Abu-wehliye

Nomads
  • Content Count

    71
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Abu-wehliye


  1. Xaaji Xunjuf;944780 wrote:
    Abu weheliye Godane iyo shabaab ka adag Somalida kale. kana ciidan adag kana awood badan shabaab waxa dalka ka saaray kenyati xabashi ugandhees burundiis , maxa beenta la isu shegeyaa. Xaxabashi ka adag shabaaab laakin shabab ka adag kooxaha Somalia oo dhan.

    Xaaji, alshabaab cid ay ka adagtahay malahan ee waxaa caawiyey lacagah faraha badan ee kooxaxa argagaxisada ah siiyaan iyo dadka masaakiinta nabad jecel ee ay deegaankooda ka qabsadeen oo dhirtiina ka dhameeysteeen.


  2. Carafaat;804414 wrote:
    I have heard from a secret source that Somalia will be back on its feet, have one cetral authority for the whole country and will be Al Shabaab free within one year, inshallah.

    Ilaahey run ha ka dhigo....


  3. The Zack;928779 wrote:
    Anigu alshabaab baan la yaabaa markey xabaahi arkaan wey sii cararaan laakiin waxaa kasii daran the so called SNA, kaligood alshabaab uma istaagi karaan.

    Dhibaatada heysata dowlda iyo ciidankeeda waa hub la'aan iyo ciidan tababaran oo diyaar u ah ineey dalkooda u dhintaan.

    al-Shabaab si fudud ayaa looga adkaan karaa ee waxaa loo baahanyahay in daka la wacyi geliyo oo diinkooda la fahamsiiyo.


  4. Waa guul Somaalida maanta u soo hooyatey ineey ka adkaadaan al-Shabaab iyo ajaanibta wadankeena rabey iney ka dhigaan mid aan waligiis dowlad yeelan. Dowlada Soomaaliya waa ineey ka shaqeysaa sideey u dhaqan rogi laheyd dhalanyarada la duufsadey waxaana dowlada laga filayaa ineey meeleyso dhalantyarda oo ay shaqooyin u hesho si ayan al-Shabaab ama kuwa la mid ah fursad ugu helin ineey duufsadaan.