Sign in to follow this  
Deeq A.

(SAWIRRO) Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare oo kormeer ugu kuurgalay xaladaha waxbarashada ka jira karkaar, haylaan iyo Sanaag. 

Recommended Posts

Deeq A.   

Wafti uu hogaaminayo agaasimaha guud ee Wasaarada waxbarshada iyo tacliinta sare maxamed Cabdiqaadir Cismaan ayaa kormer ku tagay qayb ka mida degmada Dangorayo, Qardho, Haylaan, oo ah dhahar, barkadaha qol, xingalool. Iyo ceel buuh oo ah gobolka Sanaag.

Agaasimaha ayaa dhaamaan la kulmay maamulada waxbarashada degaanada ka jira isagoo u guurgalay baahiyaha kajira deeganka waxbarashda iyo mashaariicda waxbarashada ka socota deeganada fog fog iyo hormarka laga sameyey.

Agaasimaha guud ayaa wahelaya nuur ciiro oo ah madax manahijta wasaaarada waxbarashada iyo tacliinta sare. Wuxuu sheegay agaasimuhu guud ujeedada kormeerkan inuu yahay sidii loo ogaan lahaa baahida saxda ah ee waxbarashada ka jirta degaanada fog fog.

Kormeerka degaanada fog fog ayaa ah kii ugu balaarana oo masuuliyiinta wasaaradda waxbarashada kormeer ku tago xilligii ka dib Wasiirkii hore ee Waxbarashada puntland Cabdi faarax siciid juxaa 2013kii.
Agaasimaha ayaa Waxbarashada puntland ayaa si dhiiran lagu soo dhaweyeey Qardho, dhahar, baragaha qol, xingalool, Ceel buuh.
IMG-20171213-WA0076.jpg IMG-20171213-WA0077.jpg IMG-20171213-WA0078.jpg IMG-20171213-WA0079.jpg IMG-20171213-WA0080.jpg IMG-20171213-WA0081.jpg IMG-20171213-WA0082.jpg IMG-20171213-WA0083.jpg IMG-20171213-WA0084.jpg IMG-20171213-WA0085.jpg IMG-20171213-WA0086.jpg IMG-20171213-WA0088.jpg IMG-20171213-WA0089.jpg IMG-20171213-WA0090.jpg IMG-20171213-WA0091.jpg IMG-20171213-WA0092.jpg IMG-20171213-WA0093.jpg kow-1.jpg labo-1.jpg IMG-20171213-WA0054.jpg IMG-20171213-WA0055.jpg IMG-20171213-WA0056.jpg IMG-20171213-WA0057.jpg IMG-20171213-WA0058.jpg IMG-20171213-WA0059.jpg IMG-20171213-WA0060.jpg IMG-20171213-WA0063.jpg IMG-20171213-WA0064.jpg IMG-20171213-WA0065.jpg IMG-20171213-WA0066.jpg IMG-20171213-WA0067.jpg IMG-20171213-WA0068.jpg IMG-20171213-WA0069.jpg IMG-20171213-WA0070.jpg IMG-20171213-WA0071.jpg IMG-20171213-WA0072.jpg IMG-20171213-WA0073.jpg IMG-20171213-WA0074.jpg IMG-20171213-WA0075.jpg
Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this