Haashim

Nomads
  • Content Count

    587
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Haashim


  1. this is rubbish Newspaper, wehen the defeated warlordS were in Mogadishu they were praising them directly/indirectlty espicially their last days and when the new rulers come to power they directed their criticisim on the TFG.

     

    It's just like Dayniile or as Somalis say:

    NINKII HOOYADAY QABA AYAA ADEERKAY AH


  2. Xeelad Dagaal Iga Dheh :D

     

    Markii dagaalkii (awalba la ogaa inuusan meel gaarayn) socon waayay, ayaa la is yiri bal SASABO ha lagu dayo iyo Barre waligii maxkamadaha waa la jiray, ethiopia waa ka soo hor-jeeday iwm.

     

    Taas waxaa uga fiicnaan lahayd hadduu taladayduii qaadan lahaa ...... ithink it's TOO LATE NOW

     

    Midda kale Kismaayo horta macaanaa, ar meesha maxaa yaal, nin dhadhamiyay oo ka samra la waa ;)

     

    Horta waa inaan meesha mar tagaa :cool:

    bal waxa looga samri la'yahay aan soo arkee

     

     

    Laakiin 'To be honest' Rag ma yaqaaniin kuwaasi, maxay ninka markii hore u dhandhansiinayeen hadday ka qaadayaan :mad:


  3. I did warn him well at least through here,that he chances were very slim of him achieving what he aimed for.Tough luck for Hiiraale, he can limb one footed down to the path, that his prodecosors went down.He simply got his butt handed to 'em, I can only say.

    Red Sea, you did warn him laakiin aniga waa la taliyay waxaanan dhahay saaxiibadaa hoose inaad u timaadid haddaadan arbin gobolkaaga iska joog dagaal ha abaabulin adadkaaga dhinac ka raac iwm, Horn wuxuu iigu jawaabay "Barre talo kaagam abaahna, talo ku filan wuu haystaa" :rolleyes:


  4. Thanks to ALLAH and the UIC after getting rid off the major WARLORDS, I think, more or less, we all agree on dialogue and power sharing ratehr than the bloodshed and hostility, so let's shape the future government. I would perpose as follow;

     

    President : keep the old Colonel provided he is fully supported the reconciliation process

     

    Prime Minister : it's difficult, I would prefer to come from UIC but given the current circumstances keep him as well provided to change his hard stances against the UIC.

     

    Defence : from UIC provided not to be hostile to any neighbour country.

     

     

    Foreign Affairs : from UIC or someone that they can trust.

     

    Interior Ministry : hardliner from UIC to keep law and order and to punish the criminals and corrupt ministers/authorities.

     

     

     

    All other posts are open to negotiation on 50/50 basis.

     

    In addition to this, there should be very powerful Majlisu Shuura/Culumaa (from all Islamic Madhabs and/or Schools in Somalia) who controlls the government activities and can resign the government/ministers if guilty (just Like Iran’s Mullahs or Turks Military).

     

    after the transition period, Parliament should come from 4 or 5 parties rather than the 4.5 clans, approved by the above Majlis and their ministers should also abe pproved by the Majlisul Culuma.

     

    What do you think? let's share the ideas


  5. Nuune, Baydhabo waanwaan bay ku fiican tahay ma is tiri.

     

    Let's first get rid off all WARLORDS and negotiate with the good guys in the TFG for Power-sharing purpose.

     

    All the warlords (including Barre Hiiraale) become MP's and Ministers not for their knowldege and experiences but thier enclaves in Mogadishu and Kismayo. therefore we must replace them by ICU Ministers and change the 4.5 and many other WARLORDISM principals in the constitutaion in order to form civilised government which puts the interest of its people in the first priority.

     

    I think this is the best solution available for Somalia so far. the alternative is more blood shed for something that is preventable in my opinion.

     

    Every sincere Somali is now happy how Mogadishu and Kismayo were liberated from infamous and criminal warlords. Have you seen how the ISBAHAYSIGA mosque was celebearted yesterday's EID for the first time in more than decade. MAASHALLAH!

     

    however, Baidoa is different not only for preventing more civilian victims but also preventing for foreign intervention excuses which could prolong the crisis in our country.

     

    therefore, I tend to choose the less evil rather than the giving chances to our enemies and proplonging the suffereing of our people.


  6. Maya anigu waxaan rabay intuu dagaal iyo dhibaato cusub dadweynaha reer Jubba u horseedi lahaa inuu SAAXIBADIISA HOOSE ku soo biiro oo isagana nasto ummadana dhibka iyo qaxa iyo dagaalka ka daayo.

     

    Saaxibadiisa hoose iyagoo guryohoodaii jooga sida Dayniile, Madiino wim ayay isaga carareen oo turub iska ciyaaraan, barrana isagoo dad kale gurigiis joogay ayuu rabaa inuu dagaal iyo dhibaato cusub abaabulo, war yaa ILAAHAY yaqaan?


  7. Camabaro Baaye AA KAA DHERGAY waa ciyaal yaryar oo naagtay doonaan iska guursada markay usbuuc 2 ama bil la joogaana yiraahda ARA BAAYE AA KAA DHERGAY mid kalaan doonanayaa .... macasalaama.

     

     

    Waa murugo hadda soomaaliya ka socota marka maxaad u diidaysaa Misyaarka oo aad moodid inuu xoogaa AA KAA DHERGAY ka xasillon yahay?


  8. OK, perhaps one question; Islamically, how permissive is this practice yaa NGONGE? Any idea?

    I remeber hearing the late Aheikh M. Bin Salah Al-Cuthaymiin (ALLAH YARXAMU) accepting Misyar marriage quoting (not exactly but roughly) "If she (the first wife) doesn't allow her husband to marry on her (publicly) then, she shouldn't be angry if he conduct this sort of marriage ....." or somethinfg similar to this..

     

     

    So, as pragon said SM malaggeedaa galay, :cool: