Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 03/11/2020 in all areas

  1. 1 point
  2. 1 point
    Odweyne Waxba kalama socotid arimaha mujtamaca soomaalida waqooyiga Guryahaas jiirku ka buuxo ee london, isagasoo tag oo dadkaaga dhex gal si aad wax badan u ogaatid Snm'tii xag jirka ahayd waa sii dhamaanayaan, wax yar baa ka haray oo aad ku jirto. Dadku xoolo ma'ahan meel lagu xarayn karo, aqoonsibaa soo socdana way ogyihiin inaysan waxba ka jirin laakiin daruufta yaa ku khasabtay inay been mashxaradaan. Mushkiladda waxay ka jirtaa koonfurta oo jacaylka xukunku ku batay ayagoon nabadna haysan, waa intaa kaliya waxa labada shacab oo walaalaha ah kala hortaagan. Taas been kama sheegayo anigaa kaaga xog ogaalsan, ama rag iska celin yaa ku been legaday. Mida kale Adigoon qofna caayin iyo beel wax ma sheegi kartaa? mise waa caado aan laga maarmi karin?
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up