Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Puntland oo layrarka ku shaqeeya cadceeda ka hirgalisay Buuhoodle.

Recommended Posts

Deeq A.   

26001265_1659480127443413_46926180836204

 

Dowladda Puntland ayaa layrarka ku shaqeeya cadceeda ka hirgalisay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn, waxaana tilaabadani qeyb ka tahay qorshaha dowladda ee kor loogu qaadayo adeegyada bulshda. Dadweynaha Buuhoodle ayaa soo dhoweeyay Layrarkaan iyagoo sheegay magaaladu inay si weyn ugu baahi qabtay adeega caynkaan ah, kuwaas oo ka qeyb qaadanaya bilicda iyo horumarka magaalada. Dowladda Puntland ayaa horey Buuhoodle oo kamid ah magaalooyinka ka degsan laamiga uga hirgalisay waddo laami ah oo isku xirta xaafadaha magaalada iyo sidoo kale mashaariic kale oo ay ku jiraan hirgalinta Ceel biyoodyo

 

Puntlandi.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this