Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Tuujiye


  1. Waraa Cabdi alkolo..or should I say maskiinka..lol..farmashiye ikwatore aduu ahaa guyga dhalooyinka ambashaliiniga eber ka dhigi jiray yaah...faleebo been ah aa iska taagee..lol..Asxaabul koolo dhuuq aan ani ka danbeeyey nooh..koolada kabaha aa taagi jiray abaaaaaaaaaaaaay...

     

    wareer badanaa!!!


  2. Yarta Xiinfaniin..Faras baad rahay...lol..Xer kulahaa..lol..Waraa hadaa adiga tahay qof fatwa yaqaan maxaa si xanaaq ah wax iigu sheegee..why don't you proof me how I'm wrong?...you just pointed finger at what I wrote but you didn't say anything about it...SXB..why don't you teach me my brother/sister..what eva...educate me...lol..baliiiiish...

     

    Wareer badanaa!!!


  3. Kaalay THE RENZA, birth day elerjik aa ku tahay yaah..lol..Yo don't use the diin for this kind of stuff..you think you making a point but yo don't you know we were told to take the positive and the goodness of the kufars?..we were told to seek knowledge from asia and europe. If birth day party makes people feel good and their no self harm in it, their is nothing wrong with..same with Valentine and any other special holiday that has a positive atention..their a hadith that says, "wa man shabahul qoom fahuwa lahu"...But that hadith has nothing to do with things like this...you are little too extreme my friend..and don't use the religion to back up your vews...

     

    Dawaco..lol..kaalay adi wiligaa birth day ma aqoon xagee ku baratay...adiga koow dheh, Juxa, checkmate, LST, qac'qac, nuune, loooooooooooool yaabka yaabkiis...

     

    wareer badanaa!!!!


  4. CHACKAaaaa, ani nuune sawirkiis in uu niikanaayo aan u qabo laakiiini socod ee ka tahay miyaaa...abooootoooooy..nuunka abaa kan qamri qamiir ah waaye. Iska dhaaf nacaska kabaha uu ka dhameeyee..dacas waa dhaafta, jabaati waa is gooseen, kooyo col aa noqoteen, teeba maba isbarin wili, waterbaruufna, gafuurka uu kuu taagay..dacas la'aana hadii noqotay dhulka maa isku sanifteen..najoota bilcilmika.iga faaf aa lagudhahy...Chackaa, waa ku tuugaa sxbkeebarasis lugaha uu ku xirto usoo gorgori ilaah aa u maqanee..waleel keen ween oo meelkaste ka cirooway xitaa bisqinta maa maanta " aaal kuliiste umbariyaako" lagu kor ooriyeye..shaqfir mina yaasir walaa aragnaa xitaa maqalnaa......

     

    wareer badanaa!!!!


  5. Waraa Baashi sxb kaalay adiga qash qashaada naga daa nooh...schooleey hadaa tahay oo baaga muundo tahay oo wili baabuur leedahay, waa ogtahay in aan ku jirno waxaan nooh....Ciyaal iskaabulo a ugu talagashay in aa ka jijibisid..sxb naga ganbiso nooh....War ani profilekaaga aan shan wax kale kusii dare markaan arkay kaaga...naxdinta aduunka musqusha aan ku cararay....school lee ha iga dhamaado..Aaaaaaaaaa..iga tagay xabadka aa i xanuunee...

     

    wareer badanaa!!!


  6. kaalaya Yaa waaye MSmaasha allah?..Mise meeshaan Happy birthday lee laga danbeeyaa?..

     

    Yarta dhalasha wanaagsan qoftaa tahayba..ilaahey mar hana iskeen tusiyo meeshaan, kabacdina aan isku dhacnaa ama isku kor kufnaa!!!

     

    wareer badanaa!!!


  7. Toronto Calamadeeda aa batay...they messed every thing up for us last year...They killed the soccer..too much qabiil in toronto communities..

     

    I hope mini is not like that...

     

    Checkmate iyo LST, looooooool..kaalaya labadiina in uu cimri idinku socdo waa ogtihiin maa bootada naga deysaan.lol...Tenis...Waraa checkmate ma jirtid waraaaaaa....I will see you on April ! iinsha allah...

     

    Wareer badanaa!!!


  8. Subxaana laah!!!!!!!!!

     

    Kaalay adi anaa sheeko kuu haayo ee pm me nooh..

    Iman iyo David ka daran hanaga ag dhacdee...

     

    baabkaan oo doon iyo maraxoo music garaacayo ku gashay...ar nakee anaa tinaar muufo kuu furaayo bujiyo duboona ku baraayee...wareerkaan maxaa ka falee..Tatoo hadaa rabtidna cilaan aan kugu sharxaa sidii farshaxankii...seecamal jalaato canbe...labadaan qof isku mirirtay maxaa sheekadooda oo baabul been ku dhisan ka falee...lol...Anaa kula qoraayo sheekadoo hadhootii 80 xadiis laga soo wariyo..lol..qabriga jaceelka ma maqashay abaaaaaaaaaaay abaaaaaaaaaay iga dhaaaaaaaaaaf!!!

     

    I'm just playing with you nooooooooooooooh...

     

    wareeeeeer badanaaa!!!!!


  9. hahaahaha lol..Underdog sxb adiga meeshaan hadaa kusoo laabatid anina waa soo laabanaa..lol...

     

    Meeshaan jaceel daraadiis ayaa gabal gabal la isku jar jarayaa ka waran..lol..

     

    Cute girl...i'm sorry if I was rude earlier, but yo I told the truth...Things like this only happen in the movies and if it happens to people in real life, they they had been influenced..lol..

     

    CHeck...warka soo afuuf abaa....

     

    wareer badanaa!!!


  10. aduunkaan waxaa la dhahay saa u socotid rah dhalaayo aa arkee....

     

    Shirwac ban aa ku fadhisaa abaa..xaanshida musqusha waakugu yartahay..

     

    Qabiil nin ama naag ku guursaneyso horta jaahiliin waaye..hadii taas laga wareegtona baac waaye hadii laga sii kala fireestona xoolo waaye..

     

    wareer badanaa!!!!


  11. HA!.....Iman she used to be hot!!

     

    waraa checkmate maxaa ka rabtaa qoftaas nin yahoo? aduunka in ee ku raaxeysato ee ka doo ratay so adiga maxaa kaa galay. Ani iiman oo yar aan beydhabo ka raadinaa markaan somalia aado....

     

    wareer badanaa!!


  12. Raula kaalay saa u socotay maa maamnta farshaxan bilowday in aa qortid?............aragaane...jiljileeec aan kaa arkaa walashee..sujuuga qoorta kugu dhagay yaa waye?

     

    kasha iyo laabtaan ka karayee!

    Makaseen Jaceel Kuleel kiisee!

    Kadisoo igu soo galayee!!!

    Kadisoo iigu soo galayee!!

     

    wareer badanaa!!!