Sign in to follow this  
Deeq A.

Gaari loo malaynayo inuu Qarax Wada oo Tarabuunka Yaalla dhowr maalmood.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka nagasoo gaaraya Agagaarka Isgooyska Tarabuunka ee Degmada hodon ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegayaan in Halkaasi lasoo dhigay gaari laga shakiyay kaasi oo dhowr maalin yaala inta u dhaxeeysa labadda Isgooys. Dadka deegaan ayaa waxaa ay inoo xaqiijiyeen in ay la xariireen laamaha amnigga islamarkaana ay ku wargaliyeen in lasoo dhigay Gaari ay ka shakiyeen Goob ganacsi horteed hase’yeeshee saraakiisha Amnigga Degmada Hodon ayaana goobta soo gaarin. Gaarigga oo looga shakiyay in ay saaran yihiin Waxyaabah Qarxa ayaa dhowr maalin yalla Halkaasi waxeeyna ugu dambeeyn Saraakiisha Nabad sugida Ee Degmada Hodon u sheegeen dadkii lasoo xariiray in aysan soo wici karin mar kale dowladda. Dadka Deegaanka ayaa inoo xaqiijiyay in Gaari Mudo Todobaad ah uu yaalo halkaasi islamarkaana ayna jirin cid sheegato waloow gaariggu yahay mid duug ah.


12-1.jpg

 

Madaxda Ugu Sareeysa dalka ayaa goorta ay la hadlayaan Shacabka waxaa ay ka codsadaan in ay la shaqeeyaan Laamaha amniga Hase’yeeshee Saraakiisha Ciidamada ayaana Shacabka la shaqeeyn Marka ay la Xariiraan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this