Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 04/09/2021 in all areas

  1. 1 point
    Kkkk marka idinka maxaa la idinku yaqaan? Meeqa dagaal oo xorayn ah baad gasheen? Meeqa halyeey baad Somali ku dhexleedihiin? Kkkk adiga daraadaa inaan qabiilo masaakiin ah u caayo dooni mayo laakiin bal iwad sheekada hadana iiwad kkkk
  2. 1 point
  3. 1 point
  4. 1 point
    “Mida kale ma adiga mise Reer kalitalis baa Somalia isku keenay? Ma adiga Mbagathi Somalida dowlad ugu dhisay? Ma adigaa ciidamo dowlado kale usoo diray si ay ukala ilaaliyaan Soomalida dhexdeeda? Ma adigaa lacag kubixiya ciidamada intaas ay tababarayeen? Xageese jirtay markii Ninkaan Farmaajo ladhahayo uu askari Yugandhiis xukunka iska tiri kuyiri adeer?” Su’aalahaas anaa ka jawaabi kara: Wuxuu ku maqnaa Quule iyo bakhti kale oo aan lagaraneyn cunitaankooda. Saaxiib, weligood ha calaacalaan. Somalia’s federal train will run over the Expired cheesy Charlatan in Villa Somalia. And what then for the gudhuu gadhaa bootyclapper and the hapless illayar Gooni? Of the two, my guess is Gooni will live to die another day—after all dblock family might squabble over politics but weligood iskuma talax tagaan— but as for the gudhuu creature in here...I really pity his inconsequential status in Somali affairs. Always supporting Somalia’s regressive politics from the days of the civil war until now, and what has he reaped from it thus far... millions of dead due to conflict and starvation. When will this slow witted creature understand that in Somalia, federalism is the only political form of government whereby his minority rights can be better protected compared to a centralized form of governance where the other bigger clans constantly fight over who controls the government. Has he forgotten the African proverb which says, “when two elephants fight, it is the gudhuu, I mean the green grass that suffers”
  5. 1 point
    Caqli xumada reer kalitalis waa in markasta oo xukunka wadanka lagu dhaho caqli mahayside wada ogol wax kuwad inaad kuwaalataan Shisheeye kkkkk Suaashu waxay tahay yaa shisheeye maanta naagihiisii madaxwaynahoodii iyo maatadoo wardiyaasaa? Dhulka reerkayaga amxaat naagahayaga ma waardiyeeyo si Alle ogyahauna kama yeelo. Markaad dad noqotid oo aad adiga maatadaada ilaashan karto shisheeye kahadal. Mida kale ma adiga mise Reer kalitalis baa Somalia isku keenay? Ma adiga Mbagathi Somalida dowlad ugu dhisay? Ma adigaa ciidamo dowlado kale usoo diray si ay ukala ilaaliyaan Soomalida dhexdeeda? Ma adigaa lacag kubixiya ciidamada intaas ay tababarayeen? Xageese jirtay markii Ninkaan Farmaajo ladhahayo uu askari Yugandhiis xukunka iska tiri kuyiri adeer? Khayaaliga aad kunooshahay oo aad rabtid inaad xukunka ku boobto cidina kaa yeelimayso? Meel cad oo gaalo iyo mislimba joogto baa lagu kala baxayaa ama shisheeye ku marmarsiiyood ama afka cirka utaag adigay kujirtaa.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up