Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo: Cameey oo eedayn kulul u jeediyey qaar kamid ah hay’adaha reer Galbeedka.

Recommended Posts

Deeq A.   
Ku-xigeenka.jpg?resize=600%2C400Cameey/PuntlandPost Photofile

 

Madaxweyne Ku xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar(Cameey) oo duhurnimadii Maanta hadal ka jeediyey munaasabad lagu soo xiray ol-olaha 16 maalmood ee cirib-tirka tacaddiyada ka dhanka ah haweenka ayaa eedayn kulu u jeediyey qaar kamid ah hay’adaha reer Galbeedka.

Mudane Cameey ayaa sheegay in ay jiraan hay’ado sacabka u garaacaya kufsi been abuur ah,kuwaasoo haweenka ku qanciya in dhaqaalo la siin doono ama qurbaha loo qaadi doono,haddii ay sheegtaan in kufsi loo geystay.

Halkaan ka daawo

PUNTLAND POST

The post Daawo: Cameey oo eedayn kulul u jeediyey qaar kamid ah hay’adaha reer Galbeedka. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this