Isbarmuuto

Nomads
  • Content Count

    17
  • Joined

  • Last visited

  1. Well done Safferz. Thank you for exposing this systemic marginalisation.
  2. The sheikh is exposing the diaspora monopoly
  3. pirates will always be pirates. stop dragging the good name of somaliland through the mud pirates. stop hating somaliland.
  4. Jaaliyada Puntland London oo meel cakiran xaaladoodu mareyso. Waxa meel cakiran mareysa buuqa iyo xurgufta u dhaxaysa Jaaliyada Puntland ee dalka Ingiriiska ka dib markii habeeno ka hor gacan ka hadal uu ku dhex marey xaflad lagu soo dhaweynayay masuuliyiin ka tirsan Dowlada Puntland oo ku sugan London. foxxMasuul ka gaabsaday magaciisa ayaa u xaqiijiyey Puntlandfox in Police-ka London ay xabsiga u taxaabeen labo ruux oo sida la sheegey lagu eedeynayo inay gacan qaad ugu geysteen xaflada masuuliyiin ka khudbadeynaysay. Waxaana ka mid ah raga su,aalaha uu weydiinayo Police-ka London Cali Gurey Diiriye Teeragrees oo uu Adeer u yahay Madaxweyne Gaas iyo Abdirashiid Ilbalac oo isna ka mid ah qaraabada dhow ee Madaxweynaha Puntland oo sida lagu eedeynayo ay la xiriirto gacan qaadka ay ka sameeyey madasha xafladu ka socotay. Waxayna noqonaysaa markii ugu horeysay oo Jaaliyada Puntland ee ku nool London ku kala qeybsamaan xaflad lagu soo dhaweynayay masuuliyiin ka tirsan Dowlada Puntland, ka dib markii qaar ka mid ah dadkii ka qeyb galayay xaflada dhaliilo xoogan uga soo jeediyaan Xukuumada Madaxweyne Gaas.
  5. Somaliland can afford because Somaliland is a wealthy country. Our economy is growing at 26% every year thanks to the hard work and dedication of the people of Somaliland.
  6. waoow. mashalah mashalah. Somaliland halka ka wada.
  7. Ciidamiid ugu badnaa oo ka goostay Puntland kadib markii mushhaar la siin waaeyey Ku dhawaad 60 Askari oo ka tirsanaa ciidanka dowlada Puntland ayaa caawa gaaray tuulada Saax dheer oo ka tirsan Gobolka Sool ka dib markii labo gaari oo nooca waaweyn ah ay ka qaadeen galinkii danbe ee maanta degmada Boocame. Saraakiil ka tirsan Khaatumo ayaa u sheegey Puntlandfox inay u yimaadeen 55 Askari oo ka tagay saldhigyada ciidanka Puntland uu ku leeyahay Garowe iyo Deegaanada u dhow dhow, kuwaas oo sita hubka noocyadiisa kala duwan islamarkaana uusan jirin gadiid dagaal oo ay lasoo goosteen. Maalinta berito ayaa la filayaa Khaatumo inay saxaafada ugu soo bandhigto Saax dheer ciidamada ka goostay Puntland iyo Qalabka ay wataan sida ay u sheegeen Puntlandfox.com saraakiisha Khaatumo ee caawa telefonka kula hadlay. “Waxaa noo yimid 55 Askari oo kasoo tagay Garowe , waxayna wataan hubka noocyadiisa kala duwan sida Baasuukayaal, BKM badan, Qoryaha Fud fudud iyo Rasaas aad u tiro badan, waxayna doonayaan inay ka mid noqdaan ciidanka Khaatumo, “ ayuu yiri mid ka mid ah Madaxda Khaatumo oo ku sugan tuulada Saax dheere kulana hadlay telefonka Warbaahinta Puntlandfox. Sababta ay uga tageen Puntland ayaa lagu sheegey inay la xiriirto ka dib markii la siin waayay mushahaarka iyo xuquuqdooda dhowr-kii bilood ee lasoo dhaafey . Tagista ciidanka ayaa kusoo beegmaysa xilli todobaadkii lasoo dhaafey uu socday gadoodka ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta ee xerada Gen Maxamed Dirir duleedka Garowe iyo Kuwa Asluubta ee Ilaalada Xabsiyada oo dalbanayay in loo keeno mushahaarka 4 bilood ee lasoo dhaafey oo ka maqnaa. Ilaa iyo hadda ma jirto jawaab ay ka bixiyeen Madaxda iyo Saraakiisha Ciidamada, mana aha markii ugu horeysay oo ciidamo ka tirsan Puntland ku biiraan Khaatumo , Todobaadkii horre ee lasoo dhaafey ayay Khaatumo soo bandhigtay tiro 50 Askari oo horey uga goostay Puntland, kuwaas oo ay u dhaariyeen ka mid noqoshada maamulkooda, ayna sheegeen inay yihiin dhalinyaro ka mid ahaa ciidanka Puntland, kuwooda kasoo jeeda dhalasho ahaan Gobolada Sool , iyo Cayn.
  8. Dr_Osman, puntland is dead inaar. These are the actions of a dead or dying state. If Cabdi Wali can't control Garowe, he lost control all together. Meesha waa lagu yaacay. Dib u eeg.
  9. Madaxweyne Siilaanyo Oo Gobal Cusub U Magacaabay Xaysimo Oo Magaalo Madaxdiisu Tahay Taleex July.05.2014 Hargeysa - Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa tigreeto madaxweyne ugu magacaabay Gobal in ay tahay Xaysimo oo ay Magaalo Madaxdiisu ay tahay Magaalad Taleex. Warsaxaafeed ka soo baxay aqalka madaxtoyada ayaa waxaa uu udhignaa sida tan. SOMALILAND GUUL IYO GOBANIMO!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
  10. puntland militia have not been paid since cabdi cawar came to power. yesterday they staged biggest mutiny and burned tires protesting lack of pay.
  11. Where are the civil servants? where are the workers? all ministries are empty. looool
  12. Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa saaka amakaag iyo dhabano hays kala kulmay inta badan xafiisyada wasaarada ee magaalada Garowe ka dib kormeer aan horey loo shaacin uu ku tagay Madaxweynuhu. Xarumaha Wasaaradaha uu ka dul dhacay Madaxweyne Gaas ayaa intooda badan ku yaala dhismihii horre ee la oran jirey xarunta Dalxiiska , waxaana ka mid ahaa Wasaarada Amniga, Warfaafinta, Qorsheynta, Haweenka iyo Shaqada iyo Shaqaalaha. Sida ka muuqatay dareenka Madaxweyne Gaas uu kala kulmay xafiisyadaas ma ahan mid wanaagsan, waxaana mar qura wajigiisa soo fuushay caro xoogan ka dib markii uu inta badan wasaaradaha uu tagay aysan ku sugnayn masuuliyiinta wasiirada iyo agaasimayaasha guud marka laga reebo wasaarada Amniga oo uu joogay xilligaas Wasiirka Amniga Xasan Cismaan Aloore. Madaxweynaha ayaa la kulmay qaar ka mid ah Xafiisyada Wasaaradaha uu kormeerayay oo qaarkood todobaadyo ka hor lagu ilaaway Quful ay dul saareen masuuliyiintii ka howl-galaysay iskaba daa in loo soo shaqo tago , halka kuwana uu ugu tagay mid mid ka mid ah shaqaalaha sida Waardiyayaasha uuna ka xog wareystey qaabka shaqada xafiisyada . Kormeerka Mudane Gaas uu ku tagay xarumaha Wasaaradaha ayaa imaanaya xilli ay ku fashilmeen inta badan golaha Xukuumadiisa shaqada loo igmaday sidoo kalena ay maalin maalinta ka danbaysa soo xoogeysanayaan dhaliilaha iyo eedeymaha ku dhacaya wax-qabadka Xukuumada uu hogaaminayo Madaxweyne Gaas. Lama garan karo jawaabta uu ka bixin doono Madaxweyne Gaas qaabka shaqo ee uu kusoo arkay maanta xarumaha wasaaradaha, kuwaas oo u muuqday goobo waayo horre lagu kala guurey oo aanan cidina usoo shaqo tagin.