
Kool_Kat
Nomads-
Content Count
6,417 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Kool_Kat
-
Marcas, what's the point of quoting me if you'll discard what I wrote? Hmmmmmmm...Mise hadaadan caaytami karin waa discard gareenee? Anagaa yaab aragnay...
-
^LOL...Niifac iyo sun liwibo...Da'iga rawan...Sheemta uus umidaa ay ob xaw laawan luugeesha, daha naa dad yaaco uusheemta la oos sigaatay...Iyaah...
-
Originally posted by marcassmith: i am not happy about this! Toloow gacmanaha ma isku laabtay markaa intaas tiri?
-
^Kakala daa hee daadiska...Inuu ooyo wax yar aa uga dhowee... Originally posted by marcassmith: thanks alot for kidnapping this thread kool_kat! writing your endless tirades of bile in af-somaali has ruined the whole thread! why cant you write things in english! Af Ingiriis is not my mother tongue dee...Waxaan ka xigaa inaa afkeyga hooyo ku qoro...Ma dhibaataa hadaan afkeyga hooyo wax kuqoro? Teeda kale, you're starting to sound like a broken record with that line...Come up with something better...Bal ookiyaalihii gashee ka fikir another line... Cynical, maxaa you too eh? Mise waxaa itiriba lagu yiri kawadaa...Don't make me borrow two French words from Marcas aankuugu caayo...LOOOOL...Freedom of speech nooh...Just kidding, ma anaa caay kuuquuro... Afromantic, yareey hooyadeey carabkeeda maxaa karabtaa? Aaw la shaawday sheemnaat, faLoosaamigii baa'a gala naafaa, geesho aaba ladawaa? Iyaah...Jakjak jareereey xabash...
-
^Ee afjiniga afSoomaaliga aaba ka qurxoonee...Mise afSoomaaligeyga aan kuu jilciyaa? Teedakalena xaa ani af sawaaxili ibaray...Iyaah..
-
^Afjinigee taqaanaa hee? Mise adna French kuugu sheegaa?LOL
-
Cynical, jaceyl maashee waxaan...Makiinka qareykasii tuuroysaayee... FB, looooooooooooooooool@your French...Ma ibari kartaa? Buug iyo qalin diyaaree iiyihiin...
-
Originally posted by *Blessed: I think I'll do mine, if I manage to keep my waist after two babehs. Hold up, hold up!!! Say what? CONGRATULATIONS!!!
-
^Alla maxaa dad ka waashay adigana...
-
LOZ, I am glad you find this funny... :mad: Ismahan, dacaskeyga qof walbaa lala dhacaa, mana dhamaadaan...Bal is ilaali adiguna... LG, dhagahana faraha gasho hee...I don't want to hear it kuteh...Hadaa keentay inaa ani wax lacbeesh eh iigula hadashid soo maha? Aanku qabto lee hadaanan labada indho dhexdood kaaga goyn waa arki doontaa...
-
LOOOOOL@suitka...Hal hal iska taxa hee... Nice pics, wonderful event, great turn out...Mansha'allah... Yea KT where are you on these pics? Is sheeg...
-
Originally posted by Abwaan: loool...miskiintaas waa la kalbakalbeeyey ma arkinoo sida kool_kat ula dagaashay? Sista yarta maxaa ula dagaashayna?!!!!!!! @kalbakalbeeys...Caadi matihid...An maa ladagaalay wah...Wax lee usheegee... Waanadaadan waa ka helay, you're about six yrs too late dee... Toloow wili ma issues bay qabtaa gabadha?
-
Layzie, jiistaa tahay maxaa dhahaa!!! Tan isku dhadhajis waa dhaaftay, iskudhadhajis waca leeynaa waca loosha ey maroysaa... The Marcas kuteh!!! Aloow yaa ikaa kor istaajiyo adoo qorooyo waxaan, kab dacas lee korkaaga ka heli leheed...Isku dhadhajis bilaa liis waaxid... **Pheeeeeeeeeeeew, venting feels good yaah? I should try this more often...**
-
Originally posted by AAliyah416: I was thinking of getting my nose pierced bt I met this sister and she told me how she doesn't like it anymore, and she is stuck with it cuz if she takes it off it is gonna be an empty hole, so she gota keep it on. Somebody lied to you sis...Hadeysan rabin, she can take it out and in a few months meysha wey xirmi...Even hadeysan xirmin, you can hardly tell that ineeba meesha durantahay, aad buu u yaryahay... I had my nose pierced in 1995, didn't tell anyone, my friend and I went and got it together...My mom didn't even notice for the first few days, and when she did - GOSH, qeylo.com...N'way she eventually accepted it...I still wear my nose stud when I feel like it, but don't most of the time...Kamana shalaayo or don't feel bad about doing it... I was thinking of getting the right side of my upper lip pierced for my birthday last year, but never got around to it...Still wanna do it, but you know how people can be 'hooyo qof ahaa tahay why do it'...Ee waa yaabee hooyo hadii la noqdo wax lama sameysan karo miyaa... Nephy, eyebrow piercing is not my thing, but if you like it shooooot do it...You only get to live once, do it, you don't like it - take it out...I can just imagine habraha 'naa naaglaqabee tehee maxaad iska caruureyn?'...LOL
-
^LOOOOOL@mashiidiyo...Gaangistar lee iga dheh...Toobaaz beele...Naga daa hee waan is ognahay Ciyaal Baraf aa ku jirtee, anaga hada gaangister ha na isaga keen dhigin...
-
Hayeh, where have you been? Don't remember your nick from the old days, but Welcome back...
-
ZOLA, looooooooooooooooooool@Kamaal...Ha nagu kor camiran yaah anaga...Waa u maleynaayay Bakistaan inee saankaa dhigeyso...Kamaal kuteh, mayee Kaahiye...LOL Duceysane, adaaba ka daray, Saqaawadiin was a high school, gabadha grade one and two lee kutiri... Allam maxaa jeclaa that area, fiyaat iyo kabuuti...Gosh...
-
LOOOOOOOOOOOL@qamarji...Alla goormaa iigu dambeysay kalamadaas...wax waalan...Ee shimbiraheygabo qamarjiyaal waaye, laakiin ma caaytamaan...lol
-
Originally posted by Afromantic GirL: number 4 hada daganeed ..school dugsi dhexe banadir ma aadi jirtay misa QASABKA AMA FINTA UNE OCTOBER Yaa dhalay QASABKAANA? School muu ahaa? Waligey ma maqlin...Yaasiin Cusmaan aan dhigan jiray... Alla reer Yaasiin Cismaanoow yaa xasuusto koo Ibraahin la dhihi jiray oo banaanka gaari gacan nanac iyo shukulaato iyo ku gadi jiray? He was like my fav guy ever...Markaan lacag heysan uuna deen iidiido intaa agtiisa istaago dadka nanaca iyo ka gadanaayo ku diri jiray...'nanacaan ma fiicno, midkafiican hebel aagado'...Hade caruur xaa ku taqaaniin hee iyagana weyba ka tagaayaan...lol...Even child lee iga dheh, well I'll have you know nanac free aala'isiin jiray si'la isaga key aamusiyo lee...
-
WE DEMAND YOU REMOVE YOUR CENSORSHIP RULES NOW! Who is 'WE'? One doesn't need to call names to others to get his/her point across...Maxaa ka hadloysaa? Or you think by name-calling members you're getting heard? :rolleyes:
-
Afromantic, naga leexaan ku iri...Ciyoow magac badal maanookeentay? Waa laguu raayaa...Ni'tee rijtay daiga?
-
Xiin, ar markaan Howlwadaag daganeen adeeg ma gaarin, 81-85 daganeen, ciyaal maamo iska ahaa...I think I was about 8 markaan ka guurnay...Most of my memories are from Number Afar... Ar haa Bakaarahana waa xaafadaan ku dhashay...
-
Che, nabad ayeeyo...Ii waran adi? Tolow kuwaan usha uqaadan jiray oo fariisi la'idhihi jiray during the lunch time at Yaasiin Cusmaan maa ku jirtay? LOL... Xiin, Sayidka hoostiisa daganeen...Cidoo reer Cabdi Jaqaf ladhoho naga soo horjeedeen...Isbitaal Cariifna geeska kale uunaga xigay...
-
^Well if it counts for anything Howlwadaag dagaanaan jirnay till 1985... Xiinoow, taraqna ha'iloobin hee...Iyo boojo...GOSH..War idaa idaa, yaan oyninee...
-
Damn you guys and your shaleemoyin...We weren't allowed to go to shaleemo...Movie yaasha guriga naloogu keeni jiray...But I guess guys and girls were different when it comes to going to shaleemo back home... Waligey hal rubaayad galay, let's just say bad memories lee ka heystaa that night... :mad: Most of my memories from Xamar are happy ones...Gosh, I see some ciyaal Yaasiin Cismaan around here...Alla maxaa Saciido Koofi necbaa, mean skinny old lady...Allow kudaa dheh...Ar yaa macaliin Akiile xasuusto, Sceince uu dhigi jiray...He gave the word xaasid a whole new meaning...Tolow intuu ku dambeeyay...Kaaga daranteed, anagoo saas u neceb ugana baqno, hooyadeey guriga lee manoogu keyneysoo inuu wax nabaro...Aloow ale... I remember going to Afgooye or baar Xaraf on Fridays, then going to xeebta AbeeyDhaxan later in the day, maalmuhu dheeraayeenaa...Mar mar markii loo dhuunto bada, alla maxey hooyadeen gacmeheena dhadhamisay... Maskaxdii la'isku dhihilahaa qubeystana majirinee, caku caruurnimo... I remember, bus aan lahaan jirnay anoo hooyo tuugaayo to have the bus take us (me and classmates) for dalxiis...Ceeljaale iyo Marka aadi jirnay...Now that I think about it, I guess there was a lot of trust between children and their parents back home, cuz waagaas aan baska tuugooyo about 12 jiray...Gosh soooooooo long ago... I remember going to tiyaatarka for kadis... I remember going to Sheikh Xassan Barsame, after school to show off...Xooga nasaarnaa Yaasiin Cismaan laga soo lugeynaa after school, istustus lee iga dheh...Maxaa gaari gacanle yaasha banaanka taagan deen nanac iyo xanjo ka qaatay...Jalaato tibtob yaa xasuusto? LOL... War idaaya, waayo waayo aa igaliseenee...Good waayowaayo indeed...I can honestly say the first 13yrs of my life were the best years...Then in 1990 Canada naga soo tuureen, qaboow iyo baraf... :mad: