Sign in to follow this  
Liibaan

Jaamacada Nugaal Laascaanood: Aqoon Yahano dalka Maraykanka Kayimi Oo Soo boqday

Recommended Posts

Liibaan   

DSC03833.JPGdeborah.JPG

DSC03700.JPGDSC03723.JPG

DSC03778.JPGDSC03851.JPG

 

Wafdigan oo kakoobnaa sadex domarah oo ajaaniba iyo 3 wiil oo ah qurbajoogta wadanka mararkayka gaar ahaan Manasota iyo madaxda Jaamacada PSU.

 

Waftigan oo markii hore soo maray jaamacada nugaal ayaa waxay indha indheen ku soo wada mareen xafiiska, labreriga iyo fasalada ay ka koobantahay jaamacada nugaal iyagoo aad u gu farxay boogaag farabadan oo taalay jaamacad oo keenay Prof Hayd.

 

Kadib waxay aadeen xafiiska ururka Dallad hanaqaad oo ay halkaa kula kulmeen qaarka midah masuuliyeenta Dallada.

 

Wafdigan oo horay ugu kacay meeshee loo quundeeyay jaamacad Nugaal ee oo dhagaxdhigay Madaxwaynihee hore oo Puntlan Maxamed Cabdi Xaashi halkaas oo ay add ula yaabeen dhulka weyn ee jaamacada dhismaheeda loogu talagalay.

 

Ugu danbeentee waxay yimaadeen waftigu xafiiska hayada Wadaniga ah ee SVO steadfast Voluntary organization oo ay halkaa kula kulmeen goduumiyaha haayada SVO iyo shaqaalaha haayada Goduumiyaha hayada SVO ENG: siciid awcabdi ayaa wax u ga waramay hayada SVO waxkabadkeeda tan iyo 1991 isagoo tusay sawiru ku saabsan waxkabadka hayada SVO.

 

Goduumiyaha Hayada SVO ayaa wax oo ka sheegay shir lagu qabtay markay soo dhameesteen booqashadee wafdigu in oo wafdigan kayimi wadanka maraykanka oo guduunsiinayo Faras oo ugutalagalay.

 

Cabdimalik maxamed askar oo isagu waftigan kamid ahaa ayaa oo kamidah SSC ayaa isuguna sheegay in 25 arday oo dhigata Nugal Universal ay school sheep lacagta kabixndoodaan iyaguu dhiganaya Jamacad Nugaal.

 

Garaad jaamac ayaa isaguna kahadlay shirkii loo qabtay waftigan oo sheegay inay ku faraxsanyiheen imaanshaha waftigan garaadka oo shegay inay gudbiyaan inuu gobalku yahy amaan.

 

Garaad jaamac garaad cali ayaa waxa oo ku gu duunsiiyay wafdigee toolada gudqaboobe Laba faras oo ay kala Bixiyeen hayada wadanigaah ee SVO iyo Jamacada nugaal Deborah oo iaya ah Prof kadhiga IHCC ee manasota ayaa iyadu ku faraxday faraska ay oo gudunseeyay garadku oo iyadu bixisay Hayada SVO

 

Magacyada waftigee kayimi manasota

1. Lena jones

2. Deborah johsm

3. jannie kratzer

4. cabdimalik maxamed askar

5. abdikarishid ali

 

 

Cabdikariin Siciid awcabdi oo soo qaaday sawiradan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this