Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirrada

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Somaliland ayaa ku dhawaaqay golaha wasiirrrada, waxaana ka soo muuqday wejiyo cusub oo markii ugu horeysay ah.

Halkan ka akhriso, magacyada qaar:

  1. Wasiirka arrimaha dibada: Sacad Cali shire
  2. Wasiirka Waxbarashada: Yaasiin Faratoon.
  3. Wasiirka Qorshaynta  iyo horumarinta: Xasan ismaaciil warsame
  4. Wasiirka arrimaha gudaha: Maxamed Kaahin
  5. Wasiirka Gaashaandhiga: Ciise Axmed Yuusuf Cadale
  6. Wasiirka horumarinta maaliyada: Yuusuf Maxamed Cabdi
  7. Wasiirka cadaaladda: Cabdiqani..
  8. Wasiirka diinta iyo awqaafta: Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed
  9. Wasiirka Beeraha: Axmed Muumin Seed
  10. Wasiirka Howlaha Guud: Cabdriashiid Xaaji Ducaale
  11. Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha: Yuusuf maxamuud Nuur
  12. Wasiirka  Isgaarsiinta iyo technology: Dr Cabdi Wali Sheekh Cabdilaahi
  13. Wasiirka Ganacsiga: Maxamuud Xasan Sacad
  14. Wasiirka Arrimaha Bulshada: Hinda Jaamac Xirsi
  15. Wasiirka xannaanada Xoolaha: Xasan Maxamed Cali
  16. Wasiirka Warfaafinta: Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Diiriye
  17.  Wasiirka deegaanka iyo horu marinta reer miyiga: Shugri baandare
  18. Wasiirka Biyaha: Saleebaan koore Yuusuf Cali Koore

Liiskan oo dhameystiran, la soco goordhaw

Goobjoog News

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this