qorane

Nomads
  • Content Count

    37
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by qorane


  1. 4 hours ago, Suldaanka said:

    Djibouti's Government confirms that they transferred the sums of donations to Cheeseman 7 months ago. 

    So when even donations get misappropriated, its then little wonder that millions of dollars are also unaccounted for.

    --------------

    HIIRAAN.COM

    Isniin, May 11, 2020 (HOL) - Dowladda Jabuuti ayaa xaqiijisay in ay 7 bilood ka hor ku wareejisay wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musoobooyinka Soomaaliya lacag dhan $600,00, taasoo loogu talo...

     

    Tuugo isbaheeystay.  They will still even more  in the last days in villa amisom unless things change. 


  2. Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xaqiijiyay inay soo gaartay lacagtii dowladda Federaalka ugu tala gashay gurmadka Fatahaadda Beledweyne.

    Qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay ayuu ku shaaciyay inay soo gaartay 500,000 oo dollar ka timid dowladda Federaalka iyo 600,000 oo dollar oo dowladda Jabuuti ku deeqday.

    Maalin ka hor ayay aheyd markii Guddiga Gurmadka fatahaadda Beledweyne uu shaaciyay in aysan soo gaarin lacagtii sanadkii hore dowladda Federaalka ugu deeqday gurmadka Fatahaadda Beledweyne.

    Arrintan ayaa sababtay dhaleeceyn loo jeediyay dowladda Federaalka oo ahaa in aanay fulin balanqaadkeedi bishii November ee sanadkii hore, isla markaana lix bilood ka hor lacag ay balanqaaday aysan bixin, halka 24 saac gudahood ay lacag gaareysa hal milyan oo dollar ugu deeqday gurmadka daadadkii ku fatahay magaalada Qardho.

     

    WWW.JOWHAR.COM

    Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xaqiijiyay inay soo gaartay lacagtii dowladda Federaalka...

     


  3. 4 hours ago, Che -Guevara said:

    The money for Qardho was directly handed to Pland Government and the money for Beledweynte including the one from Jabouti was handed over to Hirshabele Government.

    And while the donations from Sland are appreciated, there's nothing unique, every Somali from Puntland, Mogadishu, and diaspora have donated money and material. So, let's not go and politicize this. 

    What Somali governments including regional governments are guilty of is the lack of planning and infrastructure to stop these recurring floods.

    Rubbish.  


  4. 3 hours ago, gooni said:

    Waraabe yaa waxaa laga hayaa hadaan xoolaha habraha, xoolaha kale ka aqaan waligay ma cuneen.
    Reer "land" sadaqadooda wax wayn baa ka'si ah.

    Hiiraan cid walba waa u mana-sheeganaysaa.

    400,000,  ma dawladda soomaaliya iyo dawlada jabuuti bay kula tartamayeen, mise sadaqa shacabka waqooyi la baxeen bay ahayd?

    Kuwa sadaqada qaatayna waa inay eegaan kuwa aan xataa munaafaqad waxba ku helin oo ilaahay uga mahad celiyaan.

    Allahuma aslax axwaalnaa jamiican.
     

    Maalmahan Soomaalida waxa kusoobatay dad laleeyahay waxa laga saarayaa jin iyo waxyaabo lamid ah  adiguse waxaan umaleeynayaa inaad ubaahantahay in lagaa saaro cudurka “Somaliland”.


  5. Mogadishu (HOL) - Over $2.5 million donated by foreign governments and Somalis locally for the Beletweyne flood response did not reach the intended communities, Hiiraan Online has learned.

     

    A source privy to the aid mobilization process told HOL that $1.5 million donated by the Chinese government back in May of 2018 was diverted to fund the ongoing ICJ maritime case at the Hague.

     

    “The money donated by the Chinese to help the Beletweyne floods efforts were used to pay the lawyers representing Somalia in the maritime case with Kenyan at the ICJ,” the source who requested anonymity said.

    The source noted a $600,000 contribution from the Djibouti government and a pledge of $500,000 by the Federal Government failed to reach the flood victims.
     

    advertisements

    China’s ambassador to Somalia Qin Jian announced the donation May 2018 during a joint press conference with Foreign Affairs Minister Isse Awad. However, the source close to the HirShabelle administration said the local government did not receive the funds.

     

    Speaking to the VOA, Beletweyne floods committee chairman, Haji Osman Dhagahow, said Friday that support from the federal government had been limited thus far. He said that although they have received contributions from local and international groups, the central government has only sent 500 Hesco bags.

     

    Nearly half a million people were affected by the floods with another 300,000 uprooted from their homes when the Shabelle river burst its banks last September.

     

    The Food and Agriculture Organisation (FAO) warned Thursday floods were imminent in Beletweyne owing to heavy rains particularly in southern Ethiopia where the river originates.