Wiilo

Nomads
  • Content Count

    2,611
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Wiilo


  1. Nuune and Cawaale waad iga sidataan, aniga waan u soo qayilaa(U soo Fakaraa) and i will come up with something laga qaayliyay nooh...Soon.

     

     

    Go Figure:............


  2. Anagoo marayna RAF oo aanu nahay NAF ayaanu galnay SAF waxaanu helnay LAF mid baa isyiri DAF say tiri gacantu BAF waxaanu noqonay HUF, cid kuhadasha AF waxay noqotay DHIF, midbaa cararay XIF birbaa goysay XAF waxaa xanaaqay QOF geed buu isyiri DAF sayteen lugtu BAF.


  3. Waad mahadsan tihiin dhammaantiin. Waan ku farax sanahay in wax walba ay caadi yihiin in SOL.

     

    Aniga waxaa igu cusub that there will be baby number two on the way, and moved to another State, may be moving back to mine old state if i find school that is. Nothing else.

     

    Go figure:...


  4. Br Nur;

     

    Ma waxaad kula talin laheyd sheikh sharif in uu meesha isaga tago mise in uu sii joogo balse uu la heshiiyo qolooyinka ka soo horjeeda.

     

    Ani ahaan waxay ilatahay in sheikh sharif meesha iga tago, obviously meesha wax wanaag ah kama soo socdaan.

     

    Go Figure:.........