mahad yare

Nomads
  • Content Count

    227
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by mahad yare

  1. Somalia;847211 wrote: :D:D:D
  2. white boy wants a share of PL wealth. son just because Faroole is a citizen of Australia does not mean your citizen of PL.
  3. faarah22;846625 wrote: shut up and change your avatar before you badmouth our president. sayid*somal, the avatar is mind because i'm from PL but you already know.
  4. in all seriousness it is a dark day for somaliland
  5. Axmed-InaJaad;731601 wrote: indeed indeed, it was a dark day. i knew these konfuurians were up to no good when they stopped our daily khat shipments. NEVER AGAIN!
  6. Xaaji Xunjuf;846599 wrote: Mahad how are Puntland independent plans:D my delusional friend, i feel your pain.
  7. Showqi;846594 wrote: Mahad, ma ictiraafkii Puntland ayey khal-khal galinayaan......... sxb. this is not about PL, rather the current old guy leading sl. without a doubt, the old man ruined sl chances or being taken serious. he dragged sl to the london conference even though many slanders were against it and unfortunately their fears came through. sl were forced to go through the corrupt tfg to get her independence. you and i know, no crazy southerner will sign sl independence without fears of southern states breaking off. and just when you thought the old man could not lose is mind, he allowed regional presidents to accompany him with talks with the tfg president. smfh. seriously sl need to get riyaale back. at least he was serious about sl independene. when in doubt get a awdal guy to talk for you. a powerful message from our friend togane.
  8. and then there's the location of the meeting. correct me if i'm wrong, but isn't that the lounge area of the hotel. smfh. i'm no slander, but signing more later meeting in the middle of hotel lounge area where people of all kind women, children, and hotel staff walk furthermore adds to the failure of this supposed meeting. atleast sharif got something out the meeting. please slander vote for me...i'm the brother from the south. LOL. what did sl got of this meeting; other than looking foolish and ill prepared to be a country.
  9. seriously folks what did the so call meeting accomplished. as my nigga osman would say, sl is better off isolated in their triangle city. come on folks, this is a joke. the nigga complained when PL selected two minister to represent sool and sanaag, but has no problem with caalin and president Faroole. seriously, this is wrong. it sends the wrong message. in all my years of following somali politics, i can surely say, sl has never looked more confused and utterly disorginized. for sl to lower her status to the level of the tfg, galmudug and PL is not only a tale tell sign of an enclave in trouble, but also one ready to submit in defeat.
  10. Saalax;846264 wrote: President of Somaliland and president of Somalia met not sure about taxi driver Faroole. after 20 years of self delusionalism, the failed enclave met their school teacher president. great accomplishment. still Faroole says no. :cool:
  11. Somalia;846263 wrote: Puntlandi is never wrong but Faroole is there for the international piracy conference.
  12. it was the school teacher, the old dinosaur aka toothless afweyne, and Mudane Madaxweyne Faroole. p.s. xx adeer Faroole said no. :cool:
  13. Shir caalami ah oo looga hadlayo Arimaha Ladagaalanka Burcad Badeedka kana laguna soo gabagabeeyey maanta Dubai ayaa kulan kooban oo sadex gees ah wuxuu dhexmarey Madaxweynaha Dowlada Federaalka KMG ah Shariif Sheikh Axmed, Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Faroole iyo Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Siilaanyo. Kulankaan ayaa ka dhacay qol ka mid ah Hotelka Shirka Caalamiga ahi ka socdey waxayna Masuuliyiintu wada saxiixeen Afar qodob oo aan wali la shaacin, qodobadaan lama sheegin waxa ay ku saabsan yihiin, dhowaanse ayaa warbaahinta Puntlandi idiin soo gudbinayaan qodobada la wada saxiixey. Dhinaca kale shirkaan looga hadlayey Arimaha Burcad Badeedka oo socdey mudo labo cisho ah ayaa waxaa Soomaaliya uga qayb galay Sadexdaan Masuul iyadoo isna lagu gaarey heshiis ku saabsan ladagaalanka Burcad Badeedka, waxaa shirkaan kasoo qayb galay ugu yaraan 40 Dal, wuxuuna ahaa shir horey loogu balansanaa. Faahfaahin buuxda goor dhow ayaan idiinsoo gudbineynaa ee haka dheeraan Puntlandi.com
  14. Muqdisho, June, 26, 2012 ———- Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr, Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta booqday Degmada Balcad ee gobalka Sh/Dhexe oo saakay gelinkii hore Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen gacan ku heynta Degmadaasi. Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiweli, waxaa booqashadiisa Degmada Balcad ku wehlinayay qaar ka tirsan Golahiisa Wasiirada, Saraakiil iyo waliba Saxafiyiin goobta loo qaaday. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa dadweynihii reer Balcad si heer saro ah ugu soo dhaweeyay.Iyagoona ka muuqatay farxad iyo hididaalo nabadeed in ay heleyn. Ugu horeyn Gudoomiyaha Gobalka Sh/Dhexe, Cabdi Jiinoow Calasow, ayaa war bixin ka siiyay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya howlgaladii ay maanta kula wareegeen degmada Balcad ee Gobalka Sh/Dhexe. “Mudane Ra’iisul Wasaare, maanta waxaa noo farxad ah inaan kugu soo dhaweyno Degmada Balcad oo ah degmadii ugu horeysay ee gobalka Shabeelada hoose ee laga xoreeyay gacantii cadowga ee Al-Qaacidda, waxaa kaloo inoo farxad ah in maanta inoo tahay maalin ciid maadaama 26,June aan u dabaal dageyno xorminadii Gobalada Waqooyi ee Soomaaliya iyo maanta oo aan xureyney Degmada Balcad oo iyadana ah maalin aan u dabaal dageyno labadaasi farxadood”. Wuxuu sidoo kale sheegay in guusha maanta la gaaray ay hormuud u yihiin Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr. Cabdiweli ayaa isna Saxaafadda kula hadlay goobta, Wuxuuna sheegay in maanta ay tahay maalin taariikhi ah waayo waa 26,June oo aheyd maalintii ugu horeysay ee geyiga Soomaaliyeed laga taago Calanka Soomaaliya islamarkaana ay aheyd maalintii ay xornimada qaateen Gobalada Waqooyi ee Soomaaliya, Sidoo kale waxaa farxad labaad inoo ah in maanta Degmada Balcad laga xureeyay nimankii sharwadayaasha ahaa ee Al-Shabaab, Waxaana mahadaa iska leh Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM. “Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed waa kuwa difaacaya dalka oo muujinayo wadaninimo iyagoo waliba aan ognahay iney ku shaqeyaan oo ku dagaalamaya daruufo adag laakiin taasi wax caqabad ah kuma noqon marka hore ayayba u diyaar garoobeen iney dalkooda difaacaan oo ay xornimo u horseedaan”. Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiweli ayaa sidoo kale xusay in maanta ay farxad weyn u tahay in uu imaado Degmada Balcad maadaama markii iigu dambeysay uu yimid Sanadkii 1983 oo uu jaamacadda Soomaaliya ka qalin jabinayay waxaan marka ku faraxsanahay inaan 31 sano kadib ku soo laabto degmada Balcad ee gobalka Shabeelada Dhexe .ayuu yiri Ugu dambeyntii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa dadweynaha u sheegay in ay soo dhowaatay dowladnimadii taamka aheyd ee Soomaaliyeed oo aan ka baxeyno KMG sidii lagu yiqiinayna Soomaaliya meeshey joogtay la gaarsiiyo, taana waxaa lagu gaari karaa wada jirkeena,Midnimadeena, waxaana la gaarayaa 26,June ee soo socta Soomaaliya oo meel walba xor ah oo ay dowladd taam ah yeelatay, Waxaana Shacabka ula dardaar mayaa in ay la shaqeeyaan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayna garab istaagaan Ciidankooda taas ayaan ku gaari karnaa in dalka intiisa kale la xureeyo.
  15. Dubai(Pi) Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole oo saaka ka dhoofey Kenya ayaa iminka kusugan Dubai, wafdiga Madaxweynaha oo ay kamid yihiin Wasirka Arimha Gudaha Cabdullahi Axmed Jamac Ilka jiir iyo Wasiirka Waxbarashada Cabdi Farax Saciid Juxa. Wafdigaan oo saaka kasoo kicitimay Nairobi ayaa todobaadkii hada lasoo dhaafey ku sugnaa Kenya halkasoo ay uga qayb galeen Shirkii Roadmapka. Wafdiga oo kulamo shaqo ku yeelan doona Dubai ayaa bari ama arbacada u safri doona Dalkii oo uu Madaxweynuhu in mudo ah ka maqnaa.
  16. smh :mad::mad: what a hypocracy? i wonder how many children did he and his co send to their grave just so that he could be a president of somalia. :mad::mad: