Sign in to follow this  
Tuujiye

Sol Canadian meeting somali week!!

Recommended Posts

Kuusha, xaala qoslee? Seef haddaa aragtay bas yaah. Meesha xalwo aa lagu gada nooh. Signkaas qeybta hoose ka maqan ku qorantahay "Xalwo Hilaal."

 

Nuunka, kooxdaada "Soomaali United, FC" maala dhahaa iyagana? Kuwa ayaa inta ka jiro saas la dhaho, sanadkii horena soo baxay finalka. Kuwa qatar waaye, oo in badan jiro. Haddaa imaaatiin amee magaca badala idin dhahaan. :D

 

Tuujka, aniga waligey tournament inaa ka qeybqaato ma u ciyaarin, oo Soomaali maryooleey murunkooda ogahay, dhowr jeerna la i dhahay noo ciyaar, ka diiday. Laakiin meesha ka ciyaaro inaa ku geeyo waaye, meesha caadiga loogu ciyaaro. Adoo buus buusan haddaadan kasoo bixin lee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Na ma dhihi karaan magaca badala, anaga waqti badan aan jirnaa abbaa, hadee is waalaan bakhshiish aa ku aamusiineenaa :D

 

Laakin magaca Ireland wadanaa so khalad ma dhacaayo, sanadkii hore Swizerland aa rabtey inee magaca naga dhacdo, baangado aan ula soo baxney illaa ay dhahaan naga qalleeya maxa waye dagaalkaan, asxaabta Dublin ruujimo waaye meel naxdo ma lahan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

loooooooool@ nuune.. Somali United in Toronto ayaa kaa duqsan saaxiib ha is daalin.. I might run with them sanadkaan........

 

Admit thanks for the edit!

 

MMA waraa adiga waayeel dhamaaday aa tahay banooniga aad ciyareysid maxaa waaye? let me guess meesha aad rabtid in aad i geysid, garoonka sidii hocky ring camal u xiran ma ahoo oo maqaarka la iska saaro? kir makasee waraa!!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuujka, baac, where were you today? Nin sintiisa kuusan meesha ka fiirinaaye, maba arkin wax sin kuusan. Intaa arkaaye waa walax calool iyo uus wada kuusan. :D

 

Nuune, kuwoo Norway ka imaaday, "Simba" la magac baxay ciyaaraaye fiidkii. Probably your team might have faced them in Yurub. War Sujuu qaabdaran. Magac Soomaaliyeed mee waayeen markee "simba" la baxayaan? Libaax maxaa ka dhawaaq fiican. Sujuu seenbari Sujuu. They won, though, beating Atlanta Horseed, two to one.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

MMA, waa kasaa kuwaan Simba la baxey, laakin kooxdeyda wali lama ciyaarin, xataa maba imaadaan tartanka weyn oo lagu qabto Sweden, yeah waa Sujuu safaleeti dheer.

 

 

Laakin maxaa ka si ah kooxihiina North America, gacmaha maa ku ciyaartiin banoonta, koox tacbaana xataa wee idin tumee :D

 

 

Tuujiye maa ballan la sameesatey, Tim Horton uu ku sakhraamey maraxaas

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this