Bashiir

Nomads
  • Content Count

    951
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Bashiir


  1. [

    Siyaasadda ka danbeysa in al-Shabaab laga sifeeyo Jubbooyinka iyo Gedo, islamarkaana cagaha loo dhigo maamul gobolleedka Azania ayaa ah mid la isugu geeyey maskax iyo muruq, taasoo ayan waxba ka tari kareyn qabaa'illada u bartay boobka Jubbooyinka iyo maangaabka magaca kula wadaaga ee aan garashada fog laheyn, kuwaasoo uu hadda xaalkoodu yahay "nin daad qaaday xunbo cuskay."


  2. Safiirka Itoobiya u fadhiya Kenya oo sheegay inay Itoobiya & Azania leeyihiin wadashaqeyn heer sare ah

     

    Nairobi, 04-Nov-2011 - Safiirka dalka Itoobiya u fadhiya magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Ambassador Shemsudin Axmed Rooble, ayaa shaaca ka qaaday inay dowladda Itoobiya iyo maamul gobolleedka Azania leeyihiin wadashaqeyn heer sare ah.

     

    Ambassador Shemsudin oo warbaahinta kula hadlayey magaalada Nairobi ayaa tilmaamay in isaga shaqsi ahaan ay saxiibo fiican yihiin madaxweynaha Azania, Prof. Maxamed Cabdi Gaandi.

     

    Hadalka Ambassador Shemsudin ayaa ku soo aadayo xili uu Madaxweyne Gaadi isu diyaarinayo safar uu dhawaan ku tagi doono magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

     

    Mudane Gaandi ayaa maalmaha soo socda kulamo rasmi ah la yeelan doona madaxda ugu sarsareysa dalka Itoobiya, kulamadan oo ay labada dhinac kaga wadatashan doonaan ballaadhinta xidhiidhka u dhaxeeya labada umaddood ee walaalaha ah ee reer Itoobiya iyo reer Azania.

     

    Ambassador Shemsudin ayaa sheegay inayan dowladda Itoobiya wax muhiimad ah u laheyn hadallada kuwa daciifka ah ay faafinayaan ee ah in mudane Gaandi uu wax u doonayo qabiilka ******* oo dhan meel kasta oo ay joogaan, isagoo intaa raaciyey in Gaandi ay si fiican u yaqaanaan, islamarkaana ay wadashaqeyntooda socotay muddo dheer.

     

    Siyaasadda ka danbeysa in al-Shabaab laga sifeeyo Jubbooyinka iyo Gedo, islamarkaana cagaha loo dhigo maamul gobolleedka Azania ayaa ah mid la isugu geeyey maskax iyo muruq, taasoo ayan waxba ka tari kareyn qabaa'illada u bartay boobka Jubbooyinka iyo maangaabka magaca kula wadaaga ee aan garashada fog laheyn, kuwaasoo uu hadda xaalkoodu yahay "nin daad qaaday xunbo cuskay."

     

    Wabishabeele.com


  3. ^Bring your patriotic son waryaa, otherwise leave Kibaki's son alone. He is doing something while you eat and sleep **** in a far land.

     

    Azania is not subordinate to any one. It'll succeed as long as Prime minister Gaas, and President Gandi are there.

     

    So cry me river Jimcaalow.


  4. Nin-Yaaban;755534 wrote:
    Tarbiyada, iyo in la edbiyo ilmahaada waa loo baahanyahay. Hadii kale waxeey noqo nayaan markeey weeynaadaan ciyaal suuqiin aan waxba kala ogeen. ilmo dhumay Minnesoteey ka buuxaan. ala maxeey kuwaas u baahan yihiin in kuligood suun ama fiilo lagu wada garaaaco.

    Alley lehe waa runtaa yaabanow, aabo wanaagsan uun baa afka kugu dhufan markuu af xumo kugu arko.


  5. Jacpher;755532 wrote:
    Azania ma sidii quraanka bey muqadas tahay horta? So if someone criticizes Azania you resorts to attacking their family members?

    Yes, Jimcaalow. Waa muqadas. kii wiilkiisa keena baa xaq u leh inuu dhaleeceeyo.

     

    Jacpher;755532 wrote:
    Yeah let's celebrate Kenya bombing the displayed women and children in the South.

    You're a refugee since 90s and still wanna hide after cheap sarcasm? War isku qarxi Keenyatiga, ama naga fadhiiso.

     

    Jacpher;755532 wrote:
    I kept hearing in the video clip odayaasha, salaatiina, haweenka iyo caruurta aqlabiyada gobolka u dhashay? What gobol are talking about? Kilka Shanaad or NFD????

    Combination of all, that is Somalia, Kenya and Ethiopia. Ready to stop them?


  6. ^Nabadiina diidey soo ma aha? Wixii kaasoo gaadha muraacadnimda Azania, waxba ha iga siin. :D

     

     

    I am all for real talk, and I am sure you believe in Somali la dagaalanto Shabaabka laakin in aad af madhan la wareegto waa ayaan daro.

     

    Wiilkaagu kama fadli badna ka aad rabto in armed caravanka la saaro, and it was fair q.