Miscar

Nomads
  • Content Count

    1
  • Joined

  • Last visited

  1. Sida iska cad somalida hada nool waxay aad u door bidaan inay bartaan maadiga iyagooo ay awal arrintu ahayd Caksigeeda. Barigii hore Somalidu ma jeclinayn in caruurta ay gaalo wax barto laakiin hada qofka aan school aadin ama college ama jaamacad waxay u arkayaan nin is khasaariyay. Haduu maadiga barto waa nin fiican isagoon la odhan badanaa maxaad diinta ugu dari wayday. Laakiin diintaan baran hadaad tidhaa waxaa la leeyahay war maadiguna waa lagama maarmaan ee meel saar isagana. Waxay arrintu u egtahay Aaas Aaaska noloshu waa Maadi ee maadi baro dheeraadku waa diinta ee baro waa sifiicane hadii kale maadigu horta Yuuna kaa fakan!!!!11 Arinkani mujtamaca somaliyeed aad bu uga muuqdaa wuxuuna u baahan yahay inay iska daweeyaan hadii kale dhib.net ayaa la dhex galayaa meel laga sameeyo sign off na lagaran maayo