Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. Paragon

    Childhood

    so philosophically kind as always
  2. Paragon

    useful facts

    Nuune is my friend, but he just want the market all for himself. Lol.
  3. Paragon

    Childhood

    I aint even going to bother to say. 'Cos you'll think I was an evil little boy.
  4. How's the project going anyway? I think Nassir and Xuddeedi among others are privy to this matter. Welcome Nisar. Welcome back mi'lady of Maakhir
  5. Haha. I thank you for this.
  6. ^Loool@Mansa. I think they are around. In burqa.
  7. Che adigu meel un si cad u sheego haddii kale dee meelna ma lihid. Lol. Mansa Muse, war waa runtaa. Wuxu waa arileey illeen. Inkastoon ari xadin illeen geel baa la dhacaaye. I know caano geel che, I had it for break first for more than 15 years of childhood. You try to drink fresh of it and you'll relocate your office to the restroom. )
  8. Paragon

    useful facts

    Lol@nuune. Seekers, it's just us darling. No need for the 5th.
  9. ^It's not as if they don't roadkill dinners at your end of the country.
  10. Paragon

    useful facts

    Seeker, where did you meet these group of men, I ponder?
  11. Alla ya raxma intii dagaalada ku dhimatey. They were so many who died on all sides. Amin.
  12. Haye, reer Burtinle se waa igu mucaarad miyaa? Talow ma geel baan beri ka dhacay?
  13. Allamagan, good idea. I shall alter it so that Che can nominate AT&T.
  14. ^Xiin iyo Che, Labadiina imtixaan ayaad iska tihiin. Laakiin Ducaysane iyo Mansa Muse iyo asxaabta kale weey mahadsan yihiin.
  15. I hereby nominate myself. U dul qaadan maayo wareer dambe.
  16. Lol@joqofsan. Walaaley Zakinah u daa. Soo ma aadan maqal: Nin weliba hablaha tuu jecelyuhuu Hodan ku sheegaaye
  17. ^Fufu, dhamaatey, sxb War kheyr Allaha idin siiyo niman yahow. Rag akhyaar ah ayaa tihiin. Is jiidjiidku waa loo baahan yahay balse meel uu ku habboon yahay ayaa jirta.
  18. Allamagan, anaaba arrinka soo dhex galaye inaga daa inadeer. Juje, adna inaad qiiro hor dardarteed na geliso ayaad rabtaa. Ma anagaa heesi karnaba ninyoow? Odayaasha, waayahay. Rag nin si wax u orey ninna si u qaadey ayaa la yiriyee bal caf iyo musaamax. There are people in SOL I dont want to see exchange some replies. Waa dad ii sharfan.
  19. Mahadsanid, Abwaanoow, aad iyo aad. Gabbal iyo Allamagan, sxbyaal, ka warama idinku.
  20. Thanks. Impressive achievement of Djibouti. Listening to the news, we're looking at around 5000 Somali troops. A good start.
  21. Gabbal, Abwaan, Allamagan, Ducaysane iyo dadka kaleba, is daaya fadlan. Naga gudbiya dooddani. Wax faaiida ah inoo keeni meeyso. Waa haddaad talo iga yeeleeysaan, ilma-adeerayaal Soomaali Maxamadeey!