Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 02/07/2023 in Posts

  1. 1 point
  2. 1 point
  3. 1 point
    LOL Burco is too far. There is a military hospital in Oog, why go to Burco? kkk Beentu lug la qabto ayay leeday. The news I am getting is, the Army is not even fighting at all, they are fighting with one hand.
  4. 1 point
    DF oo shaacisay mowqifkeeda ku aadan xaaladda Laascaanood Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo war-saxaafadeed soo saartay ayaa si adag uga hadashay xiisadda dagaal ee ka taagan gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, taas oo sababtay khasaare xoogan. War-saxaafadeedkan oo uu warbaahinta u aqriyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Axmed Macallin Fiqi ayaa lagu shaaciyay mowqifka dowladda ee arrinta Laascaanood. Ugu horreyn dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay aad uga xun tahay dagaallada ka socdo halkaasi, kuwaas oo sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed. “Dowladda federaalka waxa ay ka xun tahay dagaallada halkaasi ka dilaacay ee geysanayaa khasaaraha nafeed, barakaca Ummadeed iyo burburka” ayuu lagu yiri qoraalka Fiqi. Wasiirka oo sii wada aqrinta bayaanka ayaa sheegay in xaaladda ka taagan Laascaanood ay salka ku heyso arrin siyaasadeed, wuxuuna ka digay in lasii wado dhibaateynta shacabka. Sidoo kale dowladda Soomaaliya war-saxaafadeedkan ku shaacisay mowqifkeeda ku aadan xaaladda haatan ka taagan magaalada Laascaanood, waxayna sheegtay in uu xil ka saaran yahay ilaalinta midnimada dhuleed iyo tan badeed Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Dowladda dhexe ayaa sidoo kale xustay inay so dhaweyneyso go’aanka kasoo baxay Isimada SSC iyo sidoo kale rabitaanka reer Laascaanood oo shalay ku dhawaaqay inay hoostagayaan dowladda federaalka, isla-markaana aysan kasii mid ahaaneyn Somaliland. “Dowladda Soomaaliya waxaa xil ka saaraan yahay ilaalinta mabaadi’da dastuuriga ah ee dhowrista midimada dhuleed iyo tan dadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxayna dawladdu ayadoo ka duulayso mabda’aas soo dhowaynaysaa rabitaanka iyo go’aanada dadka reer Laascaanod” ayaa markale lagu yiri war-saxaafadeedka dowladda. Waxaa sidoo kale dowladda Soomaaliya ay ku baaqday in la dajiyo xiisadda haatan ka aloolsan magaaladaasi, wax welibana lagu dhammeeyo wada-hadal iyo degnaan. Ugu dambeyn waxaa war-saxaafadeedkani farriin loogu daray hay’adaha Samafalka iyo kuwa Caalamiga ah oo laga dalbaday inay u gurmadaan dadkii ka barakacay Laascaanood.
  5. 1 point
    Xasanoow yaa kuu diiday saan markii hore.
  6. 1 point
  7. 1 point
    My God, this lunatic Muuse ans Ina Kahin had zero logic at all. Common sense would dictate that they should let the elders and Garaads decide their fate and just sit outside town until things change. In the meantime send as much as peace delegation as possible to bridge the gab and keep the status quo. But, one you get a blood thirsty warlords whose clock stopped in the late eighties and nineties expect disaster. Furthermore, who would believe this lying Ina Kaahin while everyone knows their ugly plans. They wanted to disrupt the the release of the communique of the Grand Shir , kill some of the Garaads and then claim to be chasing terrorists. Worst of all, they are calling for dialogue now after their defeat and disaster. They shell the city with artolatry after they have been chased out and call the victims terrorist? who would buy that fake news. They lost both the plot and the politics. While some of the Somaliland soldiers are boasting many others were thrown to the front by force and became victims. THese soldiers and the defenders of Laascaanood shouldn't be dying because of this warlord in Hargeisa. The dead is 28 from Somaliland with 80 wounded. There are some victims from the Awdal region who couldn't escape. Why would anyone die for $100 dollars? Everyone from the west is deployed to East. We the diaspora have to find ways to rescue these soldiers and abandon this ugly war by Muuse Biixi. Furthermore, why the fat man Deni is creating another military front in Nugaal? is he trying to aid the secessionists? I don't get these Puntland leaders who are evil and corrupt to core,
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up