Hassan Adan GSH#015105. Farhiyo Mohamud Dhakane GSH#052106. Maryan Mohamud Isse GSH#226107. Mohamud Abdirahman Sheikh Farah GSH#003108. Osman Mohamed Abdi GSH#022109. Fadumo Hassan Ali GSH#210110. Abdi Ibrahim Warsame GSH#196111. Abdulkadir Mohamed Wa’ays GSH#112112. Mowlid Abdi Mohamed GSH#130113. Osman Abokor Mohamed Dubbe AS#36114. Abdirahman Ahmed Suge GSH#245115. Ibrahim Awgab Osman AS#06116. Hassan Idow Mohamed AS#22117. Nor Mohamed Gedi AS#18118. Abdiwahab Abdi Omar GSH#270119. Mohamud Abdullahi Ahmed GSH#006120. Yusuf Ibrahim Afrah GSH#033121. Abdullahi Mohamed Ali (Sanbaloolshe) GSH#058122. Malik Ibrahim Abdalla GSH#66123. Ifrah Mohamed Awed GSH#037124. Abdillahi Bidhan Warsame GSH#235125. Abdirahman Mohamed Mohamud (Faroole) AS#46126. Fardowsa Osman Egal HOP#232127. Saredo Mogamud Hassan (Jeyte) AS#54128. Deqo Hassan Hussein AS#43129.Maxamed Deeq Barre Cumar (Fiyoore) GSH#008130. Abdisamad Yusuf Mohamed AS#52131. Mohamed Bashiir Ali GSH#083132. Hirsi Jama Gaani GSH#223133. Abdirashid Mohamed Hidig GSH#072134. Said Mohamed Ali GSH#093135. Iftiin Hassan Iman (Baasto) AS#04136.Sadak Omar Mohamed (Saadaq-Joon) GSH#248137. Osman Ali Yusuf GSH#198138. Abdullahi Sheikh Ismail AS#02139. Muse Sudi Yalahow AS17140. Abdihakim Moalim Ahmed AS#13141. Qali Ali Shire GSH#060142. Sadiq Abdullahi Abdi GSH#092143. Maryan Farah Kahiye AS#08144. Ahmed Mohamed Said AS#41145. Mahdi Mohamed Gulaid146. Mohamed Adam Dini GSH#036147. Mohamed Ali Yusuf (Gaagaab) AS#50148. Said Ali Muse GSH#027149. Ismail Shire Jama GSH#142150. Abdiqani Mohamud Mohamed GSH#075151. Abdikani Gelle Mohamed AS#44152. Abdullahi Farah Mire GSH#228153. Abdullahi Mohamed Jama GSH#191154. Abdullahi Ali Hersi (Timacadde) AS#53155. Farhiya Yusuf Omar GSH#121156. Mohamed Abdirahman Ahmed Ali GSH#128157. Ali Haji Dahir Saleban Adam GSH#220158. Khadra Ahmed Mohamed GSH#174159. Sadam Mohamud Abdi (Jabeer) GSH#158160. Abdirisak Hassan Ahmed (Dhookir) GSH#221161. Ali Mahdi Mohamed GSH#169162. Ainanshe Yusuf Hussein GSH#222163. Mohamed Abdulkadir Mohamed GSH#190164. Samira Maxamud Haji AS#51165. Saynab Ismail Mohamed AS#45166. Mohamed Abdi Osman AS#49167. Daud Abdikarim Sh Omar GSH#014168. Farhan Ali Hussein AS#47169. Abdulrahman Ahmed Osman GSH#010170. Mohamed Farah Nur GSH#192171. Abdikafar Elmi Hange GSH#144172. Mohamood Ahmed Adan GSH#157173. Mohamed Abdullahi Burale GSH#059174. Mohamed Abdulkadir Mohamed GSH#019175. Abdirahman Idan Yonis GSH#259176. Ali Yusuf Ali Hosh GSH#200177. Ismail Abdulrahman Basheir GSH#238178. Abdikarim Omar Hussein GSH#074179. Mohamed Ibrahim Nur (Macalimu) GSH#068180. Dr. Mohamed Hassan Mohamed GSH#207181. Bashir Abdi Mohamed GSH#273182. Faisal Ahmed Mohamud GSH#149183. Abdullahi Hassan Roble GSH#249184. Said Siyad Shirwac AS#09185. Hussein Ahmed Ulusow GSH#021186. Farhan Ali Mohamoud AS#10187. Abdirisaq Mohamed Osman AS#03188. Zahra Abdulahe Igal (Bundubte) GSH#094189. Ali Haji Adam Abukar GSH#039190. Abdirahman Abdulkadir Ade GSH#105191. Khadra Mohamed Tukale GSH#247192. Amina Omar Jama GSH#202193. Dahir Ayanle Said AS#48194. Abdirahman Abdishakur Warsame GSH#138195. Abdisamad Mohamed Hassan GSH#139196. Yusuf Hayle Jimale GSH#012197. Mohamed Hussein Hadi GSH#209198. Khadija Mohamed Almakhzoumi GSH#034199. Abdi Osman Hared AS#16200. Kasim Abdikarim Elmi GSH#089201. Said Mohamed Mohamuud GSH#244202. Abdirahman Mohamed Omar Jubba GSH#269203. Fawziya Yusuf H. Adam GSH#262204. Asho-Kos Mohamud Omar GSH#211205. Naima Hassan H. Mohamoud AS#40206. Ali Abdi Ibrahim GSH#271Hambalyo dhammaan Xildhibaanada la doortay ee qaatay Shahaadada Xildhibaanimo, inta dhimman waxaan ku boorrinaynaa Xildhibaanada aan wali qaadan inay yimaaddaan xarunta Guddiga FEIT inta uusan dhammaan waqtiga loogu talogalay qabashada howshaas. -
Garbahaarey (Caasimada Online) – Maamulka Gedo ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii Axmed Madoobe kasoo yeeray ee la xiriiray doorashada kuraasta 16-ka ee deegaan doorashadoodu tahay magaalada Garbahaarey.
Gudoomiyaha gobolka Gedo Axmed Buulle Maxamed (Canjeex) ayaa sheegay inuu la yaabay hadalka madaxweynaha Jubaland ee ahaa inay qabanayaan doorasho xor iyo xalaal ah.
Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xalay carabka ku adkeeyay in 16-ka kursi ee ay degaan doorashadoodu tahay magaalada Garbahaarey aanay ka hari doonin doorashada dalka ka socota.
Axmed Madoobe ayaa sidoo kale sheegay inay diideen qorshe ka yimid beesha caalamka oo ahaa in isaga iyo Farmaajo ay min 8 kursi u kala qaataan kuraastaas, oo qofkiiba uu 8 musharax soo saarto
Waxa uu intaa ku daray in mar-naba aan la qeybin doonin kuraasta gobolka Gedo islamarkana uusan ka tanaasuli doonin hal kursi oo kuraastaasi ka mid ah.
Hase yeeshee waxaa arrintaas gaashaanka u daruuray maamulka gobolka Gedo oo sheegay in arrintaas ay u baahan tahay dib u heshiin maamulkaas laga dhex sameeyo, doorashaduse ay sideedii u dhacdo.
Gudoomiyaha gobolka Gedo Axmed Buulle Maxamed ayaa sheegay in Axmed Madoobe iyo ra’iisul wasaare Rooble ay qorsheynayaan in doorashada kuraasta 16-ka ah lagu qabto magaalada Muqdisho, oo ay beesha caalamka korjoogto ka noqoto.
Axmed Buulle ayaa sheegay inay marwalba diyaar u yihiin doorashadii loo ballansanaa in lagu qabto magaalada Garbahaarey, ayada oo aanay wax dhibaao ah ka dhicin.
The post Dhageyso: Guddoomiyaha Gedo oo jawaab ka bixiyey hadalkii Axmed Madoobe appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Midowga Musharaxiinta oo goordhoweyd soo saaray war-saxaafadeed ayaa waxa uu ka digay in ciidamada qaranka loo adeegsado dano siyaasadeed, sida uu kal hore sameeyay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday.
Golaha ayaa cadeeyay in xuska 12-ka April uu yahay maalin weyn oo ay tahay in umadda u dabaal-degto, isaga oo ciidamada xooga dalka ugu hambalyeeyay munaasibada aasaaskooda oo ku beegan maalinta berri ah.
Waxa uu soo jeediyay in hantida iyo qarashka lagu bixinayo dabaal-degga badankeeda loo weeciyo taakulaynta dadka tabaaleysan ee la daala dhacaya afur la’aanta bisha barakeysan ee Ramadaan.
“Si looga baaqsado magaalada oo la xiro, isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha oo la joojiyo iyo in la xanibo xoogsata la diriraysa nolosha maalinlaha ah, in sidii ay horey u ahaan jirtay dabaal-dega lagu ekeeyo taliska ciidanka iyo xaruntiisa,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Midowga Musharaxiinta.
Golaha ayaa wuxuu ciidanka uga digay inay qeyb ka noqdaan ama fuliyaan ajandaha guracan ee la damacsan yahay in lagu carqaladeeyo dhaarta xildhibaanada oo loo mudeeyay 14-ka April ee 2022-ka.
Ugu dambeyntiina wuxuu Goluhu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, xukuumadda, madaxda dowlad goboleedyada iyo beesha caalamkaba in si isku mid ah looga horyimaado cid kasta oo isku deyda carqaladaynta dhameystirka hawlaha doorashooyinka dalka.
The post DEG DEG: Midowga Musharaxiinta oo digniin culus kasoo saaray 12-ka April appeared first on Caasimada Online.
-
Xildhibaan Jaamac Macaf oo ka tirsan golaha deegaanka degmada Berbera ayaa yidhi sida tan:
“Dooda Dhismaha Suuqa Waaheen.
Suuqa Waaheen dhismihiisa iyo qandaraas naadintiisa waxa iska leh dawladda hoose ee degmadda Hargaisa.
Haddii ay nashqadaynta iska kaashadaan wasaaradda hawlaha guud iyo dawladda hoose waxba kuma jabna.
Wasaaradda hawlaha guud kor joogtaynta tayada dhismaha dawladda xaqbay uleedahay.
Dawladdaha hoose awoodahooda yaanu saamayn muranka xisbiyadda iyo xukumadu.”
-
Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa hambalyo laga soo hormariyay 12-ka April waxaa ay u direen ciidanka xoogga dalka oo Barri u dabaal degaya 62 sano guuradii kasoo wareegtay maalintii la’aasaasay sabadkii1960-kii. waxaana ay ciidanka ugu baaqeen in ay ka fagaadaan tallaabo waliba oo qalqal galin karta hanaanka doorashada.
Golaha ayaa sheegay in ciidan sharaf iyo karaamo ay leeyihiin, laakiin marnaba aan la aqbali karin ciidan xoogga dalka siyaasado gaar ah loo adeegsado, sidii uu horay u sameeyay madaxweynaha waxqtigiisu dhammaaday oo lagu wareeraray madax hore iyo siyaasiyiin sida lagu xusay qoraalka kasoo baxay golaha midoga Musharraxiinta,
Goobjoog News
Goobjoog News
-
London (Caasimada Online) – Ali Harbi Ali oo ah 26 jir Soomaali ah ayaa maanta lagu helay dambi ah inuu dilay xildhibaan David Amess oo ka tirsanaa baarlamanka UK, kaasi oo uu ku weeraray kaniisad uu kula kulmayey cod-bixiyeyaal.
Ali ayaa dhowr jeer mindo ku dhuftay xildhibaan David Amess markii uu kaniisadda ku weeraray bishii October 2021, werarkaas oo uu ku qeexay mid uu uga aargudanayey taageero uu xildhibaanka siiyey duqeymo laga fuliyey Syria.
Waxa uu sidoo kale xusay in sababaha uu dilka u gaystay ay ka mid tahay in xildhibaan Amess uu ka tirsanaa koox baarlamaani ah oo lagu magacaabo “Saaxiibada Conservative-ka ee Israel.”
Dacwad-oogayaasha ayaa sheegay in Ali uu ahaa “argagixiso xagjir Islaami ah, dhiifoon oo xamaasadeysan.”
“Kani waxa uu ahaa ficil argagixisanimo oo aad u xun oo ay dhiiri-geliyeen aaminsanaanta fikrado iyo caqiidooyin diimeed,” ayuu yiri Nick Price, oo ah madaxa qeybta ka-horatgga argagixisanimada ee Adeega Dacwad-oogista Boqortooyada.
“Ali wuxuu doortay inuu gaysto dambi naceyb ah sababo naceyb iyo nafsaani ah dartood.”
Ali ayaa Maxkamadda Old Bailey ee London ay ku heshay dambi ah dil iyo diyaarinta argagixisanimo, kadib markii xeer-beegtida ay ku qaadatay kaliya wax ka yar nus saac inay go’aan gaaraan.
Dilka Amess oo ahaa xaasle 69 jir ah oo dhalay shan caruur ah, kana tirsanaa xisbiga Conservative-ka ee ra’iisul wasaare Boris Johnson, ayaa mowjado argagax leh u diray baarlamanka, wuxuuna horseeday baaqyo ku saabsan in amni wanaagsan la siiyo xildhibaanada.
Xildhibaanada British-ka ayaa inta badan kulmada dadweyne qabta ayaga oo haysto ilaalo aad u yar amaba aan haysan mararka qaar.
Ali ayaa dambi baarayaasha u sheegay inuu sanado qorsheynayey inuu dilo xildhibaan, islamarkaana uu indho indheyn ku sameeyey xarunta Baarlamanka iyo laba xildhibaan oo kale, oo uu ku jro Michael Gove, oo sidoo kale wasiir ah.
Wuxuu sheegay inuu “ku fashilmay” weeraradii hore kadibna uu ishaareystay Amess, sababtoo ah buu yiri ,“wuxuu ahaa kan ugu fudud.”
Ali ayaa sidoo kale Maxkamadda u sheegay inuu doonayey inuu ku biiro Daacish, islamarkaana uu rumeysan yahay in ficilladiisa ay caawin doonaan Muslimiinta, isaga oo isku qeexay Muslim “qunyar socod ah.”
“Haddii ay ila tahay in waxa aan sameynayo ay khalad yihiin, ma sameyn laheyn,” ayuu maxkamadda u sheegay.
Ali ayaa la xukumi doonaa taariikh kale oo aan la shaacin.
REUTERS
The post UK: Maxkmad go’aan ka gaartay kiiska Ali Harbi ee dilkii xildhibaan Amess appeared first on Caasimada Online.
-
Golaha deegaan Degmada Qardho gobolka Bari ee Puntland oo doorasho qof iyo cod ah lagu doortay 2021-kii ayaa markii ugu horaysay soo doortayguddoomiyaha degmadaas iyo duqa magaalada, kadib doorasho dhacday.
Golaha deegaan ayaa guddoomiyaha iyo duqa magaalada waxaa ay u doorteen Cabdi Siciid Qaal, kadib markii 20 cod uu ka helay golaha oo ka kooban 33 xubnood, waxaana musharraxii la tartamay uu helay 7 cod oo golaha ah.
Golaha deegaanka magalaada Qardho ayaa waxaa lasoo doortay 25-kii Octobar 2021-kii, doorasho qof iyo cod ah oo maamul goboleedka Puntland ay qabatay markii ugu horaysay, waxaana ay doorteen guddoomiye cusub 2022.
Goobjoog News
-
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Tan iyo markii uu Fahad Yaasiin u gudbiyay dacwad ka dhan ah go’aamada guddiga FEIT maxkamadda sare ayaa waxaa soo baxaysay hadal hayn badan oo ka dhalatay in maxkamadda ay qaadi karto dacwado la xiriirta arrimaha doorashooyinka.
Doodda ugu weyn ayaa aheyd in Maxkamadda aysan qaadi karin dacwadaha doorashada, maadaama doorashadan ay tahay mid dadban oo ku dhisan heshiis ay wada gaareen maamullada dalka ka jira iyo dowladda federaalka.
Hase yeeshee, Guddoomiyaha maxkamadda sare ayaa bishii July 2021 sheegay in Maxkamadda ay awood u leedahay ka garnaqa dacwad kasta oo ka dhalata doorashooyinka, kadib marka lagu qanci waayo go’aamada kasoo baxa guddiyada ku shaqada leh.
“Marka ay billowdaan doorashooyinka go’aan kasta oo soo saaran guddiyada waa kuwa maamul oo waxaa cabasho looga qaadan karaa maxkamadda sare ee dalka waxay diyaar u tahay ka garnaqa cabasho kasta oo ka dhalata go’aanada maamul ee gaareen guddiyada doorashooyinka heerarkooda kala duwan,” ayuu yiri guddoomiye Baashe Yuusuf Axmed.
Arrintan ayaa meesha ka saareysa su’aasha ka dhalatay dacwada uu gudbiyay Fahad, kadib markii uu ka biyo diiday go’aamada guddiga FEIT oo ayagu go’aamiyay dib ku noqoshada kursiga uu ku guuleystay ee HOP#086.
Tallaabada Fahad ayaa sida la fahamsan yahay timid kadib markii ay kasoo xirmeen albaabadii kale, si loogu fasaxo kursigiisa oo la sheegay in uusan marin habraaci saxda ahaa ee doorashada.
Si dhab ah looma oga sida ay u wajahi doonto maxkamadda dacwadaan uu gudbiyay Fahad, hase yeeshe waxa marnaba shaki ku jirin in uusan kasoo bixi doonin go’aan lidi ku ah saaxiibka Farmaajo.
The post Maxay Maxkamadda Sare ka tiri qaadista dacwadaha doorashada xilli FAHAD uu dacwad ka gudbiyey FEIT? appeared first on Caasimada Online.
-
-
-
-
-
-
-
Cabdi Siciid Qaal
Golaha degaanka cusub ee degmada Qardho oo ku soo baxay doorashadii qof iyo cod ee dhacday 25 October 2021 ayaa maanta doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen.
Duqa degmada Qardho waxa ku guulaystay Cabdi Siciid Qaal oo ka tirsan urur siyaasadeedka Mideeye kadib markii uu 20 cod ka helay tirada guud ee xubnaha golaha degaanka oo ka kooban 33 xubnood.
Maxamed Faarax Cabdi Buraale oo la tartamay islamarkaana ka socday urur siyaasadeedka Xukuumadda ee Kaah ayaa isna helay 13 cod oo keliya.
Sidoo kale Maxamed Cabdillaahi Siciid oo ka tirsan urur-siyaasadeedka Sincad ayaa ku guuleystay Guddoomiye ku-xigeenka degmada Qardho.
Urur siyaasadeedyada mucaaradka ah ee SINCAD iyo Mideeye ayaa ururka Xukuumadda ee Kaah kaga adkaaday doorashada kadib markii ay samaysteen isbaheysi.
PUNTLAND POST
The post Urur siyaasadeedka Mideeye oo ku guulaystay duqa degmada Qardho appeared first on Puntland Post.
-
-
(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Qaasim Saleebaan oo ka tirsan mudaneyaasha golaha wakiillada Somaliland ee laga soo doorto gobolka Sool ayaa yidhi
“BERBERA & XEERARKA MURANKA DHALIYEY:
Xildhibaanimadda Waxaan ku Metelaa 6-da Gobol & Dhamaan Degmooyinka S/land oo Berbera ka Midka tahay; Marna Ma Dhacayso in Degmo, Laba ama Sadex si Gooni ah Indhahayagu u Qabtaan.
Shaki kuma jiro in Berbera tahay Hooyadda Somaliland; Hooyana waa tii Mar walba Xurmo Mudan. Marna Odhan maayo Berbera way Sed-Bursatay Balse Waxaan leeyahay Degmooyinka kale Wixii ka Maqan Aynu la Doono.
Igaba Dhan”
-
(SLT-Pakistan)-Mudaharaado waawayn ayaa ka socda dalka Pakistan kadib xil-ka-qaadistii ay baarlamanka dal kaasi ku sameeyeen raysalwasaarahii dalkaas.
Cimraan Khaan ayay baarlamanka Pakistan eryeen iyadoo maanta la dooranayo raysalwasaare cusub.
Tobanaan kun oo qof ayaa tuban wadooyinka magaalooyinka waawayn, sida Karachi.
Dadku waxay dalbanayaan in Cimraan Khaan dib loogu soo celiyo talada dalka.
-
Shil khasaara dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa ka dhacay nawaaxiga kantarool waqooyi ee caasimadda Garoowe.
Sawirro laga soo qaaday goobta shilkaas ayaa muujinaya gaari Propox ah iyo gaari verossa oo isku dhacay.
Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku dhintay shilka waxaana wararka qaar sheegayan in ay jiraan dad dhaawacyo fudud qaba.
Isbitaalka guud ee Garoowe ayaa xaqiijiyay in la soo gaarsiiyay meydka hal ruux oo keliya.
PUNTLAND POST
The post shil ka dhacay nawaaxiga kantaroolka waqooyi ee Garoowe appeared first on Puntland Post.
-
-
(SLT-Hargeysa)-Dawladda Somaliland, ayaa gaashaanka u daruurtay Qorshe uu soo bandhigay Wasiirka Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaale.
Wasiirka Maaliyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaale, ayaa Qoraal uu ku baahiyey barta uu ku leeyahay Twitter-ka, wuxuu ku sheegay in saddexda Wasiir Maaliyadeed ee Dalalka Jabuuti, Itoobiya iyo Soomaaliya ay ka wada shaqaynayaan sidii muwaacimo deg-deg ah loogu raadin lahaa suuqa Waaheen ee Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ee gubtay.
Laakiin, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamuud oo hadalkaa Wasiirka Maaliyadda Jabuuti kaga jawaabay isla Twitter-ka, ayaa sheegay in Somaliland mar horeba la xidiidhay cid kasta oo gacan ka geysan karta dib u dhiska suuqa Waaheen iyo Taageerada dadkii ganacsatada ahaa ee khasaaruhu ka soo gaadhay.
Wasiirka Ciise Kayd Maxamuud, ayaa wasiirrada Jabuuti, Itoobiya iyo Soomaaliya ku bogaadiyey Inay is xil-qaameen, balse aanay Somaliland waxba uga baahnayn, sidaasi darteedna wuxuu u soo jeediyey inay ixtiramaan Madax-bannanida iyo dawladnimada Somaliland.
Wasiir Kayd wuxuu sheegay in Somaliland aanay Dawladaha Soomaaliya, Jabuuti iyo Itoobiya uga baahnayn inay arrimaheeda faro-geliyaan, isla-markaana loo baahan yahay in Somaliland loo daayo arrimaheeda iyo siday u maaraynayso khasaaraha soo gaadhay Suuqa Waaheen iyo ganacsatada reer Somaliland.
Wasiirka Maaliyadda Jabuuti iyo Cid kale oo ka tirsan Dawladaha Soomaaliya iyo Itoobiya Weli kama hadal jawaabta adag ee Somaliland ku diiday qorshahooda, kaasi oo u muuqda mid meel ka dhac ku ah Madax-banaanida Somaliland.
Todobaadkii hore, waxa Magaalada Hargeysa socdaal ku yimid Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide, Wefti ka socday Jamhuuriyadda Jabuuti, halka Dawladda Soomaaliyana ay Somaliland u soo dirtay lacag ka badan 12 Milyan dollar, taasi oo hore baanka Adduunku ugu deeqay Somaliland, balse Dawladda Farmaajo u xayirtay dano siyaasadeed.
African Development Fund approves $5.5 million grant to fund phase two of flagship Desert to Power energy project in Djibouti, Eritrea, Ethiopia and Sudan
in News - Wararka
Posted
PRESS RELEASE
African Development Fund approves $5.5 million grant to fund phase two of flagship Desert to Power energy project in Djibouti, Eritrea, Ethiopia and Sudan
Known as the East Africa Regional Energy Project, it will be financed through the ADF-15 Regional Public Good window of the African Development Fund
Access Multimedia Content
ABIDJAN, Ivory Coast, April 11, 2022/ — The Board of Directors of the African Development Fund has approved a $5.5 million technical assistance grant to kick-start the roll-out of the flagship Desert to Power (https://bit.ly/3O29ZC1) initiative in the Eastern Sahel region countries of Djibouti, Eritrea, Ethiopia and Sudan.
Known as the East Africa Regional Energy Project, it will be financed through the ADF-15 Regional Public Good window of the African Development Fund, the concessional arm of the African Development Bank Group. The project will develop technical studies for regional solar parks and associated battery storage near regional energy interconnectors, high-voltage cables that connect the electricity systems of neighboring countries. The initiative will also strengthen the technical capacity of the implementing agency, the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), a trade bloc that includes governments from the Horn of Africa, Nile Valley and the Great Lakes region.
IGAD Executive Secretary, Dr. Workneh Gebeyehu, said: “This Desert to Power project is timely in this post-Covid-19 era, which clearly highlighted the importance of reliable energy services. It has also come at a time when IGAD is planning to take its Regional Infrastructure Master Plan in the energy sector to real implementation. It is an important milestone in addressing renewable energy investment gaps in the region, and will reduce the adverse effects of climate change and diversifying the energy mix leading to energy security.”
The East Africa Regional Energy Project follows on the approval by the Board of Directors of the African Development Fund of the West Africa Regional Energy Project (https://bit.ly/3xcTIo2), in July 2021. The Desert to Power program is a flagship renewable energy and economic development initiative led by the African Development Bank. It aims to accelerate socioeconomic development through the deployment of solar technologies at scale in the 11 countries of the Sahel region (Burkina Faso, Chad, Djibouti, Eritrea, Ethiopia, Mali, Mauritania, Niger, Nigeria, Senegal and Sudan).
Dr. Daniel Schroth, Acting. Director of the Renewable Energy and Energy Efficiency Department of the African Development Bank, said: “The approval of this regional technical assistance program will accelerate the roll-out of the Desert to Power initiative in the eastern Sahel. As a result, the region will move one step closer to harnessing its tremendous solar energy potential to spur accelerated economic and social development.”
Desert to Power will ultimately add 10 GW of solar generation capacity and provide electricity to around 250 million people in the 11 Sahelian countries by 2030. This is in line with one of the African Development Bank’s High 5 strategic priorities, namely Light up and power Africa.
Distributed by APO Group on behalf of African Development Bank Group (AfDB).
The African Development Bank Group is Africa’s premier development finance institution. It comprises three distinct entities: the African Development Bank (AfDB), the African Development Fund (ADF) and the Nigeria Trust Fund (NTF). On the ground in 41 African countries with an external office in Japan, the Bank contributes to the economic development and the social progress of its 54 regional member states. For more information: www.AfDB.org
SOURCE
African Development Bank Group (AfDB)
Qaran News