Sign in to follow this  
Ismahaan

NIN somali eh oo baran bar gurigiisa soo weerartey

Recommended Posts

Ismahaan   

Waa aan aad u fogeeyn baa nin somali eh waxuu u soo guurey xafad ku taal UK/ondon.

Ninkii somaliga ahaa subixii danbe waxuu kacay isagoo gurigiisa dhan baran bar ka buuxdo every where. So ninkii waa yabey , waxuu is dhahay housing wac oo problem kaan u sheeg laakiin waxuu garan waayey baran barta waxa luuqada English lagu yiraahdo. :D

 

So waxuu tagey meelaha somalidu iskugu tagto waliba farixiinta. Wuxuu waaydiiyey war yaa yaqaan wax baran bar english ka lagu dhaho laakiin nasiib daro wax erayga baran baro english ugu sheega waa waayey. redface.gif

 

So markii danbe wuxuu dhahay 5 farood le isma af garan waayaan. Waxuu subixii tagey housing office ka halkaas oo uu kula kulmey naag cadan eh. Waxaay waaydiisey what can i help you dear??

Waxuu ugu jawabey saan: Yes,yes i have big problem, there are alot of animals in my house" lols :D

 

Naagtii baa intaay yaabtey waxaaay ku tiri are u sure sir? Markaas buu ku celiyey yes yes i am vary vary short. Then naagtii baa waxaay tiri bal orad guriga aad anaa dad kuu soo dirayee, naagtii waxaay wacday Animal Activity Center :D

 

Kuwii oo dhar cad cad wato oo gacmaha gloves ugu jiraan baa yimi ninka gurigiisii. Ninkii ugu horeeyay baa isha ku dhuftay baran bartaan guriga dhan dhex yacaysa oo iska badatey markaas buu yiri "ooh Jesus Christ". Markuu maqlay erayga Jesus Christ buu intuu soo boodey kii somali ga ahaa yiri yes yes, there is alot of Jesus Christ's in my house. Ninkaan somaliga ah waxuuba u qatey in baran barta la dhaho Jesus Christ madama uu magaca raadinayey maalma badan qax qax qax . smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this