Sign in to follow this  
Qac Qaac

Garab tuujiye, Nuune, Caramel kisses, Miskiin macroof.

Recommended Posts

underdog   

Sheekadaan wax badan aan iska ilaaliye. Laakin, I gotta say something.

 

QacQaac Toshaka saad dadka kale ugushideeyda aa hadaa kuwii kulatagnaay kuqabatey. Covert operation aad tabele weyn kudhejisey.

 

Caramel_kisses difaac adag aad gashey, lakin, umabahnid, "Vintage" add tahay dadka qar mafahamikaraan.

 

Tuujiye, ayan dhaxdaas aah aad spotlightka ii saarte...hadana niin waalan aa kusaare..it's all good, what goes around comes around.

 

Qac qaac, I got one question for you (for the sake of everyones safety I'll keep it simple) why did you pick these four people and whats the point of knowing what people think of them?

Share this post


Link to post
Share on other sites

dare-devil - macaanto, madaxaaga kor, lugahaaga hos. alloow ku'daa oo amuuraha kuu sahal. smile.gifsmile.gif

 

Nomad- haa walaahi Qatarisaani aa tahay. application formka Pm kusoo codso, wexeyna shaaraca ma dhigno :D

 

Tuujiye- waraa waa ogtahay inaan ani iyo adi isku xeero nahah ;)

 

Qacda- ninkaan waa walaalkeey.

 

Underdog- dadbaa iska jecel iney dadka iskiiga dhacdhacaan, marka maxaan ku sameenaa walaaloow?

axsantu laakiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

DareDevil macaantiis ma iroontahay, hey anigu nin waalan ma ihi, miskaxdayda waa juusto per juusto.

 

UD. waraa adigana nin waalan miyaa iga dhigtay, xooga worning aa la isiiyay, lowlaa haddii aa la isiin laheen worning kaas, qiic aan kaa kicin lahaa.

 

CK, waraa dadoo gabadha ka wareegsada, gabadhaan waa boqoroda meesha, gabdhaha kale meeshaan jooga na wax bay ka barankaraan, hadday xooga liqaan pride kooda.

 

UD.. i chose these ppl, coz i thought, they are most outgoing ppl here, don't get mad, most of the time ppl are on their cases. and they still here, waxaas ookale waa loo dhashaa, u can't learn it from university..

Share this post


Link to post
Share on other sites
underdog   

Originally posted by Qac Qaac:

qiic aan kaa kicin lahaa.

:D Burjiko maan ahay misee baabuur olyodi iyo biyihi iskudare :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Senora   

QacQaac ,caramel_kisses and garab tuujiye ?nothing to say about them except the fact they are the 3 musketeers of the SOL

I think so to, Bambina.....It seems like they seem to be looking for each other in every topic :D .....then it doesn't really matter what the topic is anymore, because it became a Qac, caramel, and Garab convo icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

hee princess ciil maa kaahaayo taas. jiq miyaa, don't worry will involve u from now on ok.

 

CK... loooool walaashiis gabdhahii ookale dhan aa kaa daba imaan raba hayeey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Senora   

hee princess ciil maa kaahaayo taas. jiq miyaa, don't worry will involve u from now on ok.

 

No thanks....i didnt say that because i wanted to be involved in your conversations :eek: ..oohh god no! icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^lool af carabi lee iga dheh. wax la isku baryooyo aa meesha oolin ba. dadkii ey iskuugu baxeysana ha iskuugu baxdo kuwa kalena fanta shiruu fil ardi wabtaquu min fadlillaah. ardullahi waasic!! :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^ loool, saas iga dhehbo, wixii dagaal rabana ha yimaadaan dheh, suxul looto teesto jilib sabaaxato qonof haraati dharbaaxsho feer laad waa loo haayaa,

 

ciisaa budiinaa muu saa budiinaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

ciisaa budiinaa muu saa budiinaa

Waraa labada Nabiba waa isku diin. labadaba waxay ka socdaan ilaahey. maxaa adi saan.

 

Caramel, alla aayataas maxa ka akhrisay dugsiga markii uu dhamaanayo.

 

Kaalay horta su'aal Nuune iyo Ck iyo Tuujiye?

 

Gaari gacmeedkii xamar, iyo caasiyaadii, iyo xaaji khamsiintii aawaye nooh. waan uxiisay.

Tuujiye gaari gacmeed uu gabdhaha ku shukaansan jiray, afarta darjiino uu latagi jiray, marka uu dhameeyo selling qarahiisa ama xab xab qoloda dhinaca northka nooga timaatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

QAC QAAC,waraa somali ahaan, ciisaa budiinaa muu saa budiinaa micnaheeda waxaa waaye "ammaan na siiya warada"

 

muqdisho aad abbaa, adaa arki doona wixii ku dhacay khamsiinta sitteey manoogto,caasi waaldiinka, gaargican bas aa ka nool, kaasna tubaakada aa lagu iibiyaa lool,ani xamar waa u kululahay mar dhaw waa adaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waraa Nuune adi qof caadi ma tihid runtii Dhakhtar ma u tagtay wali.

 

waraa kuwo halkaan ah, wax walba way iska bililiqeesan kawaran. arag xumaa dadku

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this