Bashiir

Nomads
  • Content Count

    951
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Bashiir


  1. JB, duqeyda iyo dhalinyarta aad aragto waxay matalayaan jaaliyada Soomaalida ee MN, waxayna ku mudaaharaadeen madaxweyne ku sheega Shariif Ahmed oo la saftay Shabaab,...

     

    A-Khadar, odayaashu waxay leeyihiin Shariifka wuu ka been sheegtay, shacabka uu ka hadlayey iyaga ma ahane malaha waa shacabka Kambala , ogow soomali waxba isuma ogola.


  2. xiinfaniin;755247 wrote:
    NGONGE, unless you deny that you are separatist who wishes Somalia ill, the only topic I can engage you with respect to Somalia is why your little project will not come to fruition. If you truly think that my position is inline with my tolka (clan, Puntland etc), then you are badly misinformed.

     

    Prof Abtigiis, you are just like your cousin in Nairobi a naked man who, after creating an online persona with unimpeachable reputation of nationalism and principles, fell for the cheap notion that Kenyan tanks can tip the balance in favor of your Azania. Sharif is my friend when he is on the side of what I think is the right side of history. He is useless for me when he jumps on and supports what I think is the latest attempt to derail the progress TFG was making.

    You lost old man, easy and put it to rest. There is nothing you can do to stop Gandi and his legitimate Azania state of Jubbaland.


  3. Isniin, 31 October 2011 23:44 | Qoraaga: weeb | PDF Print E-mail

     

    Nairobi (Afdheer) Ra`iisul wasaaraha dalka Soomaaliya Prof. Cabdiweli iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa kasoo dhoofay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxaana garoonka Nairobi kusoo dhaweeyey madaxda dowladda Kenya.

     

    Kulan ay yeesheen waftiga dowladda Soomaaliya iyo Kenya ayaa muujinaya in xal loo helay muran maalmahan ka dhaxjirey labada dal murankaas oo ku saabsanaa qaabka ay dowladda Kenya u fulineyso howlgalka lagu ugaadhsanayo Shabaabka gobolada deriska la ah dalka Kenya.

     

    Ciidamada dowladda Kenya ayaa gudaha u galay dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolada Gedo, jubbada dhexe iyo jubbada hoose (Jubbaland) kadib markii ay dowladda Kenya sheegtay in dulqaadkii uu ka dhammaaday kadib markii ay muddo dheer u dulqaadanayeen shabaab oo 9 jeer gudaha dalka Kenya ka fuliyey falal dembiyeelyo.

     

    Kenya ayaa Obtoober 2011 ciidamo u dirtay gudaha dalka Soomaaliya si u fogeyso maleyshiyada shabaab si ay uga nabad galaan falalka khalkhalka galiyey ammanka gudaha dalka Kenya insla markaan hoos u dhigay dalxiisayaashii dalka Kenya.

     

    Galitaanki ciidamada Kenya waxay welwel ku abuurtray dowladda Soomaaliya oo ka shaki qabtay in maamul goboleedka Azania State of Jubbaland ee lagu doortay madaxweyne goboledkaas Prof. Gaandi ay dowladda Kenya u qabaneyso gobolada Koonfureed ee Jubbaland.

     

    Shakiga dowladda Soomaaliya wuxuu dedejiyey in uu madaxweynaha Soomaaliya shariif sheekh Axmed cambaareeyo soo galitaankii ciidamada Kenya soo galeen Jubbaland isagoo ku tilmaamay in aysan raali ka aheyn dowladda Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed midna.

     

    Hadalka Madaxweynaha waxaa si xoog leh uga soo horjeestay shacabka, odayaasha iyo madaxda kasoo jeeda goboladaas, wuxuuna madmadow galiyey taageeradii ay shacabka jubbooyinku u hayeen dowladda Soomaaliya.

     

    Isku soo duuboo shirka dhax maray labada dowladood ayaa lagu soo afjaray khilaafka labada dal sida ay ku sheegeen warsaxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen.

     

    Labada dal ayaa go` aansaday inay iska kaashadaan la dagaalanka shabaab.

     

    In marka la qabto jubbaland lagu wareejin doono ciidamo AMISOM ah.

     

    In Marka laga cirib tiro shabaab jubbaland loo sameeyo maamul goboleed ay shacabku raali ka yihiin.

     

    In dagaaladaas ay hoggaamin doonaan dowladda Soomaaliya ayna caawiyaan dowladda Kenya.

     

    In gargaar degdeg ah la geeyo meelaha laga qabto shabaab.

     

    In cunaqabateyn la saaro dekedda Kismaayo.

     

    Iyo qodobo kale.

     

    Raila odinga ra`iisul wasaaraha Kenya ayaa sheehgay in aysan Azania sameyn Kenya lagana soo sameeyey dalka Soomaaliya.

     

     

    Afdheer.com

     


  4. Som@li;723095 wrote:
    ^Waa sidee bahasha kama war haysid miyaa? Soo ta Hindida, Ethiopianka, Carabta ku waalatey,Bahasha ka war doon..

    Jigjiga subixii Alle keenay wax kale lagama dhamo wadooyimka ayey wadhantahay oo dukaan waaweyn ayaa gada iyadoo la casriyeeyey. Cilmi dhagood ayaa ahaa in cimri deg deg ay keento oo ayna raga u rooneyn dumarkana ilmaha ayeyba ka soo tuurtaa maadoo sedaha ilmaha xajiya ay jilciso. Sidaad sheegtay dhidid qadhmuun iyo qashin qub badana way leedahay. Waan ka war dooni lahaaye faa'iidadeeda iyo wax yeeladeeda ayaan weli isku hayaa.


  5. Xeefow;723237 wrote:
    Azania doesn't exist, I don't want to repeat myself again LOL.........Azania is a hotel mamuul in Nairobi....can Gandi even step in Jubaland area?...looooooooooooooooool

    Still it's in process, ..though already some of the admins, advisors, troops and regional governors are already in Azania, and president Gaandi will join them after second phase of the creation of Azania state,... don't be hurry awoowe ..