Sign in to follow this  
Deeq A.

Xulka kubada cagta Puntland oo galabta ciyaaraya kulankoodii ugu horeeya koobka dowlad goboleedyada .

Recommended Posts

Deeq A.   

Xulka kubada cagta Puntland ayaa galabta ciyaaraya kulankoodii ugu horeeyay ee koobka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, waxayna ka hor imaandoonaan kooxda Hirshabelle oo horey guul darro ugalasoo kulantay Koonfur galbeed.

Ciyaartoy Puntland ayaa kulankaan diyaar garow xoogan ugu jira, waana kulan aad loo wada sugayay, maadaama Puntland ay tahay horyaalka kubada cagta Soomaaliyeed.

Xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda Puntland ayaa xalay xulka ciyaartoyda Puntland iyo maamulkooda u sameeyay kulan casho sharaf ah oo dhiiri galin ah

Bal hadaba nagula nasta heestii geesiyada Puntland ee guusha horseeday 2016.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this