qorane

Nomads
  • Content Count

    37
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by qorane

  1. Boowe Garowe weeynu wada leenahay been beey noqotay.
  2. Sultan business park is almost complete.
  3. Villa Amisom crew should all be in jail right now if Somalia wasn’t a phantom nation.
  4. It seems you either don’t read or write Somali or fudeedki ayaa kaabatay. Waare is simply saying “ We received Today 10/5/2020 from the federal government $6000000, 500000 and 42000”.
  5. Unless they kick out the thieves in villa Amisom and their handpicked warlord mayor things will not change
  6. Tuugo isbaheeystay. They will still even more in the last days in villa amisom unless things change.
  7. Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xaqiijiyay inay soo gaartay lacagtii dowladda Federaalka ugu tala gashay gurmadka Fatahaadda Beledweyne. Qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay ayuu ku shaaciyay inay soo gaartay 500,000 oo dollar ka timid dowladda Federaalka iyo 600,000 oo dollar oo dowladda Jabuuti ku deeqday. Maalin ka hor ayay aheyd markii Guddiga Gurmadka fatahaadda Beledweyne uu shaaciyay in aysan soo gaarin lacagtii sanadkii hore dowladda Federaalka ugu deeqday gurmadka Fatahaadda Beledweyne. Arrintan ayaa sababtay dhaleeceyn loo jeediyay dowladda Federaalka oo ahaa in aanay fulin balanqaadkeedi bishii November ee sanadkii hore, isla markaana lix bilood ka hor lacag ay balanqaaday aysan bixin, halka 24 saac gudahood ay lacag gaareysa hal milyan oo dollar ugu deeqday gurmadka daadadkii ku fatahay magaalada Qardho. Madaxweyne Waare oo xaqiijiyay inay soo gaartay lacagtii dowladda Federaalka iyo Jabuuti ee Fataahadda Beledweyne - Jowhar Somali Leader WWW.JOWHAR.COM Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xaqiijiyay inay soo gaartay lacagtii dowladda Federaalka...
  8. Maalmahan Soomaalida waxa kusoobatay dad laleeyahay waxa laga saarayaa jin iyo waxyaabo lamid ah adiguse waxaan umaleeynayaa inaad ubaahantahay in lagaa saaro cudurka “Somaliland”.
  9. Mogadishu (HOL) - Over $2.5 million donated by foreign governments and Somalis locally for the Beletweyne flood response did not reach the intended communities, Hiiraan Online has learned. A source privy to the aid mobilization process told HOL that $1.5 million donated by the Chinese government back in May of 2018 was diverted to fund the ongoing ICJ maritime case at the Hague. “The money donated by the Chinese to help the Beletweyne floods efforts were used to pay the lawyers representing Somalia in the maritime case with Kenyan at the ICJ,” the source who requested anonymity said. The source noted a $600,000 contribution from the Djibouti government and a pledge of $500,000 by the Federal Government failed to reach the flood victims. advertisements China’s ambassador to Somalia Qin Jian announced the donation May 2018 during a joint press conference with Foreign Affairs Minister Isse Awad. However, the source close to the HirShabelle administration said the local government did not receive the funds. Speaking to the VOA, Beletweyne floods committee chairman, Haji Osman Dhagahow, said Friday that support from the federal government had been limited thus far. He said that although they have received contributions from local and international groups, the central government has only sent 500 Hesco bags. Nearly half a million people were affected by the floods with another 300,000 uprooted from their homes when the Shabelle river burst its banks last September. The Food and Agriculture Organisation (FAO) warned Thursday floods were imminent in Beletweyne owing to heavy rains particularly in southern Ethiopia where the river originates.