oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Apo im sorry Hargeysa,burco,Gaalkacyo and merca are bigger
  2. Tallaabo;906024 wrote: Reminds me of malcaamad.:mad: I was a lucky guy i was spoiled aka abooto kuris.
  3. reer waqooyi are more racists towards women than konfurians interesting.
  4. Blessed im not even close to my 30s runtii and i know my native language this is just a dialect missunderstand ma garateey
  5. Ururka SOMA (Somali Overseas Medical Association) oo ay ku bahoobeen Dhallinyaro Soomaaliyeed oo Cilmiga Caafimaadka ku bartay dalka Shiinaha ayaa ka warbixiyay waxqabadkooda iyo waxyaabaha qorshaha ugu jira inay mustaqbalka dhow ka fuliyaan dalkooda hooyo. Guddoomiyaha ururka SOMA Dr. Maxamed Ciise Raage ayaa ugu horeyn warbaahintan uga warbixiyay safarka uu ku yimid magaalada Muqdisho, wuxuuna xusay in ujeedooyinka ugu weyn ay tahay sidii ay dalka uga sameyn lahaayeen qiimeyn la xiriirta baahida Caafimaad ee dalka iyo adeegga caafimaad ee aan dalka iminka laga helin. “ Ururkan SOMA (Somali Overseas Medical Association) waxaa lagu asaasay dalka Shiinaha, waana Urur Caafimaad ee u istaagay inay wax u qabtaan bulshadooda kana samata-bixiyaan dhibaatada xagga caafimaadka ee ka jira iminka dalka. Waxaan Iskaashi la leenahay Dhaqaatiir Shiinaha u dhashay qorshaha ayay inoogu jirtaa inaan halkan keeno iyagoo muddo bil ah fulinaya adeeg caafimaad oo lacag la`aaan – Sidoo kale waxaan doonaynaa inaan dalka ka hirgelino Isbitaal weyn oo qaliin loogu sameynayo dadka uu dabka sida xun u waxyeeleeyay ama maqaarka dhib kaga dhacay iyo dhanka qurxinta (Burn and Plastic Surgery), howlaha aan iminka wadno waxaa ugu weyn sidii aan ku keeni lahayn qalab iyo adeeg caafimaad oo caalamka la saan-qaadaya.” Ayuu yiri Madaxa SOMA Dr. Maxamed Ciise. “ Qiimeyn hordhac oo aan sameynay waxaa ku ogaaneynay baahidda Caafimaad ee dalka ka jirta, Cudurada dalka ku badan, Baahida isbitaalada xagga qalabka caafimaad si aan arimahaas uga jawaabno dadkana uga caawino, Iminka waxaan soo kormeernay Isbitaalo waa weyn oo ku yaalo Gobolka Banaadir, xeryaha dadka soo barakacay – waxaan soo aragnay baahi aad u balaaran oo xagga qalab iyo daryeel caafimaad oo ay dadkeena u baahan yahiin in laga caawiyo sida ugu dhaqsiyaha badan” Ayuu ku daray. Ugu dambeyn Madaxa SOMA Dr. Maxamed Ciise Raage ayaa tibaaxay inay kulamo la yeelanayaan madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir, wuxuuna balan qaaday inay dalka ku soo kordhinayaan waxqabad iyo adeeg caafimaad oo dadka Soomaaliyeed ay baahi weyn u qabaan, wuxuuna u mahadceliyay inta gacanta ka gaysatay howlaha ay xaaladda dalka ku qiimeynayaan. Isagoo si gaar ahna u tilmaamay Hay`adda Gift of the Givers oo uu sheegay inay inta badan u sahashay howlihii ay ka fulinayeen Muqdisho.
  6. Medical Graduate's from China return to Xamar Ps. One of the guy is my first cousin
  7. kismayo looks bigger in terms of depth but marka is longer along the coast
  8. well showqi look at the pictures doesn't merca look bigger seriously
  9. Nuunow ninkii aqoon ku lahayn walee wuu gacangalay
  10. LOOOOOL ninyaho stop speaking in codes hade you confused me i confused you. Mac sonkor. Rinkeby kulahaa i dont live in that Shiiit hole.
  11. reer camel iyo reer geberimanyo aa iska leh magaalada ma fahantay reer gorayo iyo reer maroodi waa kooyto, reer musmaar iyo reer alwaax na magaalada daafahiis ayeey taxan yihiin. I hope i made myself clear. any further questiosn?
  12. let me give you a hint: they have big feets :D
  13. hee did i say something wrong?
  14. lol by locals i mean tolkaada and some other.
  15. waa runtaa sxb i haven't tried to find solutions and i don't trust sheikh's marka waa sidaas. I will follow your advice i appreciate it. Xabad, Apo is a good guy.
  16. :D asaqaniya loooooooooooooooooooooool adeer its Azania. Anigu im neutral i support what the locals want