Aaliyyah

Nomads
  • Content Count

    10,561
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Aaliyyah


  1. Aaliyah, that's a good idea. Odayaasha in la hurgu aya u baahan yihiin. LOL. I don't like siyaasad though waa balaayo, laga yaaba in aynu labadeeno diruucda tafta isu qabsano. Waxaa roon sida Faadumo, Xaawa iyo Adna in aynu dadkeena wax tayo leh u qabano.

    lol blessed sax weeye in dadka wax loo qabto ee ficantahay laakin maxa la sameenaya hadii meshiiba buuq ka tagantahay..siyasad anba ma jecli in aan ku dheereeyo inshallah dirac isma qabsanane soo diyaar gabow lol..

     

    ama gabadho sideena u fakara aan kursaata u dhibano wa labada mid..

     

    salaam


  2. in fact I tried but could find it. I have a better idea you can visit any local somali store and ask them if they have that song (im sure they would have it ! they usually do!) best of luck!


  3. lol mar waxa tidhi balwad ma taabto hadana waxa tidhi ileen gabadhu ma oga in aan unsi ka hadlayo..hadana foox wax la dhoho qortay hadana wa ku waydiiyey ma uunsi baa waxa tidhi maya uunsi ma aha wa wax kale oo la smoke gareeyo lol..meshan wa ku wareeray..shawqina waan adeecay his advice bt i dnt want to learn any of this..just the good of our dhaqan..:)


  4. ^Xaasha huuno. Afkeyga waligey ma saarin alaabtaas, aqoonta iyo khibradda wey kala duwan yihiin sidaad la socotaba. Dhinaca "harming yourself", there are different takes on that, mid aan aqaano oo la yidhaahdo Abdi would strongly disagree with you. He would tell you that it is his balwad that keeps him going day in and day out laakiin I see whacha saying.

    hada shekada ii badala odayaalyahow kusan...

     

    iska caba waxa cabasiin..Not my business!..uunsina beela..uunsi kamaad hadleeene lol


  5. True blessed maanta hadal qiimo leh iyo murti baad kusoo qortay mesha waan kugu raacsanahay. We need more people like you and me..and Somalia would have been peaceful long time ago..what you say somaliland u tartan ana ssc baan u tartami...xalimo kale hamar aan fadhisino. Odayaashan wayba na dhibeene ...we have to get rid of them. Once and for all! :)...


  6. Aaliyyah - beenta naga daa - are you saying you never took a fat lumps of spliff and put it into one of this>> peace pipes

    lol dnt twist it dude this is what you wrote..

     

    tan kale maya anu uunsi iskuma shido! I honestly dnt like it! not to mention im not into somali cultural clothes..I wear it once in a blue moon!

     

    dhaqankiina in igu filan ka aqaan uma baahni in aan uunsi iyo wax daran isku shido!

     

    dhaharna maxa igaga lumay..laascaanod maan aado :P

     

    salaam


  7. lol marka waxaad leedahay siyasad iyo somalinimo wa labo kala shey? haye walaal qofkasta wuxu aminsanyahay wa caadi wa la ogolyahay. wax dhib ah kuma jirto...as long aaan aminsaneen in aan is dhibno..hadaan amaan iyo walaaltinimo somali ku kala joogasao ama wada jogaso labaduba ma xuma. waxa xun this ongoing war so kala dhamaaneen..and you are wlc sis.

     

    wyre I love that song..dnt know half of the lyrics though. Heard it on few weddings.


  8. lol I agree that women and men are different but I still think men should put some effort to change like this man adviced them..so dont let them be excused just because u realized they dont do this on purpose...get them to change lol..

     

    hana quusan abaayo macan..somali waxay dhahada qof nool oo ku hortaagan lagama quusto.lol


  9. are you sure Abdi aint youuu lol? I am just kidding. I hope you were not offended in any way walaalo.

     

    And your friend Abdi shouldnt be harming his body with that khat crap..but at the end of the day it is his body and Allah swt will deal with him and it has nothing to do with me!..

     

    and glad u understand wher im coming from..

     

    But, many times you would see parents complaining about their kids being involved with drugs and what not and crying..when in fact it was them who taught their kids....nin aroor walba khat cunaya ii sheeg wuxu caruurtiisa u sheegayo? how will that thing he is smoking really affect him mentally? tan sadexad how much can he contribute to his family's life...wa maruu joogin iyo maruu caqliyan maqanyahay suu waxaas u ruugayo..!!..walahi wa ka acuudubileesta dadka nocaas ah...I was blessed to have a father who doesnt smoke nor eat khat. I would want the same for my kids (when i get them) inshallah..

     

    salaam


  10. lol si wacan baad u kala taqaan im guessing there is more to this than you just being knowledgeable about it. Like I posted above I dislike people who smoke and it doesnt matter what and if my life depended on it I wouldnt be able to differentiate between whatever u mentioned above.!!..

     

    Tan kale I believe smoking is haraam given that it falls under harming your body! and i honestly dnt see what anyone gets out of it?? do you?

     

    salaam