kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. burahadeer;826235 wrote: anotha way of selling hahaaa:D xx is happy that PL rejected it. what's your problem:confused::rolleyes:
  2. Garowe (PP) Puntland president Farole has cautioned on the draft constitution for Somalia which he said was a threat to federalism. In a press conference in Garowe on Thursday, the president Farole has warned that the UNDP funded draft constitution, comprised the agreed upon Road map and the two Garowe Principles. “What most of us worry is that the draft constitution is weak on federalism and fails to distribute power to all the region in Somalia. However, president Farole did not also clearly point to specific articles in the new constitution as many more somalis and politicians alike reject the constitution for fear of the country's future.....
  3. Qaranki;826224 wrote: That link takes you to a song. my bad, the link should be fixed by now.
  4. Xaaji Xunjuf;826221 wrote: Are the People of Somalia also spoilers warlords and dad Qaranimada iyo wadajirka Somalia diidan? didn't you hear, Faroole is against the constitution. god damn. it's like talking to a wall.
  5. even PL is against the new constitution. so, i guess SL is the only one supporting it now. wow.
  6. Gheelle.T;826214 wrote: King, maad dadka ciyaarta ka daysid. The link you posted is about song for Garowe. Farole or no Farole, this will be debated, corrections be made where needed, and passed. Marka qaylada iyo saraxanka yareeya. sorry sxb. i will fix the link. thanks for the correction.
  7. so let me see if i understand, yesterday you and your lot were against the constitution and today Puntland is against it. so, instead of trying to find a new federal constitution, you're turning this in to you lot and my lot. as young people say, nigga please.
  8. Macallinka;826202 wrote: Am babbling about your hypocrisy . Those ppl who were against this so called considerations were from all walks of life and hail from different clans. You and your confused lot have been Allaalaasing for the last few days and now that when FAroooole himself came out and objected it waxaa rabtaa inaad soo dhajisid wax baa ka qalda (from legal prospective lol) Adeer adkeesi lahaada ama ka kuda mesha .....! sxb. you have proven my point. thank you. PL is against the constitution from a legal prospective, but all the clans you're mentioning are against it for the simple reason of saying no government. so, once again, thank you.
  9. Macallinka;826183 wrote: lol @ he has a good reason . while everyone else has no good reason,,,,,,,waa bilaabatay ma u jeedaa ? Halkaa ka wada baan ku iri! qof waalan baa tahay. if Faroole says he's against it, then there's a flaw with the constitution from a legal prospective, while your lot views any law and order as an end to business as usual. i ask again, what are you babbling on about:confused:
  10. Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax iyo Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac ayaa maanta gelinkii hore waxay si rasmi ah dhagax dhig ugu sameeyeen Dugsi sare iyo kuleej isku jira oo ay yeelanayso magaalada Balibusle. Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo loo sameeyay dhagaxdhiga dugsiga sare ayaa ka dhacday gudaha magaalada Balibusle, munaasabadaasi oo ay ka soo qeybgaleen Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax, Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac, Nabaddoono, Waxgarad, Aqoonyahan, Ganacsato, Qurbajoog iyo Dhallinyaro. Gudoomiye xigeenka magaalada Balibusle Fu’aad Abshir ayaa daah furay munaasabada, wuxuuna mahad celin u diray dhamaan ka soo qeybgalayaasha gaar ahaan xubnaha wafdiga ka yimid Gaalkacyo oo uu horkacayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax, wuxuuna ka soo qeybgalayaasha uu u sheegay in munaasabadu ay tahay mid loogu talo galay in dhagax dhig loogu sameeyo dugsiga sare iyo kuleejka isku jira ee loo qorsheeyay in laga furo dhiso magaalada Balibusle. Shiikh Axmed Maxamed Cali (Garyare) oo ka mid ah Culimaa’udiinka gobolka Mudug ayaa kulanka ka akhriyay Aayaatka Quraanka Kariimka iyo wacdi diini ah oo ka soo qeybgalayaasha xasuusinayay cabsida Alle iyo waajibaadka laga doonayo. Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac (Tigey) ayaa hadalka lagu soo dhoweeyay, wuxuuna Gudoomiyuhu si qoto dheer uga faallooday arimaha waxbarashada iyo sida ay muhiimka u tahay in bulshada laga dhiso dhinaca tacliinta, wuxuuna hadalkiisa raaciyey Gudoomiyuhu in uu soo dhoweynayo Iskuulka sare iyo kuleejka is wata ee loo dhisayo magaalada Balibusle. Siciid Cartan oo ka mid ah Guddiga soo qaban qaabiyay mashruucan lagu dhisayo dugsiga sare ayaa wuxuu ka waramay doorka ay tacliintu ka qaadato dhismaha bulshada, wuxuuna si gaar ah uga sii waramay dadaalka ay geliyeen in la helo dugsi sare oo leh kuleej oo laga hirgeliyo magaalada Balibusle. Xaaji Yuusuf Cigaal oo ah Gudoomiyaha Waxbarashada degmada Jariiban oo ka mid ahaa mas’uuliyiintii ka hadashay kulanka ayaa u mahad celiyay wafdiga soo gaaray Balibusle, wuxuuna si weyn u soo dhoweeyay iskuulka sare iyo kuleejka laga dhisayo magaalada Balibusle. Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax ayaa soo gaba-gabeeyay munaasabada dhagax dhiga iskuulka laga dhisayo magaalada Balibusle, wuxuuna Islaan Bashiir salaan qiima badan u gudbiyay dhamaan ka soo qeybgalayaasha munaasabada, isagoo intaa kaddib mahad celin u diray dadweynaha magaalada Balibusle oo wafdiga Islaanka si heer sare ah ugu soo dhoweeyay magaalada Balibusle iyo dhamaan dhinacyadii isku soo hawlay oo safarka u soo galay in ay ka qeybgalaan dhagaxdhiga iskuulka. Dhismaha Iskuulka sare iyo kuleejka iswata ee laga dhisi doono magaalada Balibusle ayaa waxaa si rasmi ah u dhagax dhigay Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo ka mid ah Isimida Puntland iyo Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac.
  11. Macallinka;826165 wrote: ^ Or you lot who were campaigning and Allalaaaseeying will automatically be against it coz the Imam has rejected ileen hal dhag baan wax ku maqalneey lool what are you talking about:confused: if faroole is against the constitution, then he has a good reason, while you're lot are against because of Puntland. how sad. :mad:
  12. ......as more Somali leaders gather in Mogadishu, it's becoming clear that most of the stakeholders are against the new federal constitution of Somalia. when asked, most of the leaders site their frustration of their lack of input and their absence from the process all together. Furthermore, when asked as to what they would like to see, one of the key leaders of Somalia, President Faroole said, the constitution fails to acknowldge the power of Puntland and more importantly, his absolute rule of Somalia. Therefore, the President called for new federal constitution and the conference to be held in Garowe. Fadlan read the full article, Link
  13. for the nerds and techies out there, enjoy.
  14. Continue the good work reer Mudug and in particular Galkacyo. :cool:
  15. Garoowe (APL ) : Wasaaradda Caafimadaka Dowladda Puntland ayaa soo dhaweyn balaaran u samaysay wafti sare oo ka socday hay’adda qaramada midoobey u qaabilsan Caafimaadka Taranka iyo Tirakoobka Dadka (UNFPA), waftigan UNFPA ka socday waxaa hogaaminayay Wakiilka cusub ee hay’adaas ay usoo magacowday Soomaaliya oo la yiraahdo Mr. Cheikh Cisee, sidoo kale waftiga waxaa ka mid ahaa Dr. Maha Elawdayi oo ah lataliyaha caafimaadka taranka ee wadamada carabta iyo Dr. Mohamed Afifi oo isna ah ku xigeenka caafimaadka taranka ee wadamada carabta iyo Wakiilka UNFPA Puntland Dr. Ibraahim Cabsiye. Wasiirka Caafimaadka Dowladda Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame ayaa waftigan shir kula qaatey xafiiskiisa Wasaaradda Caafimaadka shirkaas oo ay wasiirka ku waheliyeen wasiir ku xigeenada Wasaaradda Caafimaadka Zaynab Ugaas Yaasiin, Agaasimaha guud Dr. C/risaaq Xirsi Xasan, Agaasimaha Waaxda Qorsheynta Dr. C/risaaq Xassan Ciise, Agaasimaha Waaxda Caafimaadka aasaasiga ah Xaaji C/risaaq Abshir Garweyne, Agaasimaha Waaxda Caafimaadka dadweynaha Cali Diiriye iyo Agaasimaha Isbitaalka Gaalkacyo Dr. Maxamed Xuseen Aadan. Wasiirka Caafimaadka Puntland ayaa waftiga UNFPA kusoo dhaweeyey dalka khaasatan waxa uu wasirku uu gacmo furan oo walaaltinimo kusoo dhaweeyey wakiilka cusub ee hay’adda UNFPA ay Soomaaliya usoo magacawday Cheikh Cisee. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. C/risaaq Xirsi Xassan iyo Agaasimaha qorsheynta Dr. C/risaaq Xassan Ciise ayaa waftiga UNFPA waxay usoo bandigeen adeegyada caafimaadka ee Wasaaradda iyo meelaha ay ku yaaliin guud ahaan wadanka oo dhan sidoo kale waxay soo bandhigeen baahiyaha ugu waaweyn ee haysta Wasaaradda caafimaadka sida dhakhaatiirta caafimaadka oo dalka ku yar tiradooduna tahay 93 dhakhtar oo saddex ka mid ah ay yihiin kuwo qaabilsan cudurada haweenka (Gynecology), gaadiidka gurmadka caafimaadka (Ambulance) oo dalka ku yar iyadoo 13 xabo oo kaliya ay wadanka joogaan, tabobarada shaqaalaha caafimaadka oo aad u yar una baahan in la kordhiyo oo ay UNFPA gacan ka gaysato. Wasiirka caafimaadka dowladda Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame ayaa isaguna dhankiisa guudmaray xaalada caafimaadka ee wadanka iyo baahiyaha haysta isagoo si quto dheer uga waramay wuxuuna sheegay in wasaaradda caafimaadku ay ka shaqeyso guud ahaan Puntland sidoo kalena ay ka faa’idaystaan mashaariicda caafimaadka ee Puntland guud ahaan umadda Soomaaliyeed oo kuso barakacday Puntland oo ah halka ugu nabada bada Soomaaliya. Wasiirka Caafimaadku waxa uu hay’adda UNFPA uga mahadceliyey gacanta ay ka gaysato kor u qaadida caafimaadka wadanka iyo tabobarada umulisoonka ay u samayso hay’adda UNFPA sanad walba oo uu wasiirku uga mahadceliye isagoo ka codsaday inay intaas ka kordhiyaan kaalmadooda ay siiyaan Puntland. Madaxa cusub ee UNFPA Soomaaliya u qaabilsan Mr. Cheikh Cisee ayaa ka mahadceliyey soo dhaweynta diiran ee ay madaxda Wasaaradda caafimaadku kusoo dhaweeyeen waftiga UNFPA wuxuuna sheegay inuu ka shaqeyn doono inuu labo laabo wada shaqeynta wasaaradda caafimaadka iyo ha’adda UNFPA, wuxuu balan qaaday in mashaariicda caafimaadka ee Puntland ay ugu talagaleen inay sida loogu talagalay ay u fulin doonaan ayna kordhin doonaan mashaariicda. Dr. Maha Elawdyi oo caafimaadka taranka UNFPA lataliye uga ah waxay sheegtey inay ka shaqeyn doonto in xooga la saaro in la ciribtiro isku furanka (Fistula) oo dhibaato weyn ku haya haweenka Soomaaliya ayna sabab u tahay dhalmada oo ku dheeraata haweenka u gudan fircooniga,UNFPA waxay sheegtey inay wax ka qaban doonto arimahan: Xoojinta xiriirka wadashaqeyneed ee ka dhaxeeya hay’adda UNFPA iyo Wasaaradda Caafimaadka Puntland In la ciribtiro dhibaatadda isku furanka (Fistula) uu u gaysto haweenka Soomaaliyeed ee Puntland ku sugan Inay tabobaro u fidiyaan khibradlayaasha caafimaadka Puntland si loogu guulaysto ciribtirka (Fistula) , qaliimada haweenka marka ay dhaliwaayaan Caesarean section (C-Section) iyo tabobaro loo sameeyo dhakhaatiirta iyo shaqaalaha wasaaradda caafimaadka. Inay gacan ka gaystaan kuna dadaalaan sidii gaadiidka gurmadka deg deg (Ambulances) loo kordhin lahaa iyo inay saacidaan Isbitaalada waa weyn ee Puntland. In Madaxda UNFPA ee Puntland la siiyo awood go’aan gaaris ah oo aysan mar kasta go’aan gaarista ka dalban UNFPA Nairobi. Qodobadan ayay wasaaradda caafimaadka Puntland iyo hay’adda UNFPA isku afgarteen iyadoo shirkuna uu kusoo dhamaadey jawi aad u qurux badan , qodobadan ayaa ahaa kuwii ugu waaweynaa ee laga wada hadlay ayna wasaaradda caafimaadku ka codsatey inay UNFPA wax ka qabato. Dhanka kale Wasaaradda caafimaadka ee Dowladda Puntland waxay xalay casho sharaf u samaysay waftiga UNFPA ka socday, cashada waxaa sidoo kale ka qaybgalay madaxda Wasaaradda Caafimaadka iyo Shaqaalaha UNFPA ee Puntland. Cashadan oo lagu qabtey Hotel Rugsan Square ee magaalada Garowe ayaa labada dhinac kaga sii sheekaysteen waxyaabo badan oo ku saabsan caafimaadka iyo qaabka ay gacan uga gaysan karaan. Madaxda UNFPA ayaa cashadan ka mahadceliyey waxayna sheegeen in loo sameeyey soo dhaweyn iyo sharfid ayna ka mahadcelinayaan iyagoo balan qaadey inay shacabka reer Puntland la qaybsadaan dhibaatooyinka haysta wixii ay kari karaan oo awoodooda ahna ay gacan weyn ka gaystaan. Cashada ayaana waxay kusoo dhamaatey jawi aad u wanaagsan iyadoo uu soo xiray wasiirka caafimaadka Puntland oo waftiga u rajeeyey inay xafiisyadoodii Nairobi iyo Qaahira ku gaaraan nabad iyo caafimaad.