Sign in to follow this  
Deeq A.

Gabdh la dhibaateeysneyd isku Day Kufsi oo loogu Geeystay Boosaaso oo Caafimaad Dibada ah loo qaaday

Recommended Posts

Deeq A.   

Gabadh Da’yar oo 16 Sano Jir aheyd islamarkaasina nin isku dayay in uu kufsado uu rasaas dhanka hoose ee jirkeeda kaga dhuftay ayaa maanta Caafimaad ahaan loogu qaaday dalka dibadiisa.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Thaabid Cabdi Maxamed oo ay soo Gaartay xaalada Gabadhaasi in aan dalka waxba looga qaban karin ayaa maanta daaweeyn caafimaad ugu diray Dalka Turkiga.

Gudoomiye Thaabid Ayaa Maanta sagootiyay gabadhaasi isaga oo bulshada Soomaaliyeedna ugu baaqay in xaalada Gabadhaasi gacan laga geeysto.

Dhanka kale Aabaha dhalay gabadhaasi ayaa u mahad ciliyay maamulka Gobolka Banaadir isaga oo sheegay in uu abaalweeyn u hayo.

Hoos ka Dhageyso Codka 

http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2017/12/Cod-Gabadha-Dhibane-ah-oo-loo-qaaday-Turkiga-By-Cowke-.mp3

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post Gabdh la dhibaateeysneyd isku Day Kufsi oo loogu Geeystay Boosaaso oo Caafimaad Dibada ah loo qaaday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this