Cambuulo iyo bun

Nomads
  • Content Count

    2,223
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Cambuulo iyo bun


  1. Axmedow nin dheeraad sitoo dhiibsan baad tahay

     

     

     

    Tu kalaad u dhaaftaa kolkaad dhaliso tii roone.

     

     

     

    Dhalintii caleemaha lahayd waygu dheertahay

     

     

     

    Dhawr iyo shan dhawr iyo hadana dhawrarbaa jiraye

     

     

     

    Haddaan beegsi kala soo dhexbaxay, tooda meel dhigaye

     

     

     

    Labadii dhallaanimo lahayd ways dhar urisaaye

     

     

     

    Berberaawi dhuub iyo ka dhuub waysu dhurannaaye.

     

     

     

    Ilhaaneey dhiggaagiyo hablaha dhuude falanqeeye

     

     

     

    Hadduu dhaguxu kala hayb tirsado dheemman baad tahay.

     

    http://www.waayaha.net/view.php?articleid=2107