Sign in to follow this  
Deeq A.

BREAKING NEWS:- Aqalka sare ee Soomaaliya oo ka digay shir Baydhabo ka dhacaya.

Recommended Posts

Deeq A.   

Barlamaanka aqalka sare ee Soomaaliya ayaa digniin xoogan kasoo shir magaalada Baydhabo lagu qabanayo oo lagu casuumay guddoomiyayaasha barlamaanada dowladdaha xubinta ka ah dowladda federalka ee Soomaaliya.

Shirkaan oo uu qaban qaabinayo barlamaanka aqalka hoose ee Soomaaliya, ayuu aqalka sare ku tilmaamay mid halis ku ah nidaamka federalismka Soomaaliya islamarkaana aanu awood barlamaanka Soomaaliya u lahayn inay shirkaas iyagu qabtaan.

Aqalka sare wuxuu ku eedeeyay barlamaanka Soomaaliya inuu isticmaalayo awoodihii aqalka sare islamarkaana ay u shaqeynayaan sidii inaanu jirin wax la yiraahdo aqala sare.

Halkaan hoose ka akhriso war saxafaadeedka aqalka sare.

25399125_1529783097117123_3840265658068625446237_1529783157117117_90562946625317

Puntlandi.com

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this