guuleedosman

Nomads
  • Content Count

    59
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by guuleedosman

  1. Xog: Laba wasiir oo maanta gacanta iskula tagay, xilli uu socday shirka G/Wasiirada By Asad Cabdullahi Mataan August 13, 2020 in Warar Muqdisho (Caasimada Online) – Khilaaf sababay gacan ka hadal ayaa maanta dhaxmaray wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga xilli uu socday shirka sii hayaasha Golaha Wasiirada Soomaaliya. Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Cali Amardambe iyo wasiiru dowlihiisa Maxamed Cali Xagaa ayaa la sheegay in dood dhaxmartay ay sababtay in ay gacanta iskula tagaan, sida ay noo sheegeen ilo wareedyo goobjoog ahaa kulankii maanta. Doodda labada wasiir ayaa salka ku heysay arrimo shaqo, waxaana la sheegay in aysan jirin cid kala dhax-gashay ilaa ay gacanta iskula tagaan waxaana goobjoog ahaa sii haya xilka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed. Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa Caasimada Online u sheegay in maamul xumo, is barbar yaac iyo nidaam la’aanba ay ka jirto shirka wasiirada tan iyo markii uu xilka ka digay Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in dood dheer kadib uu shirka ka baxay wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xildhibaan Amardambe iyadoona wixii markaas ka dambeeyay si la soo gaba gabeeyay shirkii wasiirada. Labadaan wasiir ayaa sidoo kale ah Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya waxaana lagu soo kala doortay Muqdisho iyo Baydhabo waxaana khilaafkooda uu noqday hadal weyn oo ka jirta Muqdisho. Xog: Laba wasiir oo maanta gacanta iskula tagay, xilli uu socday shirka G/Wasiirada | Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Khilaaf sababay gacan ka hadal ayaa maanta dhaxmaray wasiirka Gaashaandhigga...
  2. Somalia Foreign Minister In Soup For “Illegally”Appointing Envoys On Aug 13, 2020 Share Acting Foreign Affairs Minister Ahmed Isse Awad is on the spot for illegally appointing and backdating the employment status of 11 diplomats, in breach of civil service law. Sources told Radio Dalsan that the Foreign Ministry is now under probe to determine how the appointment was made after former prime minister Hassan Ali Kheire was ousted by the parliament, in a no-confidence vote. The Foreign Minister is said to have been in Nairobi and deployed the officials in an online memo. The diplomats affected include those manning missions in Turkey, Canada, UAE, South Africa among other countries. Some analysts told Dalsan that the appointments were illegal as they violated the constitution. As details emerged on Thursday, Somalis on Twitter lampooned with most saying the illegal move could damage Somalia’s diplomatic practice. Somalia Foreign Minister in soup for “illegally”appointing envoys WWW.RADIODALSAN.COM Acting Foreign Affairs Minister Ahmed Isse Awad is on the spot for illegally appointing and backdating the employment status of...
  3. Agagaarka masjid Macalin Biyamaaloow, jidka Wadnaha degmada Warta Nabadda.
  4. Great progress. As an experienced port developer and operator, UAE clearly wants to make Berbera port big and profitable business in that part of the world.
  5. Connecting two of Somalia’s most populated regions. Finishing this project successfully will bring a huge economic and security benefits in both Lower Shabeelle and Banaadir communities.