Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Somalia oo Dhaqaalhihii Ugu Badnaa Siin Doonta Maamul Gobaleedyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Iyadoo laga duulaayo hadafka ah shaqaaleysiinta dhalinyarada Soomaaliyeed, ayaa Xukuumadda waxa ay sheegtay maamul Goboledyada dalka in laga rabo soo dalbashada dhaqaale ku aadan shaqo abuur loogu sameyo Dhalinyarada ku nool Gobolada dalka iyo Gobolka Banaadir. Qorshuhu waxa uu yahay in Maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ay soo Codsadaan Lacag lagu horumarinayo Goboladda iyadoo ay Caddahay shaqada lagu qabanayo. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Craxmaan Ducaalle Bayle oo Codka Xukuumadda ku hadlayey ayaa sheegay in qorshahaan la rabo in uu u dhaco qaab daah furan. Wasiir Bayle ayaa sidoo kale sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay dhaqaalaha u kordhin doonto Maamulkii si hufan ugu shaqeeya dhaqaalaha Hormarinta iyo Shaqa abuurka loogu talagalay.  Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhowr sheegtay in qaadayso tallaaba kasta oo shaqa abuur dhalinyarada Soomaaliyeed loogu sameyn karo iyagoo jooga deeganadooda

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this