Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo baaq kasoo saartey ka ganacsiga diin diinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda Deegaanka,Duurjoogta iyo Dalxiiska Dowladda ayaa baaq kasoo saartay ka ganacsiga Xayawaanka Diinka oo maalmihii lasoo dhaafay si wayn loogu hadal hayey baraha bulshada qiimo aad u sareeya in la kala siisanayo.

Dikreeto uu soo saarey Agaasimaha guud ee Wasaaradda Deegaanka Puntland Cabdicasiis Nuur Cilmi (Koor) ayaa looga digay dadweynaha inay rumaystaan warar  been abuur ah, Iyadoona lagu sheegay qoraalka kasoo baxay Wasaaradda talaabo sharciga waafaqsan in laga qaadi doono cid kasta oo lagu arko falka ka ganacsiga diinka.

Sida ku cad xeer ilaalinta iyo maareynta deegaanka Dowladda Puntland qodobkiisa 27aad farqadiisa 1aad waxaa reeban dilka, dhaawicistiisa,qabashada iyo ka ganacsiga nooc kasta oo ka mid ah duurjoogta.

Akhriso qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Deegaanka Puntland

Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST

The post Puntland oo baaq kasoo saartey ka ganacsiga diin diinka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this