Ameena

Nomads
  • Content Count

    30
  • Joined

  • Last visited

  1. I like this pic, it's a beautiful ocean.
  2. Haatu Just typographical error.
  3. Faheema.;906257 wrote: samaynateedii, or Samayntiisii? lol Waa Samaynteedii, "a" uun ka saar, Samayntiisii waa "masculine" word.
  4. Website Af Somaliga saxda ah laga barto ayaan hada wadaa samaynateedii, markaan dhameeyo halkan baan soo dhigi doona, siday Somaaliya u duntay ayuu af Somaligiina u dumay. hada qof waliba af Somaliga uu rabo ayuu iska qorayaa.
  5. I am aware that you are desperately trying to link Somalis with Oromos and Afars, However, Somalis have nothing in common with Oromos, Afar or anyone else's in Africa for that matter, there is no biological, historical, linguistical or cultural aspect that bonds an Afar or Oromo with a Somali, Get over it please! Raamsade;905864 wrote: Eeyaheey i dhageyso, meeshan cidna ka ma hadlin Africa iyo Djibouti iyo Ethiopia iyo wax yaale noocaa ah. Su'aasha meesha taala waxa weeye: dadyowgan loo yaqaan Somali, Afar, Oromo, Rendille, iwm, ma is la wadaagaan taariikh, Af, iyo dhaqan iyo hiddo oo tusta in asal ahaan hal meel ka wada yimaadeen? Jawaabta qayaxan-na waa HAA. Waxaa jawaabtaa caddeyn u ah Afafka ee ku wada hadlaan. Af wuxuu la mid yahay ab (ancestry). Sida dadka isku abka ah u wadaagaan dhiig (genetics), dadka isku abka ah waxee kaloo wadaagaan Afaf. Tusaale ahaan, dadka Europe dega waxee ku hadlaan Af loo yaqaan Indo-European lakin markii hoos loo daadego waxee ku kala hadlaan Afaf tira badan sida Romanc Languages (Italian, Spanish, French, Romanian, etc.), Slavic, Germanaic, Celtic, etc. Afkeen Somaaliga waa sidaa oo kale. Kow, Af Somaaliga wuxuu ka mid yahay Afro-Asiatic ama Afrosan language group oo la wadaagno Hebrew, Arabic, Amharic, Ancient Egyptian, Berber, Oromo, Afar, iwm. Ka dib waxaa midnahay Cushitic. Ra'yigan waa mid aqoonyahano aad uga xeeldheer arrintan soo jeediyeen. Waa mid ku saleysan qeex iyo qiil (reason and evidence) ma aha mid dad aa waxba garaneyn iska soo alifteen. Marka waa ognahay in aadan aaminsaneyn wax la yiraahdo Cushitic balse wax caddeyn ah ma inoo haaysaa? Mise waxaad rabtaa in aa adi ku aamino caddeyn la'aan? Ilaahay wax na tus waxse ka sheegimayno. You are deliberately misleading people into thinking that Somali language is related to Oromos language and Afar language, Anyway, please tell me what do the following words have in common with each other? Raamsade;905864 wrote: Marka inoo sheeg waxa keeney dhowaanta afankan: Somali Kow/Hal Labbo Saddex Afar Shan Lix Toddobo Siddeed Sagaal Tobon Oromo (Galla ) Takka/Tokko Lama Sadii Afar Shan Jaha Torba Saddeet Sagal Khudhan Afar Inik Mammay Sadex Firey Kon Lixey Malxiin ba-xaar sagal taban Saho Iniik Lamma Adox Afar Kon Lix Malexeen Baxaar Sagal Tammon Rendille Kow Lamma Sayex Afar Can Lix Teeba Sedeet Sagaal Tommon Borana Toko Lama Sadi Afur Shian Jaa Torba Sadeti Sagal Kudhan Xaggee lagu bartaa Af Soomaligaa? Must be some in some village in Kilinka Shanaad courtesy of Injirley pedagogy. Aa ku baro afkaada hooyo waa haddaa Somali tahay... waa la tuhunsanyahy in aa Somali tahay. Af Somali wuxuu leeyahay 7 shibbane (consonants) oo labalaabma, kuwaas waa: N, M, B, R, D, G iyo L. Haddaadan labalaabin shibbanayaashaas ma qori kartid erayo badan sida bannaan, qoomammo, abbaan, berri, haddii, ragga iyo ballan. Erayo kale-na ma la kala garan kartid sida Carab (ethnicity) and Carrab (tongue); haddaadan labalaabin R sidee u kala garan labadaa eray? Somali maxamadeey waydin kaa arkaaya, Dad Somali sheganayaa oo ujeedo kale wata, ayaa u soo xaytay inay luqadii Af Somaliga badalaan, dagaal bay Af Somaligii kula jiraan, dadkani walaahi Somali maaha, waa dad ujeedo kale wata, Dadkani xitaa Somali Muslim maaha, waxay u badan yahiin gaalo, waa Christians. Bal hada eega qofakani "Raamsade" wuxuu rabaa inuu dadka ka dhaadhiciyo inay kalmadahani Takka/Tokko Jaha Khudhan Inik Mammay Firey Malxiin ba-xaar Torba Can Sayex Malexeen Tommon Baxaar Tammon Jaa Shian Teeba Adox ay Af Somaliga u dhow yahiin, walaahi waa yaab, dadkani Somalida sheeganayaa ee hadana af Somaligii dagaal kula jira, waa inaa la iska qabto, waxay rabaan inay qoraalkii af Somaliga badalaan, walaahi waa yaabka yaab kii. Internet ku dhibaatadaas bay leedahay, qof baa intuu computer kuu soo daba fadhiisto sheeganaya wuxuuna ahay, oo dadkii khalkhal galinaaya.
  6. Raamsade;904578 wrote: Lakin, Afafkan oo dhan waa Afaf aad uga dhow Af Somali sida Afafka Europeanka aad suga wada dhow yihiin. Orod oo isla barbardhig tirooyinka Af Somali, Af Afar, Af Rendille, Af Saho, iwm. Waligaa ma is weydiisey sababta Somalida u dhahaan Kontan? Sow ma eheen in ee dhahaan Shantan waayo Af Somaliga tiradiisa waa: Kow, Labbo, Saddex, Afar, Shan, Lix... xagee Konton ka timid? Markaad dib u qeexdid Afafka Cushitic la yiraahdo, waxaad ogaan in waagii horey oo dadka Cushitic ku hadla ka la qeybsamin in Shan loo yaqaaney Kon sida ilaa iyo hadda Af Afar ee u isticmaalaan Kon. Marka, Afafka Cushitic waa Qolo Afaf (Language Group) oo jira kuna saleysan qeex iyo cilmibaaris dad aqoonyahano ah sameeyeen. Waryaa Raamsade, waxaad u eeg tahay nin wareersan oo uu hayo cudur la yidhaah African jacayl, please sifiican dhagahaga u fur, wax la yidhaa Af cushitic ma jiro, Gaaladu yanay ku waalin, Maskaxdaada isticmaal. Waligaa Djibouti ma tagtay amba Ethiopia? Canfarta Djibouti ku nool iyo Somalidu isma dhex dagaan, waayo dad isku mida maaha isku dhaqana maaha, midab kaa madoow uun baa ka dhexeeya, Af Somaliga iyo Af Canfartuna shaqo iskumalaha, qiiradan xuune doqoniimada ah joojiya iyo beentan aad faafinaysaan. Oromoda iyo Somaliduna waa sidaas oo kale, shaqo iskuma laha, Af Somaliga iyo Af Oromodu iskuma dhowa shaqana iskuma laha, midab kaa madoow uun baa ka dhexeeya Somalida iyo Oromoda. Imisa kalmadood oo Af Afar ama Af Oromo ah ayaad garanaysaa?? ha iskala soo boodin uun Afafkan oo dhan waa Afaf aad uga dhow Af Somaliga, waxaad waxaas oo dhan u samaynasyo waan garanayaa anuu, Somalida ayaad rabtaan inaad taarikh u samaysaan. Somalida waxaa ku dhacay cudur la yidhaa (Obsession with Ancient Egypt) waa cudur cusub oo ragii Somalida ku wada dhacay. Hala idiin ku dhaarto Somalida ama Oromos inaanay waligood wax la yidhaa (Civilization) inaanay samayn, wakhtigan lagu jiro 2013 Oromodu waa dad qaawan oo la gumaysto, Somaliduna waa dad Oromoda ka sii liita, Africa oo dhanba Somalida ugu liidata uguna jaahilsan. In conclusion, there is no such thing as cushitic people and cushtic language, Somalis & Oromos have nothing in common with each other except the black skin tones, quit spreading your false propaganda. Raamsade;904578 wrote: Labbo, Saddex.Hadda Af Somaliga saxda ahi waa Labo, Sadex. Hada.
  7. Xaaji Xunjuf;903996 wrote: lol European anthropologist came with the terms of Kushetic semitic omotic just to clear things for themselves i am sure no Amhaara tigrinya oromo gurage called his language kushetic or semitic. Well said, thank you!! Somalidu intaas bay fahmi waayeen, Europeans aan kalmad af Somali ku hadal ayaa Somalidii kuleh luqada aad ku hadashaan, waxay tahay Cushitic oo af Oromos, Afar, Agaw, Rendille, Saho iyo Bejas ayay u dhow dahayo waxaad tahiin dad isku mida, Somalidii jaahiliintiina way rumaysteen oo meel kasta waxay hada la taagan yahiin waxaanu nahay cushutic oo Oromos, Afar, Bejas, Agaw, Saho, Rendille ayaanu wada dhalanay, it's unbelievable, Somalidu waa dad fudud, waa wax ma hubsadayaal, jaahilnimaduna ku badan tahay, hadana waxaaba soo baxay oo Forum kasta taagan, dad Somali sheeganaya oo faa finaaya waxani cushitic lagu sheegayo, waxaan umalaynayaa inaa lacag lagu siiyo. wayba ooyayaan hadii aad ku tidhaahdo Somalidu cushitic maaha.
  8. Haatu;903993 wrote: Markaa maxaanu nahey kolkaas, irid walbo waad xirtee? War ileen balaayo! We are Somalis and human beings! If you are Somali and speak Somali language, then you are a Somali, don't let anyone tell you otherwise.
  9. Somalidu waa dad duliya, iyagiibaa isku dilaaya qabiil iyo wax aan loo joogin markaas bay Oromos iyo wax aan la aqoon ay daba ordayaan.
  10. Naxar Nugaaleed;902324 wrote: Come on peeps we are all Cushitic: Somali Oromo afar and so on, what cushites where is pure speculation. Call it a day. Another fact: people from southern Egypt, Sudan, abysinia, Somalia plus certain parts of east Africa such as Kenya, Tanzania, Uganda and Rwanda look alike. Somalis are not cushitic and Somali language is not cushitic, because there ain't no such thing as a “Cushitic" people and Cushitic language, this cushitic crap has to stop!!
  11. brainblaster456;902269 wrote: Adaa Ancient Egyptianka uu waashay ee nadhaaf. Just like everyone i have my own opinion on the Ancient Egyptians and i don't believe they were Somalis you freak. Noocaagaas waa Soomaalida jaahilnimada ku dhaqma without sensible Intellect. The Ignorant among Somalis are people like you who cannot post not one comment without cussing and ranting. Ala waa kan neefkii ku khafiifay Ancient Egyptians, loool, orad ku laabo forumbiodiversity.com & s1.zetaboards anthroscape aad 24/7 dhex fadhiday, hana ilaawiin inaad Sawiradii Maasai people, Bejas, Oromos, Rendille, Afar iyo Somali Bantus, aad is barbar dhigto ood eegto kuwa u eeg Ancient Egyptians, lool miskiin nolashiisi ilaaway... by the way, waxaad isku dayday adiga iyo kuwa kale ee Somalida sheeganayaa inaa forumbiodiversity.com & s1.zetaboards anthroscape Ban la iga saaro, wayse dhici wayday, waa la idin diiday, xawayaaniin baad tahiin, gudafada. This ***** brainblaster456 is NOT Somali, he is Afar Djiboutian!
  12. Oba Adiga magaca aad sidato ayaan ka arkaa, Af Somali saxa kuma hadli karaysid.
  13. Haatu;901252 wrote: War Ancient Egyptionkan aad la soo shirtagtey waa maxay ninyahow afka dheer? It seems your the only one obsessed about them. As for the double letters, I read a book on Somali grammar written in the 1960s originally in arabic script and then written in latin script by two Somali linguists. I'll post the title later. That should be proof enough for you. Kani oo miidhan baa u baahan wax Af Somaliga bara, wuxuu af Somali ku kala garan layahay ""Gender differences""!! Ancient Egyptian ka waxaad ka waraystaa brainblaster456 , Somali badan oo noloshoodii intaay ilawaween ku waashay Ancient egyptian ka ayaa jira adiguna ka mid baad tahay kuwaas..
  14. Nin-Yaaban;901267 wrote: Ameena, hadii uu Af.Somaliga khaldan saas dhib kuugu hayo, maad macalin school noqotid oo dadka midka fiican bartid, intaad SoL dadka ka aflagaadeenesid? Macalimada Af Somaliga ayaaban ahay, Caruurta ilaa 15 jir ka ayaan af Somaliga baraa.
  15. Qofka article kaa qoray waa Somalida noloshoodii intay ilaaween ku waashay Ancient Egypt civilization, Somali qurbihii ku wareeray oo wada waashay baa Internet ka buuxa.