Sign in to follow this  
Ms DD

Women talk more than men: official

Recommended Posts

I once spent a day with Soomaali lady's home who was on the phone six [and I am kind enough to say this] hours non-stop. Dhagto ma xanuuntoo ayaan islahaa.

 

And what was I doing all this six hours? :D

 

Taking notes nooh. Heblaayo diracii maalin dhawayd arooska ku joogtay ma u jeeday, waa markii sadexaad aroos ku timaado; hebel tukaankii u furnaa waa laga xiray, oo wax ka gato ayuu waaye; heblaayo duqeeda ayee nayn-wan-wan [911] ugu wacday, waa markii labaad; hebel mid kale ayuu Soomaaliya kusoo guursaday, taloow tii uu qabay maxee iscuneysaa maanta; baabuurkii faanka [van] ahaa soo shaley ma aanan ku dhufan darbi, kuwii inshuranskiina baas ahaa ii diideen inay ii sameyaan, inkaarqabiyaasha; allaa wiilkii hebel iyo heblaayo ayaan jidka kusoo arkay, asagoo diif baas ka da'aayo, soo ciyaalkooda kuwaas kama naxayaan intee meelahaas ku laafyoonayaan ...

 

:D:D:D Waxaas is a marathon. They should hold a telefoon marathon, to see who can survive the longest, especially in this city of Koronto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this