bambo

Nomads
  • Content Count

    307
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by bambo

  1. Are their any expection of the meeting or outcome that tfg hopes to reach. 1.For example are they just expecting to end hostile between the differece communities . 2 . Will the After math the TFG be discused / will their be elections c or will we have Mbagathi style election .
  2. General by the way who is electing the delegates for the meeting ........
  3. indeed , shirkaas ay ka qeybgeli doonaan dhamaan qeybaha kala duwan ee Soomaalida oo ka kala imaanaya Dhamaan Gobollada Dalka Soomaaliya iyo weliba dibaddiisa. This wonderfull idea , this meeting would/should unifie the different somali communties and parties ,I hope their is no outside influence and meeting should be based on somalinimo . TFG should allow free speech and rights of everyone that has influence in somalia to attend the meeting including SHeeq sharif .
  4. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in 16-ka April la qabanayo Shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed Khamiis, March 01, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta khudbad u jeedinayay XIldhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay Magaalada Baydhabo ayaa wuxuu ku dhawaaqay goorta la qabanayo shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee ay horay u iclaamisay Dowladda Federaalka. Madaxweynaha waxaa uu sheegay in ay soo dhamaatay qabanqaabadii loogu jiray qabashada shirkaas, wuxuuna caddeeyay in shirkaas la qaban doono 16-ka Bisha April ee soo socota, iyadoo ay ka qeybgeli doonaan dhamaan qeybaha kala duwan ee Soomaalida oo ka kala imaanaya Dhamaan Gobollada Dalka Soomaaliya iyo weliba dibaddiisa. Madaxweyne Yuusuf waxaa uu intaas ku daray in shirkaas oo ay ka qeybgelayaan ilaa 3000 oo ergay ay hoggaamin doonaan Dad xurmo ku dhex leh dadka Soomaaliyeed, wuxuuna carrabka ku dhuftay in ay Dowladda Federaalka gacan ka geysan doonto fududeynta shirka iyo weliba sidii ay miro uga soo bixi lahaayeen. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in shirkaas uu socon doono muddo labo bilood ah wuxuuna ka codsaday dadka Soomaaliyeed in ay tixgelin iyo muhiimad gaar ah siiyaan miraha ka soo baxa shirkaas oo lagu soo af-jarayo dhibaatooyinkii Shacabka Soomaaliyeed kala gaaray mudadii dhowr iyo tobanka sano ahayd ee uu dalka Soomaaliya Dowlad la'aanta ahaa. Madaxweynaha ayaa gunaanadkii khudbaddiisa waxaa uu ugu sheegay Xildhibaanada Baarlamaanka in uu socdaal kale ugu amba baxayo dalka dibaddiisa, kaasi oo uu sheegay in uu dhaqsi ka soo laaban doono, wuxuuna XIldhibaanada Baarlamaanka ka codsaday in ay si adag u sii shaqeeyaan. Dhanka kalena, Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi oo isna khudbad u jeediyay Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa ka warbixiyay socdaallo uu ku soo kala bixiyay Dalalka Faransiiska iyo Imaaraadka Carabta, wuxuuna sheegay in uu dalka Faransiiska uga qeybgalay shir ay lahaayeen Madaxda Dowladda Faransiiska iyo Dalalka Afrika, sidoo kalena uu Magaalada Dubai uu kula soo kulmay madax ka tirsan Dowladda Isu Tagga Imaaraadka Carabta. Ra'iisal Wasaare Geedi waxaa uu sheegay in Dowladda Isu Tagga Imaaraadka Carabta ay ugu deeqday Dowladda Federaalka Soomaaliya lacag dhan 3 Milyan oo Doollar, taasi oo lagu siin doono Raashin, Shidaal iyo Gaadiid, isagoo intaas ku daray in ay Dowladda Imaaraadka u caddeysay in taageero diyaar ula Dowladda Federaalka Soomaaliya
  5. Oddweyne BOOSAASO: Odayaal iyo Siyaasiyiin ka socda Somaliland oo gaaray Puntland ? Oddweyne we truely got the piture that your writting style is impressing .... the Question is if this is true ,,,, what are you can do about it better yet what will Riyal admin do
  6. Anigaygan [Cabdillaahi Yuusuf] kula hadlaya waxaan aaminsanahay in ay Soomaaliya tahay dal qudha, Puntland iyo Somaliland-na way isa saran yihiin, aniguna waxaan ka imi Puntland oo aan ka soo jeedaa. Puntland-na ma go’i karto, Somaliland-na ma go’i karto. Waannu maqalnaa dad leh waannu go’aynaa, dee sharci baa jira lagu kala go’a ee sharciga ha soo maraan.” Rageedi waaye abdulahi Yusuf ....... I hope he ends the mess he started in xaamaar
  7. Israsaaseyn xoogan ayaa ka dhacday goordhaweyd Xaafadda Albaraka ee degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, iyadoo israsaaseyntaasi wali aan la soo sheegin qasaaraha ay geysatay. Iska horimaadkaan oo socday daqiiqado ayaa u dhaxeeyay ciidamo madani ah oo deegaanka ah iyo kooxo watay sida la sheegay gaari Hoomeey oo doonayay in ay hoobiyeyaal ka tuuraan xaafaddaasi. Wali lama oga qasaaraha ka dhashay iska horimaadkaasi oo ahaa mid aad u culus oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan, iyadoo dadka deegaanka ay ku kala carareen halkaasi . Iska horimaadkaana waxa uu yimid, ka dib markii ciidamada madaniga Albaraka ay ishortaag ku sameeyeen kooxo aan la garaneyn oo doonayay in hoobiyeyaal ay halkaasi uga tuuraan ciidamada Ethiopia. Waxii ku soo kordha kala soco shabelle.net
  8. THe men was not member the of TFG , He was local leader and the Mayor of Yaaqshid that was killed sadly..... Who ever was behind his killing just made TFG stronger ... Why because today the people are setting up checkpoints and are patroling their district therefore they are not allowing the trouble makers to hide behind the civilians and Throw mortars ...... If the residents are taking arms againts those who are making trouble ,,, why are some here still supporting them ..Its clear message that the people of xaamar are supporting TFG and are wellcoming any party that can bring peace and stability .
  9. THe men was not member the of TFG , He was local leader and the Mayor of Yaaqshid that was killed sadly..... Who ever was behind his killing just made TFG stronger ... Why because today the people are setting up checkpoints and are patroling their district therefore they are not allowing the trouble makers to hide behind the civilians and Throw mortars ...... If the residents are taking arms againts those who are making trouble ,,, why are some here still supporting them ..Its clear message that the people of xaamar are supporting TFG and are wellcoming any party that can bring peace and stability .
  10. THe men was not member the of TFG , He was local leader and the Mayor of Yaaqshid that was killed sadly..... Who ever was behind his killing just made TFG stronger ... Why because today the people are setting up checkpoints and are patroling their district therefore they are not allowing the trouble makers to hide behind the civilians and Throw mortars ...... If the residents are taking arms againts those who are making trouble ,,, why are some here still supporting them ..Its clear message that the people of xaamar are supporting TFG and are wellcoming any party that can bring peace and stability .
  11. Israsaaseyn xoogan ayaa ka dhacday goordhaweyd Xaafadda Albaraka ee degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, iyadoo israsaaseyntaasi wali aan la soo sheegin qasaaraha ay geysatay. Iska horimaadkaan oo socday daqiiqado ayaa u dhaxeeyay ciidamo madani ah oo deegaanka ah iyo kooxo watay sida la sheegay gaari Hoomeey oo doonayay in ay hoobiyeyaal ka tuuraan xaafaddaasi. Wali lama oga qasaaraha ka dhashay iska horimaadkaasi oo ahaa mid aad u culus oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan, iyadoo dadka deegaanka ay ku kala carareen halkaasi . Iska horimaadkaana waxa uu yimid, ka dib markii ciidamada madaniga Albaraka ay ishortaag ku sameeyeen kooxo aan la garaneyn oo doonayay in hoobiyeyaal ay halkaasi uga tuuraan ciidamada Ethiopia. Waxii ku soo kordha kala soco shabelle.net
  12. Israsaaseyn xoogan ayaa ka dhacday goordhaweyd Xaafadda Albaraka ee degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, iyadoo israsaaseyntaasi wali aan la soo sheegin qasaaraha ay geysatay. Iska horimaadkaan oo socday daqiiqado ayaa u dhaxeeyay ciidamo madani ah oo deegaanka ah iyo kooxo watay sida la sheegay gaari Hoomeey oo doonayay in ay hoobiyeyaal ka tuuraan xaafaddaasi. Wali lama oga qasaaraha ka dhashay iska horimaadkaasi oo ahaa mid aad u culus oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan, iyadoo dadka deegaanka ay ku kala carareen halkaasi . Iska horimaadkaana waxa uu yimid, ka dib markii ciidamada madaniga Albaraka ay ishortaag ku sameeyeen kooxo aan la garaneyn oo doonayay in hoobiyeyaal ay halkaasi uga tuuraan ciidamada Ethiopia. Waxii ku soo kordha kala soco shabelle.net
  13. Israsaaseyn xoogan ayaa ka dhacday goordhaweyd Xaafadda Albaraka ee degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, iyadoo israsaaseyntaasi wali aan la soo sheegin qasaaraha ay geysatay. Iska horimaadkaan oo socday daqiiqado ayaa u dhaxeeyay ciidamo madani ah oo deegaanka ah iyo kooxo watay sida la sheegay gaari Hoomeey oo doonayay in ay hoobiyeyaal ka tuuraan xaafaddaasi. Wali lama oga qasaaraha ka dhashay iska horimaadkaasi oo ahaa mid aad u culus oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan, iyadoo dadka deegaanka ay ku kala carareen halkaasi . Iska horimaadkaana waxa uu yimid, ka dib markii ciidamada madaniga Albaraka ay ishortaag ku sameeyeen kooxo aan la garaneyn oo doonayay in hoobiyeyaal ay halkaasi uga tuuraan ciidamada Ethiopia. Waxii ku soo kordha kala soco shabelle.net
  14. Those that are firing artilaries towards Ethopians troops and TFG must stop its causing the city more damage then good , This is a good step forward Neigherhood watchers , ONe should not be a victim for political reasons. Its nonsense to blam it at uic for what is goin on in xaamar .... Uic left city evacuated so that the residents do not get harmed or get caugh in the cross fire .... Why would they resort into mortar throwing .... its clear that they had chance to put up great resistance in Moqadishu but decided to safe citizen bloodshed. Therefore TFG must Address the people who are responsible for these mortar attacks . There are foks in sol that are geting apeased and are enjoying the choa's that is spreading in moqadishu they oppose TFG which is nonsens . Those cowards that are instigating the mortar battle do not represent the people of moqadishu and Uic movment ... They are doin these for their self interest
  15. Wadooyinka qaar ee Muqdisho oo xalay la xirey Mogadishu 21, Feb.07 ( Sh.M.Network) Dhalinyarada Xaafadaha qaar ee magaalada Muqdisho ayaa xalay xirey wadooyinka gala xaafadahooda si aan looga tuurin madaafiicda lala beegsado fariisimada dowladda. Kooxo u badan dhalinyaro dadka deegaanka ah oo sitey qoryaha nuucyadooda kala duwan ayaa si weyn loogu arkayay, iyagoo gaafwareegaya wadooyinka xaafadaha iyo laamiyada. Wadada Wadnaha ee magaalada Muqdisho ayaa dhalinyaradani waxa ay dhigeen dhagxaan iyo shaagag si aysan u soo marin baabuurta looga shakiyo in ay tuuraan madaafiicda lagu weeraro fariisimada ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda. Daahir Yooyoo oo ka mid ah dhalinyarada ku nool Xaafadda Bakaaraha ayaa shabelle u sheegay in talaabada ay qaadeen dadka deegaanka ay ka dhigtay mid nabdoon oo aysan dhicin wax weeraro ah oo laga qaaday deegaanadooda. Waxa uu sheegay in talaabadani ay tahay mid muhiim u ah daganaashaha xaafadahooda. Degmooyinka Wardhiigleey, Hodon iyo H/wadaag ayaa waxaa lagu arkayay Dhalinyaro hubeysan oo ka shaqeynaya amaanka. Sidoo kale Degmooyinka X/jajab iyo X/weyne ayaa waxaa ka jira Kooxo dhalinyaro sidaan oo kale ah oo suga amaanka. Arimahaan waxa ay ku soo beegmeen xilli habeen hore ay magaalada Muqdisho ka dhaceen madaafiic hoobiyeyaal iyo BM ah oo ay is weydaarsadeen kooxo aan la garaneyn iyo ciidamada dowladda ethiopia, weeraradaasi oo ay ku dhinteen in ka badan 13 ruux oo rayid ah iyo dhaawaca in ka badan 42 ruux.
  16. I dont beleive somali will ever disarm , I do beleive somali will get dawlade and hope and wish it does ... Pakistand and Yemen will be roll model for somalia , both countries have factional administration and also moderat army , both countries also have well armed clans .... TFG should learn from those countries how to dill with armed clans .... If pakistan army cannot disarm their clans how do you figure TFG untrained troops and poor tigrey hiding in Digfer hospital will disarm Moqadishu clans that were armed for 16 years
  17. General duke ...... I dont know reason why u are blinding your self .... I' dont oppose TFG but it must change ites stragety ..... what happend lastnite was shame full , Tigrey troops were attack and they answered back with their artilary power leveling city after the fight was done . it quite clear the majority of citizen do not support Tigrey troops in xamar .... Infact the tigrey troops dont come outside at day time or do any patroling ... They are being shield in their bases no matter where they are west ,east , norht , south of Moqadishu . Therefore i beleive tigrey troops should withdraw from the city and let the residents choose their destiny .... Caddo Gabbow is hiding in hotel globel like the rest TFG unwanted mens in xaamar ..... TFG should replace these mens with people who have influnce in the city and listn to the demand of the citizen .
  18. THis stooge is funny , more like he is working for his stomach , last time i remmember he was die hard iuc since the power shifted all of the suddent his TFG stoog and speaker ...... HE cannot walk outside on his own Town sxb ...... on top that his wanted by his own clan who are the largest in town and armed .... General this dawlade will not disarm xamar while the rest of somalia is Armed
  19. Sxb RRR or those of shatiguud militiess that Abdulahi recruited from bay and baakoo sxb ,,,, sxb Puntland is armed , RER Gedo Armed , Somaliland is Armed ..... Who are you kidding sxb act like grown up ......Waar even RRR are armed .... You think you Can disarm the H-clan in xaamar go ahead feel free .... Uic are back in xammar sxb .... tigry troops are being attack daylight and the only revenage they can do is masscar the citizen ..... You Thing northern clans are gonna watch sxb or support Abdulahi and geedi ,,,, Who doing is behind hotel attacks in north and the attack on the Minister house ..... The ethopians and Puntland troops must leave xamar we are not opposing the TFG but we wanna be independ just like puntland .... make baydhawa the capital city sxb .....
  20. General duke , RER Moqadishu are 10 steps ahead of the plan ..... Puntland ,RRR and Tigery troops will be taugh a lesson,,,,, ITs obviouse now whats happening in somalia , shacabka xamar have no choice but to figth to the end .... let me tell story wont end in xamar believe me .... Abdulahi will be responsible for what will happend in the comming weeks .... stay tune The people are leaving the city only the Young Mens are staying and mens to fight if you dident new sxb .....
  21. Qoysas aad u badan oo isaga qaxay caasimadda Somalia Afgooye 20, Feb.07 ( Sh.M.Network) Dad ka qaxay saakay magaalada Muqdisho ayaa gaaray degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose, iyadoo dadkaasi ay la soo daristay xaalad adag oo dhinaca nolosha ah. Dadkaan soo barakacay oo isugu jira Dumar iyo Caruur ayaa ka soo cararay xaafado badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho ka dib markii ay u adkeysan waayeen madaafiicda joogtada ah ee ciidamada Ethiopia iyo kooxaha muqaawamada ah ay isku weydaarsanayaan caasimadda. Dadkaan oo gacmaha ku sitey caruur iyo alaabo ayaa wajiyadooda waxaa ka muuqday daal iyo walal ay ka sii muujinayaan xaaladda magaalada Muqdisho. Busteejooyinka laga raaco gaadiidka aada gobolada dhexe ayaa marka aad tagto waxaad soo xusuusaneysaa sanadkii 1991 kii xilligaasi oo uu bilowday barakacii ugu badnaa markii ay burburtey dowladii dhexe ee Somalia. Qosas ka qaxaya caasimadda oo alaabahoodii saartay gaadiid BL ah oo ku sii jeeda gobolada dhexe Qoysas alaabahooda saaranaya basas ku sii jeeda gobolada dhexe Xasan Mayow Xasan Shabelle Media Network Sh/hoose E-mail us: info@shabelle.net
  22. Kadib markii xalay xoogaga xaq u dirirka Soomaaliyeed weeraro ku qaadeen xarumaha ciidanka Gumaysiga Tigreega iyo adeegayaashooda ayey si fulaynimo leh ugu jawaabeen madaafiic ay qaybiyeen xaafadaha magaalada Muqdisho. Xarumaha ay fadhiyaan gumaysiga Tigreega ee, Dekeda Muqdisho, Madaxtooyadda, Digfeer iyo Wasaaradii hore ee Gaashaandhiga ayaa xoogaga xaq u dirirka Soomaaliyeed weeraro ku qaadeen, iyadoo ay markaas ka dib bilaabeen ciidanka Tigreegu in ay madaafiic ku garaacaan xaafadaha Muqdisho. Weerarada xalay ayaa dhacay 8:00 fiidnino ee Muqdisho iyo 2:00 aroornimo. Xaafadaha uu cadawga Tigreegu madaafiicda u qaybiyey ayaa waxaa ka mid ah Xaafada KM4 halkaasoo iskuulka Imaam Shaafici madaafiic dhawr ahi ay ku dhaceen halkaasoo ay sedex ruux ku dhinteen, sidoo kale ayaa xaafadaha, Tawakal, bakaaraha, SOS, Tawfiiq, Florence, if iyo Aaakhiro, Kaasa balbalaare, Al-baraka, Warshadda Caanaha, waxay gumaysigu tigreegu u qaybiyeen madaafiic ay ilaa inta haatan la ogyahay ku geeriyoodeen in ka badan 10 ruux , iyadoo ay ku dhaawacmeen ilaa in ka badan 50 ruux oo ay ku jireen dhalaan 2 bilood jira. Duqayntan oo ahayd tii ugu ba'anayd ee xalay ka dhacda Muqdisho ayaa lagu fasiray ka falcelinta khasaaraha gaaray gumaysiga Tigreega, iyadoo mid ka mid raga ay Tigreegu magacaabeen uu ku sheegay in duqayntu ay tahay mid bulshada Soomaaliyeed kala irdhaynaysa islamarkaana wax wayn u dhimaysa sumcadda waxa uu ugu yeeray Dawladda Soomaaliyeed, laakiin bulsha waynta Soomaaliyeed ay u yaqaanaan Adeegayaasha Tigreega. Cade Gaaboow ayaa sheegay inuu si wayn uga xunyahay wixii xalay Muqdisho ka dhacay, laakiin ka cabsaday inuu wax ka sheego halka ay madaafiicda magaalada loo qaybiyey ay ka timid. Xaaji Cali Afrax oo ka mid ah odayaasha ku dhaqan xaafada baar Ayaan oo kamid ah goobaha xalay ay madaafiicdu ku dhaceen ayaa goobjoog.net u sheegay in qorshahani uu yahay mid lagu xasuuqayo dadwaynaha Muqdisho lana doonayo in ay isku dhiibaan, isagoo sheegay in arrinkani uu yahay mid loogu gogol xaarayo weeraro kale oo magaaladda kusoo fool leh. Mar aan waydiinay in weerarad lagu qaadayo fariisimaha Tigreega hadii la joojiyo in ay iyaguna joojinayaan madaafiicda ayuu Xaaji Cali ku jawaabay " Adeer anigu ma doonayo in wiil Soomaaliyeed oo rasaas ciidan gumaysi ku ridaya in aan iraahdo ha ku ridin, mana jirto cid sidaas oran karta sababtoo ah in gumaysi la iska kiciyo waa xaq iyo gar uu ruux kastaahi leeyahay"
  23. abu ansaar17 the comming weeks will be hell in xaamar for Ethopians and abdulahi troops If they dony stop masscaring the civilians ..... Everyone is arming xammar wallahi .....iuc fighters in city also getting to fight , there also rumourse that iuc and warlords signed deal and ready for the assualt ,,,, lets waite till the people leave the city
  24. This great idea indeed....... since aqoonyahano Soomaaliyeed agreed on it ..... This will help significanly in tersm of abolishing qabil dispute , and miss trust between the somali people .........
  25. Duke why is head of the army From Puntland , the rest somalia dont have col. and generals