-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Posts posted by Deeq A.
-
-
Xukuumadda Somaliland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in saaka 4:30 subaxnimo weerar lagu soo qaaday.
Hargeysa-18-03-2023()-kooxaha huwanta ah ee isugu jira Ciidanka Maanulka Putland-Somaliya, Argagixisada iyo kuwa nabadiidka ah Ee ku sugan Laascaanood ayaa saaka 4:30 subaxnimo weerar ku soo qaaday fadhiisimada ciidamada Qaranka, Jamhuuriyadda Somaliland ee Magaalada Laascaanood.
Waxaanay Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland si adag isaga difaaceen weerarka ay soo qaadeen kooxaha huwanta ahi ee ay hogaaminayso Puntland, iyadoo marnaba Ciidanka Qaranku aanu weerar ahayn, ilaalinayo xabad joojintii Xukuumaddu ku dhawaaqday, tiraba dhawr jeer.
Masuuliyadda weerarkan waxaa qaadaysa Maamulka Puntland-Soomaliya iyo kooxaha huwanta ah ee ay hogaaminayso ayna ka mid yihiin kooxaha Argagixisada ahi.
Dagaalkan saaka ay soo qaadeen Ciidamada Puntland iyo kooxaha Argagixisada ah ee isgarabsanaya ayaa ahaa mid muddooyinkii u danbeeyey laga shaqaynayey abaabulkiisa meelo badana la isaga yimi, ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka jawaabay weerarkan ay soo qaadeen Puntland iyo huwanta la socotaa.
Wasaaradda Gaashaandhiga Jamhuuriyadda Somaliland.
-
Afhayeenkii kooxda TPLF Getachew Reda ayaa loo doortay madaxweyne ku meel gaadhka ah ee maamuulka Tigree.
Ninkan oo ka mid ahaa raggii ugu mayalka adkaa ee lagu bartay colaaddii Waqooyiga Itoobiya ayaa noqonaya mid maamuulkaas ka saara xilligan kala guurka ah.
-
UNITED NATIONS (AP) — On the eve of the expiration of a deal enabling Ukraine to export grain, the United Nations’ humanitarian chief on Friday called its extension crucial to ensuring global food supplies and keeping prices from spiraling as they did after Russia’s invasion of its smaller neighbor.
-
As U.S. counterterrorism efforts have waned in Yemen, Libya, and parts of Pakistan, Somalia has emerged as the most active element in the “forever wars” that the U.S. has waged since 9/11, according to Eric Schmitt of the New York Times. Schmitt traveled to Somalia in February for a rare embed with U.S. Special Operations forces on the ground in the midst of a recent offensive launched by the Somali government against a formidable enemy, Al Shabab.
-
(ERGO) – Prices of cereal grains and beans have dropped dramatically in Beledweyne, as Hiran farmers try to sell off their harvest cheaply locally due to their inability to sell their produce in Somaliland.
-
Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa ku dhowaaqday inay soo saartay amar soo xidhitaan oo ka dhan ah madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, sababo la xidhiidha inuu “si sharci darro ah u masaafuriyey” caruur reer Ukraine ah.
Maxkamadda fadhigeedu yahay Hague ee ICC ayaa sheegtay in sidoo kale ay soo saartay amar soo xidhitaan oo ka dhan ah Maria Lvova-Belova, oo ah wakiilka madaxweynaha Ruushka ee xuquuqda caruurta, oo Iyana loo haysto eedyemo la mid ah kuwa Putin.
Russia xubin kama ahan ICC. Ma cadda sida ay ICC u qorsheyneyso inay u dhaqan-geliso amarka.
“Maanta, Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada waxay soo saartay waaran lagu soo xidhayo laba qof oo la xidhiidha xaaladda Ukraine: Mr Vladimir Vladimirovich Putin iyo Ms Maria Alekseyevna Lvova-Belova,” ayay ICC ku tidhi bayaan ay soo saartay.
Putin “waxaa la tuhunsan yahay inuu mas’uul ka yahay dembiga dagaal ee masaafurinta sharci-darrada ah ee carruurta) oo laga wareejiyey dhulka la haysto ee Ukraine lana geeyey Federaalka Ruushka.”
ICC ayaa sheegtay in dambiyada ay soo billowdeen 24-kii Febraayo 2022, markaasi oo Ruushka uu ku duulay Ukraine.
“Waxaa jira sababo macquul ah oo lagu aamino in Mr Putin uu qaadayo mas’uuliyadda shakhsi ahaaneed ee dambiyada aan xusnay,” ayaa lagu yidhi bayaanka ICC.
Putin ayaa la tuhunsan yahay inuu si toos ah mas’uul uga ahaa ficilladan iyo “inuu ku guul dareystay inuu si sax ah uga xakameeyo dadka rayidka ah iyo kuwa milatariga ah ee ka hooseeya dambiyada ay gaysteen ama oggolaaday inay gaystaan.”
Moscow ayaa ku gacan saydhay go’aanada ICC, kuna tilmaamtay “inaysan wax macno ah la hayn.”
“Go’aanada Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) wax macno ah kama lahan dalkeena, oo ay ku jirto marka laga eego dhanka sharciga,” waxaa sidaas tidhi afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda Ruushka Maria Zakharova.
“Russia qeyb ka ahan Axdiga Rome ee Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada, mana jiraan wax waajibaad ah oo saaran,” ayey ku dartay.
“Ruushka lama shaqeeyo hay’addan, islamarkaana amar kasta oo xadhig oo ka yimaada maxkamadda caalamiga wuxuu sharci ahaan noqon doonaa mid aan ka jirin dhankeena,” ayey tidhi ayada oo aan xusin magaca Putin.
Dacwad-oogaha ICC Karim Khan ayaa maalmo un kadib dullaankii Ruushka, wuxuubaaritaan ku billaabay dambiyada dagaal iyo dambiyada ka dhanka ah bani’aadannimada ee la tuhusan yahay inay ka dhaceen Ukraine.
-
Addis Abeba – Fresh clashes between communities living along border areas of Oromia and Somali regions in Eastern Ethiopia have claimed lives and left several civilians injured, residents and a doctor from the Somali side told Addis Standard.
-
Dagaal culus oo u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo xoogaga Daraawiishta SSC ayaa ka socda duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.
Dagaalka ayaa subaxnimadii hore ee saaka ka bilowda jihooyin kala duwan oo dhinaca bari iyo Galbeed ee Laascaanood.
Wararka hordhaca ah ayaa xaqiijinaya in Ciidamada Somaliland dagaalka looga qabsaday maxaabiis iyo gaadiid dagaal.
Dagaalka ayaa ad uga culus kana baaxad weyn dagaalladii hore ee ka dhacayay magaalada Laascaanood.
PUNTLAND POST
The post Dagaal culus oo ka socda duleedka magaalada Laascaanood appeared first on Puntland Post.
-
Police have urged caution among herders in the area who are usually victims of such abandoned explosive devises
-
Hargeisa (HOL) - Somaliland has accused "Puntland-led allied" forces of attacking its troops in East Las Anod at 4:30 a.m. on Saturday. The Somaliland government stated that it was holding a defensive position when the alleged attack occurred and that it had "maintained the ceasefire announced by our government." There had been little fighting for nearly two weeks prior to this latest clash.
-
Hargeisa (HOL) - Somaliland has accused "Puntland-led allied" forces of attacking its troops in East Las Anod at 4:30 a.m. on Saturday. The Somaliland government stated that it was holding a defensive position when the alleged attack occurred and that it had "maintained the ceasefire announced by our government." The government also stated that it responded to the attack.
-
-
-
-

Baydhaba (Caasimada Online) – Magaalada Baydhaba waxaa xalay lagu soo geba-gebeeyey shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya, halkaasi oo laga soo saaray war-murtiyeed.
Madaxweynayaasha afar dawlad goboleed oo uu san ku jirin kan Puntland iyo madaxweynaha Dawladda Federaalka ayaa ka qeyb-galay shirka.
Waxaa la is waydiinayaa, maxay Puntland ku saluugtay shirkaa?
Maxamuud Caydiid, wasiirka warfaafinta ee Puntland oo la hadlay BBC da ayaa sheegay in sababta ay u maqan yihiin ay tahay, wadatashi la’aan ay dawladda fedraalka ah ku samaysay dhamaan heshiisyada lagu saxiixo shirarka golha.
Tusaale wuxuu u soo qaatay shirkii ugu dambeeyay ee Puntland ay qaadacday qaar kamid ah qodobadii ka soo baxay, madaxweyne Saciid Deni na uu diiday in uu qalinka ku duugo.
Fedaraaleynta dastuurka iyo xadeynta awoodaha dawladda iyo dawlad goboleedyada ayaa ahaa labadii qodob ee ay walaaca ka muujiyeen.
“[Dawladdu] waxba nagama waydiin labadaa qodob, iyadaa hawsheeda iska wadata…waa wax lala cararayo, meel marin hadaad maqasho waa wax aan wadatashi galayn,” ayuu yiri wasiir Caydiid.
Maxay ka mid ah qodobada la isku hayo?
Mid ka mid ah qodabada xasaasiga ah ee Puntland walaaco ka qabto ah kala xadeynta awoodaha. Wasiir caydiid intii uu noo waramayay wuxuu gooni uga dhawaajiyay qodobka ah, wadaagga qayraadka.
“Qeyraadka waa la wada leeyahay waa in laga wadatashado, oo badka dhulka, iyo tirada dadka ku nool goobta intaba lagu wada xisaabtamo,” ayuu yiri wasiir Caydiid.
Shuruucda Shidaalka ayuu sidoo kale sheegay in dawladdu aysan kala tashan dawlad goboleedyada, iyada oo gashay heshiisyo caalami ah. Wuxuu kale oo dhaliilay hay’adaha Soomaaliya u qaablisan shidaalka, isaga oo ku tilmaamay inaysan awood u lahayn shaqada loo igmaday.
Qodabado kale oo ay kamid yihiin heshiisyo isgaarsiineed oo ay dawladdu gashay iyo shuruucda amniga oo uu ka mid ayahy kan la dagaalanka argagixisada ayuu sidoo kale tilmaamay Caydiid in aan wax talo ah laga waydiin dawlad goboleedka Puntland.
Mar uu ka hadlayay amniga ayuu tilmaamay in aan xogaha amni ee la xariira ammaanka Puntland aysan dawladdu la wadaagin hay’adaha amniga ee Puntland.
Caydiid ayaa yiri: “Ciidamadii ammaanka ee Puntland qaybo kamid ah waxay ka dagaalamayaan ilaa Ceeldheer iyo Xarardheere si ay al-Shabaab dalka uga xoreeyaan. Dawladda dhexena in ay xog xitaa nasiiso oo ay tiraahdo kuwii baxsadka ahaa halkaas ayay marayaan, xataa ma oran karto”.
The post PUNTLAND oo shaacisay sababta ay ku diiday shirka Golaha Wadatashiga Qaran appeared first on Caasimada Online. -
-

Muqdisho (Caasimada Online) – Allaha u nxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ku geeriyoodayXildhibaan Maxamuud Seey Seey oo ka tirsanaa Baaralamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo 14 sano ka shaqeynayay dowladnimada.
Xildhibaanka oo waayadii dambe xanuusanaa ayaa xalay saq-dhexe ku geeriyooday magaalada caasimada ah ee Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ah ehelladiisa.
Sidoo kale waxaa geerida ku timid marxuumka ka tacsiyeeyay guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Sheekh Maxamed Nuur (Madoobe) oo war qoraal ah soo saaray.
Aadan Madoobe ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed geerida ku timid Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Maxamuud Seeyseey oo xalay goor dambe ku geeriyooday gudaha magalada Muqdisho.
Sidoo kale guddoomiyaha ayaa sheegay in marxuumka uu ahaa halyey waqti badan geliyay dowladnimadda isaga oo Alle uga baryey inuu Jannadiisa Firdowsa ka waraabiyo samir iyo iimaan ka siiyo qoyskiisa, xildhibaannadda Golaha Shacabka iyo guud ahaan shacabka.
“Waxaan murugada iyo xanuunka la qaybsanayaa qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamuud Maxamed Seey Seey oo xalay goor dambe ku geeriyooday magaalada Muqdisho,” ayuu yiri.
Dhankeeda taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Zakiya Xuseen Axmed oo ka hadashay geerida xildhibaanka ayaa sheegtay inuu dalkiisa usoo shaqeeyay 14 sano.
Waxay sidoo kale ugu duceysay inuu ka waraabiyo Jannadii Firdowso, samir iyo iimaana uu ka siiyo dhamaan ehelkii iyo asxaabta uu ka baxay.
Muddo 14 sano ayuu dalkiisa u soo khidmeeyay xalay Alle ayaa naga jeclaaday. Allow u naxariiso marti la jecelyahay ka dhig siduu dalkiisa iyo dadkiisa ugu khidmeyn jiray malaa’iktaada ha u khidmeeyso. Qoyskii, ehelkii iyo asxaabta uu ka baxay dhamman samir iyo imaan Allow sii” ayay ku tiri qoraal kooban oo ay soo saartay Generaal Zakiya Xuseen.
The post Xildhibaan ka tirsanaa BF Soomaaliya oo xalay ku geeriyooday MUQDISHO appeared first on Caasimada Online. -
WAR-SAXAAFADEEDkooxaha huwanta ah ee isugu jira Ciidanka Maanulka Putland-Somaliya, Argagixisada iyo kuwa nabadiidka ah Ee ku sugan Laascaanood ayaa saaka 4:30 subaxnimo weerar ku soo qaaday fadhiisimada ciidamada Qaranka, Jamhuuriyadda Somaliland ee Magaalada Laascaanood.Waxaanay Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland si adag isaga difaaceen weerarka ay soo qaadeen kooxaha huwanta ahi ee ay hogaaminayso Puntland, iyadoo marnaba Ciidanka Qaranku aanu weerar ahayn, ilaalinayo xabad joojintii Xukuumaddu ku dhawaaqday, tiraba dhawr jeer.Masuuliyadda weerarkan waxaa qaadaysa Maamulka Puntland-Soomaliya iyo kooxaha huwanta ah ee ay hogaaminayso ayna ka mid yihiin kooxaha Argagixisada ahi.Dagaalkan saaka ay soo qaadeen Ciidamada Puntland iyo kooxaha Argagixisada ah ee isgarabsanaya ayaa ahaa mid muddooyinkii u danbeeyey laga shaqaynayey abaabulkiisa meelo badana la isaga yimi, ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka jawaabay weerarkan ay soo qaadeen Puntland iyo huwanta la socotaa.Wasaaradda Gaashaandhiga Jamhuuriyadda Somaliland. -

Vice-President Seylaci Inoo Weydiya 1994 Yaa Burburin Gaadhey Somaliland.
Tolow Saxiibkeen Seylaci waa Xogmooge. Ma Mue Bihi Been u sheegey oo ku yidhi 1994 Qaranka lagu soo duuley. Qaranka laguma Soo Duleenine Madaxweynaha Maanta dagaal sokeeye abuubuley.
Madaxweyne Cigaalna dhiig Sokeye faraha u galiyey. Ina Cigaalna intuu fahmey buu ku yidhi. Duco Qabe Xilku waa Meerto. (Waa Rafadkey Rafeynaysey) Kelmadahaas baa Taariikhda galley.
Ina Cigaalna dalkii iyo dadkii buu isla raadiyey, Waxuna ku soo xidhey Isagoo #Saleebaan_Gaal iyo #Muse_Bihi u jeedda dagaalkaasi Mashruuc buu ahaa wuuna dhamaaddey. Labadooduba iyagoo dibadd wareega oo Mucarad ah. Ayuu Cigaal Dhintey. Waayo labadoodba waxu dadka tusey, Munafaqadii iyo xiqdigii umadda dhexdeeda ey ka shaqeyeen.
Maantana labadii baa umadda u hormooda. Marka Mudane Seylaci, Taariikhdda Somaliland Soyaalka Maddow ey leeyahiin yaaney ku qurxin.
Xaaladda Laascaanoodna xabad waligeed laguma soo celin karo. Haddey ugu yaraato aan dhamaanteen dagaal ku qaado rag iyo dumar oo ugu yaraan 1 sano waddno.
Walaahi Laascaanood iyo shacabkeeda waar walalow waxaan aheyn kuma kasban karno. Sheekoyinka Qaaxo ee fashilmey. Waxaa laga sugayay inaad fahamto.
Hon-Envoy Abdirizak Diinaari
-

Baydhaba (Caasimada Online) – Waxaa la soo gabagabeeyey shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday magaalada Baydhaba, kaas oo qodob ka mid ah looga heshiiyey amniga qaranka iyo sida loo kala qaadanayo mas’uuliyadaha heer federaal iyo heer dowlad.
Qodobka 3-aad ee heshiiska lagu gaaray Baydhaba ayaa dul istaagaya “DHAMAYSTIRKA HESHIISKA QAAB-DHISMEEDKA AMNIGA QARANKA” sidoo kale dardar gelinta dagaalka kooxda Al-Shabaab ayaa looga hadlay qodobkaan.
Shan arrimood ayaa tiirar u ah qodobkaan, “Goluhu waxa uu isku raacay meelmarinta iyo ansixinta dhammeystirka dib-u-eegista lagu sameeyay Heshiiska Qaabdhismeedka Amniga Qaranka ee April 2017, kaas oo mar labaad dib loogu heshiiyay October 2022, waxa uuna saldhig u noqonayaa.”
1-Dib u habeynata laamaha amniga;
2-Tirada ciidamada;
3-Waajibaadka hay’adaha amniga;
4-Amarka iyo kala danbeynta; iyo
5-Maareynta baahiyaha dhaqaale ee laamaha amniga.Shirka waxaa lagu go’miyey in dowlad goboleedyada ay soo dhameystiraan maamul u sameynta degmooyinka iyo deegaannada laga xoreeyay kooxda Al-Shabaab iyo kuwa laga 4 xoreyn doono.
Qorshahaan dib u habeynta maamul ayaa la doonayaa inuu la jaanqaado holwgalka dib u xoreynta dalka, barnaamijka xasilinta iyo daadajinta adeegga dowladnimada.
“Golaha Wada-tashiga Qaran waxaa uu mar kale bogaadiyay guulaha isdaba joogga ah ee ay gaarayaan ciidanka qalabka-sida oo kaashanaya Shacabka Soomaaliyeed oo guud ahaan dalka lagaga ciribtirayo khawaarijta,” ayaa lagu yiri qoraalka.
Sidoo kale bayaanka qodobkiisaan waxaa lagu sheegay in goluhu isla qaatay in la dardargeliyo dagaalka dalka looga xoreynayo kooxaha argagixisada, sida Al-Shabaab iyo Daacish.
Golaha wadatashiga qaranka ayaa bogaadiyey Baarlamaanka iyo Xukuumada Federaalka dadaal deg deg ku bixiyey meelmarinta shuruucyo laf-dhabar u ah dhamaystirka dowlad dhiska dalka, inta badan shuruucda la ansixiyey maalmihii lasoo dhaafay ayaa muhiim u ahaa dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada.
“Goluhu wuxuu si gaar ah u amaanayaa ciidamada qalabka sida ee geesiyiinta ah, dowlad goboleedyada iyo bulshada Soomaaliyeed halganka iyo doorka ay ka qaateen la-dagaalanka joogtada ah iyo ciribtirka khawaarijta shabaab oo dhibaato ba’an ku ah dadka iyo dalka, ” ayaa lagu yiri bayaan.
Golaha wadatashiga qaranka ayaa sigaar ah u bogaaiyey shacabka iyo dowlad goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle, kuwaas oo guulo waaweyn ka gaaray dagaalka Al-Shabaab, isla markaana ka xoreystay deegaano iyo degmooyin ay sanado badan maamulayeen.
The post Shanta qodob ee heshiiska DF iyo dowlad goboleedyada ee qaab dhismeedka amniga appeared first on Caasimada Online. -

Nairobi (Caasimada Online) – Hoggaamiyaha Mucaaridka Kenya Raila Odinga ayaa ku dhawaaqay fasax dadweyne oo maalinta Isniinta ah ee 20-ka bishan ka dhaqan-galaya dalka Kenya.
Odinga oo hadalkaan uu jeediyay xilli uu la hadlayay taageerayaashiisa, ayaa sidoo kale wuxuu ugu baaqay in laga horyimaado dowladda uu hoggaamiyo William Ruto.
Dalka Kenya ayaa wali waxaa kasii socda dibadbaxyada ay dhigayaan masuulyiinta xisbiga Azimio iyo taageerayaashiisa, kaasi oo doorashadii sanadkii hore looga adkaaday.
Balse dhowaan ayuu shaaciyay inay qaaddaceen natiijada doorashada oo aysan Madaxweyne Ruto u aqoonsanayn Madaxweyne.
Wasiirka Difaaca Kenya Aadan Barre oo ka hadlay qorshaha mucaaridka ayaa sheegay in Raila uu doonayo in laga qeyb-galiyo dowladda Madaxweyne Ruto, taasi oo ay iyagu diidan yihiin, sida uu hadalka u dhigay.
“Waraabe la-tagis bartay ka ridis waa ku ceeb. Duqan Uhurru luguhu u garaacay dowladdu nus ka qaatay qeyladaan waxa waaye bariiska ku rafaadnay ayuu leeyahay gacanta gashanaa,” ayuu yiri Aadan Barre.
Waxa uu intaas sii raaciyay “Gacanta ma galinaayo ee kabaha kaga dhamaan ma ogiye. Dastuurka shaqada ay siisay waxa waaye in uu anaga na saxo. Waddankan laasim waaye in uu yeesho mucaarid.”
Hase yeeshe hadalladaasi waxaa beeniyay Rail Oding oo sheegay in uusan dooneyn heshiis gacan qaadka salaanta oo ah heshiis uu Raila iyo isbahaygiisa uu hore ugula heshiiyay dowladihii hore.
“Waxaa rabnaa in aan sameyno mudaharaadyo kadib markii la iska dhago tiray digniinteeni, marka xigta tani waxay noqon doonta banaanbax nabdoon, oo ma dooneyno in nala gacan qaadno oo kaliya ee waxaa sidaas u yeelaya in xaqeena dib u helno,” ayuu yiri Raila Odinga.
Raila Odinga oo ah nin saameyntiisa leh, haystana taageerayaal daacad u ah ayaa sii xoojineysa walaaca laga qabo saameynta ka dhalan karta banaanbaxyada uu iclaamiyay, taasi oo ay kasoo horjeedo dowladda.
The post Mucaaradka Kenya oo ku dhawaaqay tallaabo kale oo ka dhan ah William Ruto appeared first on Caasimada Online. -

Nairobi, Kenya (Caasimada Online) – The Central Bank of Kenya (CBK) announced on Friday that Premier Bank Limited, Somalia (PBLS) had acquired 62.5% of shares in First Community Bank Limited (FCB), following approval under section 13(4) of the Banking Act and endorsement by the Cabinet Secretary for the National Treasury.
CBK expressed its support for the acquisition, stating, “CBK welcomes this transaction that will diversify and strengthen the resilience of the Kenyan banking sector. The acquisition will strengthen the trade and investment ties between Kenya and Somalia.”
First Community Bank’s challenges and background
First Community Bank, a CBK-licensed institution conducting Sharia-compliant banking business since April 2008, encountered difficulties last year when a bank run occurred, fueled by concerns of potential bankruptcy. The bank attributed the incident to a “system hitch.”
Operating for nearly 15 years, FCB maintains a network of 18 branches nationwide. According to CBK, the bank is classified as a small bank, with a market share of 0.3% as of December 31, 2022.
Central Bank of Somalia welcomes the acquisition
The Central Bank of Somalia praised the acquisition, stating, “Central Bank of Somalia is pleased to welcome the recent 62.5% acquisition of First Community Bank by Premier Bank Limited Somalia. This is a significant achievement demonstrating our banking industry’s growth and innovation.”
The Somali banking authority also acknowledged the dedication and effort involved in completing the acquisition and expressed optimism for its impact on the sector.
“We believe that this acquisition will contribute to the stability and growth of our financial system, facilitate trade between Somalia and Kenya, and ultimately benefit the customers and communities that you serve,” the Bank said in statement.
Premier Bank Limited, Somalia’s profile
PBLS, now the largest shareholder of First Community Bank, was licensed in 2014 by the Central Bank of Somalia.
The privately-owned, Shariah-compliant commercial bank operates a network of 20 branches. It provides retail banking services catering to small and medium-sized enterprises (SMEs) and corporates.
This acquisition is poised to bolster the trade and investment ties between Kenya and Somalia, foster stability and growth in the financial sector, and enhance the resilience of the Kenyan banking industry.
The post Banking milestone: Somalia’s Premier Bank acquires FCB appeared first on Caasimada Online. -

ANKARA, Turkey (Caasimada Online) – President Tayyip Erdogan announced on Friday that Turkey’s parliament would commence the ratification of Finland’s accession to NATO.
This move lifts the most significant obstacle to enlarging the Western defense alliance, particularly as conflict persists in Ukraine.
However, Erdogan delayed approving Sweden’s bid.
While speaking in Ankara with Finnish President Sauli Niinisto, Erdogan revealed that Helsinki had secured Turkey’s support by taking concrete measures to address Ankara’s concerns regarding counter-terrorism and defense exports.
Background: NATO expansion
Last year, the three countries signed an agreement in Madrid outlining the steps required to address Turkey’s concerns over accession.
However, Ankara has maintained that Sweden has not yet met these requirements.
Erdogan had a conversation with NATO Secretary-General Jens Stoltenberg, during which he stated Turkey’s determination to continue discussions with Sweden, with progress contingent upon the concrete steps taken by the Scandinavian nation.
All 30 NATO member parliaments must ratify their accession for a newcomer to join. Finland’s membership would signify the first enlargement of the trans-Atlantic pact since North Macedonia’s induction in 2020.
“We have decided to initiate the ratification of Finland’s accession process to NATO in our parliament,” Erdogan informed reporters following his meeting with Niinisto.
He hoped the parliament would endorse Finland’s bid before the May 14 elections.
Niinisto welcomed this decision, describing it as “very important” for Finland, which shares an extensive and remote border with Russia.
He also emphasized the significance of Sweden joining the Alliance.
Sweden’s bid and the road ahead
Swedish Foreign Minister Tobias Billstrom expressed hope that Sweden would gain acceptance into NATO before the Alliance’s meeting in Vilnius, slated for July.
“Our partners support us, both in making sure that we can become members of NATO as soon as possible and in ensuring our security until such time as we become a full member,” he said, adding, “It is a question of when Sweden becomes a member, not if.”
In reaction to Russia’s invasion of Ukraine, Sweden and Finland applied to join NATO last year. However, they encountered unexpected objections from Turkey, which became a member in 1952.
Ankara claims that Stockholm shelters members of what Turkey considers terrorist organizations, particularly the Kurdish militant group PKK, an accusation Sweden denies.
Turkey demands the extradition of several individuals it considers terrorists, but some of these applications have been rejected.
Billstrom explained that the courts make decisions and that outcomes may be positive and negative from Turkey’s perspective.
Apart from Hungary, which has delayed formal steps to approve the two Nordic bids despite supporting them, Turkey is the only NATO member yet to greenlight Finland and Sweden’s membership.
Ankara suspended talks in January after a far-right politician in Stockholm burned a copy of the Muslim holy book, the Quran.
However, lower-level discussions resumed in Brussels last week. In January, amid strained relations with Sweden, Erdogan indicated that Turkey might endorse Helsinki before Stockholm.
Washington and other NATO members hoped that both Nordic countries would join the Alliance during the NATO summit scheduled for July 11 in Vilnius.
Implications for Turkey’s domestic politics
Erdogan’s endorsement of Finnish membership comes nearly a year after his surprising threat to veto the bids and two months before Turkey’s most consequential election to date.
Turkey’s parliament is expected to ratify Finland’s membership before it adjourns in mid-April, ahead of the May 14 parliamentary and presidential elections.
Western diplomats and investors may welcome the anticipated approval of one of the two Nordic bidders. Blaise Antin, head of EM sovereign research at asset manager TCW in Los Angeles, said, “Investors would like to see a Turkish pivot back towards closer relations with its traditional Western allies.”
He further elaborated, “Headlines about vetoing NATO enlargement or helping Russia evade sanctions are unnerving to Turkey’s traditional economic and investment partners in the United States and Europe.”
US urges approval of Sweden’s bid
The United States expressed approval of Turkish President Tayyip Erdogan’s announcement regarding the initiation of Finland’s NATO accession ratification.
The US also encouraged Turkey to expedite the ratification of Sweden’s entry into the military alliance.
White House national security adviser Jake Sullivan stated, “Sweden and Finland are both strong, capable partners that share NATO’s values and will strengthen the Alliance and contribute to European security. The United States believes that both countries should become members of NATO as soon as possible.”
As tensions in Ukraine continue to escalate, the approval of Finland’s NATO accession and the potential inclusion of Sweden in the Alliance highlights the growing importance of the trans-Atlantic defense pact.
The coming months will be crucial for both Nordic countries as they strive to secure their positions within NATO and bolster European security.
The United States, Turkey, and other NATO members will play pivotal roles in shaping the Alliance’s future and addressing the region’s ongoing challenges.
The post Erdogan’s NATO decision: Finland celebrates, Sweden hopes appeared first on Caasimada Online. -

Taiwanese officials representing the Ministry of Economic Affairs (MOEA) met with counterparts in Somaliland at the Ministry of Energy and Materials (MoEM) in Hargeisa to discuss joint projects relating to the production of oil, gas, and minerals on Wednesday (March 15).
The first meeting of the Joint Energy and Minerals Resources Cooperation Working Group was a success, according to a MOEA press release. The two countries reached a consensus on future cooperation to develop Somaliland’s oil, gas, and mineral production industries.
The MOEA and MoEM intend to jointly organize training programs and hold policy forums related to resource exploration, exploitation, and infrastructure development, according to the press release.
Taiwan and Somaliland established ties in 2020, with representative offices mutually established in Hargeiasa and Taipei. The joint working group on energy and mineral resources was established under a memorandum of understanding signed last year.
According to the MOEA press release, “Taiwan shared its experience on exploration and production in African countries as a reference for Somaliland in developing its domestic oil and gas sector. The two sides also agreed to jointly map out capacity building training programs on oil, gas, and mineral exploration and exploitation to cultivate Somaliland’s skilled talent.”
The press release also noted Somaliland’s “abundant untapped hydrocarbon reserves” and its advantageous geographic position on trade lines linking the Mediterranean Sea and the Indian Ocean.
The Taiwanese delegation visiting Somaliland this month is led by Eugene Y.J. Chen (陳永章), the director general of the MOEA’s Department of International Cooperation. The group arrived in Somaliland on March 13 and will leave on March 18.
In addition to the MoEM, the delegation also visited Somaliland’s Ministry of Trade and Tourism and the Ministry of Investment and Industrial Development. The meetings will hopefully foster increased bilateral cooperation and business opportunities
Taiwan News













WHO increases health response for Somali refugees in drought-stricken Dollo Zone
in News - Wararka
Posted
Mogadishu (HOL) - The World Health Organization (WHO) is increasing its health response in the Dollo Zone of Ethiopia's Somali Region to provide essential services to refugees and the host population. The region has seen an influx of around 100,000 refugees, primarily women, children, unaccompanied minors, and sick or wounded individuals from Somalia since February 2023.
Source: Hiiraan Online