Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhegayso) Taliye Gorod,” Gaalkacyo waxay u xasili weyday is aaminaad ayaan jirin.

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Cabdiweli Gorod, ayaa ku sugan magaalada Gaalkacyo wuxuuna halkaas u tagay sidii uu uga qeyb qaadan lahaa nabadaynta Gaalkacyo.

Taliyaha oo dhinaca Galmudug la hadlayay ayaa sheegay inay jirto is aaminaad la’aan ka dhex taagan bulshada magaalada Gaalkacyo, taasoo soo celcelisa colaadaha gobolka.

Wuxuu sidoo kale sheegay ina jirto wax kala tabasho in dhinac dhinaca kale uu wax ka tabanayom arrintaasna loo baahan yahay in meesha laga saaro.

Halkaan ka dhegayso codkiisa.

      Taliyaha-Ciidanka-Xooga-Dalka-sax

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this