Sign in to follow this  
Qac Qaac

Garab tuujiye, Nuune, Caramel kisses, Miskiin macroof.

Recommended Posts

Qac Qaac   

waraa worning aa la isiiyay so there fore no names can't me mentioned. laakiin every topic dusha ay ka fuulayaan. nacalla ta iska caadi waaye right.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Sugaba, Siteey Manoogto iyo Isjiid Macala Rimoorkiis hanoo danbeeye ee waxaaba arkay aw Qac oo Kaasa Balbalaare wato? Duqa Qaca ah ciyaal Kaasa maa ahayd?

 

Garabka adigana ciyaal xaafadee? Mise adiga iyo Qac mataano amaa tihiin? Alta Vista iyo Bank St. lee kala dagan tihiin hadaa isku qof ahayn.

 

Caramel, dhankee adigana? Shiirkolaa? Mise Boondheere? Mise Bilaajo Carab? Laba Dhagax? Siinaay? Yaaqshiid? Afar Irdood? Wadnaha? Dabka? Xamar Weyne, Yare, Jabjab, Jadiid???? Sodonkaa? Meel sheeg yaaqeey.

 

Nuune asaga awalba shuud uu Xamar kusoo galay, habeenkuu soo galayna subaxnimadeeda xabadii ka dhacday meeshuu ka imaaday aa lagu celiye, maskiinka waa ku xumeeyeen.

 

Aniga sidaa hada kahor sheegay ciyaal Isgoyska Bakaaraha aa ahay, Kaasa Balbalaarana Shaneemo Shuun aa ka gali jiray oo filimaantii Jackie Chan ee daari jireen, waxaa kamid ahaa filimanataas hal filin oo caan ahaa oo la dhihi jiray Seeftii Dahabiga, ma ogi meelee kasoo turjumeen laakiin filinka waxaa la dhahaa The Armour of God. The real beesaani people in Xamar Kaasa ee daganayeen, inta kale been.

 

Soo barya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waraa miskiin, ani iyo Garab tuujiye, isku qof ma nihin. alta vista iyo bank na madagani. ee garab iyo suxul camal hanaga dhigin, oo daris ma nihin.

 

laakiin waraa suuq bakaare waan ka adeegan jiray. marka aan iskuulka ka imaadana jidka dabka waan soo marijiray. mooliidkana sheikh cali suufi waan adi jiray. shaleemo kaaso balbalaaro ayaana ag daganaa. iyo bacaad ladhihi jiray bashiir lugay. waraa laakiin adi miskaxdaada foorto waaye hayye. duqa canada waad ku baa ba'day ee orod oo iska aad xamar nooh.

 

Nuune xabadi keento miyaa looool. nuune ciyaal jabal uu ahaa baan umaleen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
LuCkY   

CarameL :D !

 

Ma iroontahay aa?Ure actuaLLy being poLite OMG...what has gotten into you?Wait Lemme see its cuz of CarameL Kisses aint it?

 

Nah i dont beLIeve it wax juusto per juusto ku ah aa iska yar...LoL!

 

CarameL Maxaad QQ kuu aqarisaay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin macruuf...aniga reer hurwaay (warshada baastada), waaberi, kaaran iyo bilaajo carab maka dhamaan jirin.

 

miskiin adi xaafadee represent gareyneesaa?

Qacda iyo Tuujiye waa isku xaafad sida ey isku yaqaanaan aa cadeeneeso. labadaan wey isla qaraabtaan

 

Nuune...xaafadiina ciyaal waraf miyaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Daredevil, caramel indho sircaad ay igu ridday. oo sixir iyo timo la duudubay iyo biyo cagaar ah ay isiisay. quraan kulahaa.

 

DD, style kayga aad ke heshay baan umaleen. ee maxaa ka qabtaa in aa xaafadda kugu soo darno, oo Nuune aan kugu darno, siduu single motherska amaan usiiyo.loool.

 

DD, af soomaaligaaga waan ke helay, laakiin wali sawirkaaga aa idhibay, tan xunta oo canbuurka ka biibayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

MMA, LOOL tankis waad u dhawaatay,

 

in laigu wareero aan rabaa, ma sheegaayo meeshaan daganaan jirnay,

 

anigu somaliyoo dhanba waan isku wada maray, gobol kastoo somaliya ka mid ah waxaan joogay 4 bilood,anoo saas ku jiro aa qacdii dhacday.

 

heey huruwaa igu xisaabiya yaah, halkaas baan ku cirriyeestay illaa qacdii dagaalka, markaas i was 9

 

caramelka, at that time u were only 2 years old,i mean by the time of qixii.

 

DD- af somali waa naga badisaa, jaamacatu laffoole maa ka baxdayna,wali diricii baa kaa buubayo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
LuCkY   

CarameL Lol thats hard to beLieve QQ being Juusto namean.

 

QQ@biyo cagaar-bisinka :eek: !Maxaad iskaga caLinwayde CK?Not that you stand a chance against here anyway.

 

BeLieve what you Like Laakiinse you dont have any styLe Let aLone mid aan ka heLay.My pLace aa?Nah I cant have that mama thought me betta but I just might since Nuune is coming aLong. ;)icon_razz.gif Lol bring that down to a screeching haLt :mad: waraa QQ wax Laa isku daraayo meeshan maa jirto kabiish?SingLe mother?

 

Thats too bad I happen to Like my sawiir just the way it is baLse here is what you can do just dont Look at it got it?Good!

 

Nuune af-carabiga waa maxay?U and QQ.I am bareLy Learning how to write Laakiinse since Ya'LL aad igu camiiratan I might just end up quiting.Instead of heLping me Ya'LL mock me!WHat kind of peopLe are you guyz anywayz :mad: !

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Marax Qaca eh, adiga meel sheeg nooh. Dabka waa sheegoysaa. Barxadii Bashiir Lugeey wa sheegoysaa. Masaajidka Sheekh Cali Suufi waa sheegoysaa. Meel ku ekoow hee, wah.

 

Ar barxada Bashiir Lugeey maxaa banooni ku tumi jiray. Aboow aboow, barxadaas ciyaal badan aa kusoo koray. Walaahi saa u jeclaa lee, bacaad istareex ee lahayd. Markii danbe markii la isku batay barxadaas Tarbuunka aa u wareegnay anaga asxaabteena in aa ku ciyaarno banooniga, laakiin mar mar Bashiir Lugeey waa usoo noqon jirnay. Adiga dhankee ka ahayd? Dhanka marka shaleemada loo socdaa mise waa ka danbeyseen Bashiir Lugeey? Ama dhanka Siigaale markii loo dhaa dhaco miyaa? Mise waxaaba ahayd dhanka guryaha Bangaariyada aa aadee?

 

Hadaa ka danbeysay Bashiir Lugeey, Eey Mugdi waa kasi kartaa. Hadaa ka horeysay Laanta Hodan waa taqanaa. Hadaa tahayna dhanka markii la aado Isgoyska Kaasa Balbalaare, bankiga meesha ku yaalay waa taqanaa markaas.

 

Caramel, aniga makuu sheeginoo, ciyaal Isgoyska Bakaaraha aa ahay. Ciyaal Bakaaro ma'ihi, laakiin isgoyska lee wada share gareynaa.

 

Nuune, adiga bootadaa waa horaa la qabtay. Hargeyso waa tagay kulahaa. Baydhabo waa joogay kulahaa. Kismaayo waa soo jacbursaday kulahaa. Gaarisana waa dagnanaan jiray aa la dhahay. Xamarna ciyaal Huriwaa aa ahaa kulahaa. Bootadaas minishiibiyada ugu sheekeey, anaga mana mareyso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

lucky, then to daredevil, then to lethal blaze, wah adi, maxaa shaati badalkaan badan, naga jooji nooh, waaba xanaaqay bee. laakiin macalimadda kool in aad tahay ma ogeen, waxaan kuu maleen jiray in aad tahay sida kuwa idaba heesta meel walbo aan galo. loooool.

 

miskiin macruuf, maxaa adi xafadday waa ka tilaabsanoysaa, waraa bashiir lugay bacaadkiisa waan ga danbeeyay aniba, laakiin duqa, mareeray aan ka soo goon jiray meeshaas, kadibna macalinka ayaa nagu garaaci jiray, markii danbe booc booc aan u kaynay. anyways man, mataqaana masjid raxma, masaajid yar, oo bashiir lugay markii hoos looga soo dagdo ku yaalay,

 

nuune qoloda terrorka uu ushaqeeya ayaa umaleeyay, maxaa adi meel ku ekoo nooh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

haye waraa qac qaac, saad u socotay kooxda terrorka aad igu dartay yaah, war cussub, intiinaba wax geel raacay idinkuma jiro, dooro leed raaci jirteen adi iyo tuujiye, maskiin macruufna lax bugle qabta, abaay caramelna waxaraha ama neylaha, geeel, i love geel, ooh baby geel, yeaaah, i used to be geel jire, now i missed that career so much

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this