Sign in to follow this  
Deeq A.

Banaadir oo guul ku furatay tartanka Kubbada Cagta Dowlad goboleedyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa galabta Garoonka Koonis ee magaalada Muqdisho ka furmay tartanka Kubbada Cagta Dowlad goboleedyada Soomaaliya, iyadoo lagu furay xulalka Banaadir iyo Jubbaland

Xulka Gobolka Banaadir ayaa guul uu ku rafaaday oo 2-1 Ka gaaray dhigooda Jubbaland waxaa xusid mudan in Maxamed Cusmaan Abuukar ahaa Xiddigii dhaliyey goolka furitaanka tartankaan qeybtii danbe ee ciyaarta.

Waxaa Bari oo Sabti ah wada kulmi doona xulalka Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed oo ku wada jira Group-ka B.

Xulka Puntland oo difaacanaya tartankan ayaaTalaadada soo socota la kulmi doontaxulka Hirshabeelle.

PUNTLAND POST

The post Banaadir oo guul ku furatay tartanka Kubbada Cagta Dowlad goboleedyada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this