Cambuulo iyo bun

Nomads
  • Content Count

    2,223
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Cambuulo iyo bun


  1. Haatu;978036 wrote:
    Bay isn't a Federal state yet, it is only a region. I believe only the states and pseudo-states were invited. They should hurry up and make a state for Bay, Bakool and
    Sh/Hoose
    if they want to be represented. Besides, this is all academic. Culusow was there to represent all Somalis.

    aint gonna happen :o


  2. Liibaanow awoowe with due respect tolka waxaa laga doonaya mowqif mideysan saan wada ognahay qaarna somaliland ay jiraan qaarna puntland kuwii buuhoodle na waa khaatumo marka dee meel la idiin raaco la garan waayee idinku dib isu noqdaa mowqif quraa la imaada hadii kale siyaasadda waligiin door weyn kuma lahanaaysan.


  3. Markii uu hadlka meel dhexe-marinayo Wasiirka ayaa sidii Dameerkii waxaa hal mar qeyliyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Guulwade-Tarzan oo qeyladiisii ay ka argagaxeen Dadkii quraacanayay,waxaana hal mar la wada fiiriyayn ninka weyn ee ku qeylinaya(Why EU like only Puntland We are Somali-People not Puntland-People?

    Markii uu hadalka dhameeyay Wasiirka Caafimaadka Puntland ayaa loo sacbiyay,waxaana hadalka qaatay Wasiir Erik Solheim oo Norway ka socday,isagoo raali-gelin ka siiyay Wasiirka Caafimaadka ee Puntland,ninkii isku dayay inuu qal-qal geliyo hadalkiisa,waxaana uu amaan u soo jeediyay Maamulka Puntland inay ka horumarsan-yihiin Soomaalidda inteeda kale,iyadoo hadalka Wasiirka Norway uu ku raacay Wasiirka Maaliyadda Dalka Seiralione Nagutta oo isaga raali-gelin ka bixiyay Guulwadihii sida Dameerka u qeyliyay ee isku dayay inuu tashwiish ku furo hadaladii xikmada lahaa ee Wasiirka Caafimaadka ee puntland ku hadlayay.

     

     

    michael-jordan-laughing.gif

     

    'Been hadiis sheegeysid been dacas qabta lee la sheegaa'

    :D