Sign in to follow this  
Deeq A.

Nugaal: Madaxweyne Farmaajo Dhagax Dhigay Waddo 100 KM Ah (Sawirro)

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa deegaanka Dangoronyo ka dhagax dhigay waddo 100 KM oo gaareysa illaa iyo degmada Ayl. Wadadan la dhagax dhigay ayaa la dhisi doonaa dhowaan, waxayna muhiim u tahay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha. Madaxweynaha oo saakay ka ambabaxay magaalada Garoowe ayaa gaaray magaalada Qardho ee gobolka Bari, waxaana intii uu u socday Qardho uu ku hakaday dhowr Tuullo oo shacabka uu kula hadlay. 8-dii bishan ayaa madaxweyne Farmaajo waxaa socod uga bilowday deegaannada Puntland, waxaana sidoo kale uu soo mari doonaa qaar kale oo kamid ah gobollada dalka.

 

Md-Farmajo.jpg?resize=845%2C507

 

Dan3Dan2Dan1

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this