Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 12/19/2020 in all areas

  1. 1 point
    Walaale khadaafi siyaad barre qiyaamaha wax fiican buu mar hore la tagay, waana ehelu janno idinka alle. Carab lacag kama rabin nin hanti jecel haduu yahay hotel jazira agteeda bay ka muuqan lahayd daaruhuu dhistay. Carabta wuxuu u galay inay garab u noqdaan si uu dalkiisa iyo dadkiisa maqan ugasoo ceshedo Ethiopia iyo kenya. khibradda carabtu way nagu yarayd, waxaa kaliya oo nagu filnaa in ilaahay caqiidada nagu mideeyay waana midda fududaysay inaan ku biirno. Masaaridu waa shacab cadiim ah, laakiin waxaa laga ilaaliyay inay helaan hogaamiye xoreeya maskaxdooda iyo maalkooda ilaa samankii fircoon. Maanta waxay hoos tagaan dawladaha khaliijka ugu tirada iyo tayada yar si ay hal sano batrool jaban ah u helaan ama free ah. Turkey dhaqaale iyo shacab xor ah wata lama tartami karaan, aragtidaya warkoodu waa anna way kan.
  2. 1 point
    Why do Carabta always scared and worried about other Muslim nations like Turkiga and Iiraan becoming stronger? Yet they barely lift a finger when it comes to Zionist regime's influence in the region or what Faransiiska is doing in Lubnaan or Liibiya. None of them said anything about the blatant intervention by Faransiiska's president in Lubnaan, especially hand-picking the since-resigned new prime minister in the recent months.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up