Sign in to follow this  
ramla_cadey

somali Jokes

Recommended Posts

Muqayil soomaaliyeed:

 

Nin Muqayil oo bar go’san ayaa goor habeenimo ah soo aaday laamiga si uu qaad ugu soo raadsado, isagoo weli xaafadda ku dhex jira ayaa waxaa ka hor yimaadeen labo mukulaal oo is racdeysaneyso oo is dagaashan, maskaxdiisa waxay si aad ah ugu mashquulsaneyd ereyga QAAD, iyo sidii uu ku soo heli lahaa, waxaa si kedis ah dhegihiisa ugu soo dhacay dhawaaqii mukulaalada oo ahaa “Khuukh …khaakh†wuxuuna u qaatay in ay qof dumar ah la hadleyso oo ay leedahay “Kaalay aboowe aan qaad kaa iibiyee†intuu dhankii mukulaalaha u jeestay ayuu ku yiri, “Abaayo macaan waxaan ahay odey soo bargo’ay, lacagna hadda ma wado, ee waxaan kaa codsanayaa in aad qeyb I imaahiso waa igu ballan berri subixii lacagta waan kuu keenayaaâ€, isagoo hadalkii wado ayay mukulaalihii ka ordeen, isna dhankii kale ayuu u orday isagoo ordaya ayaa waxaa ka hor yimid saaxiibkiis markaasuu weydiiyey sababta uu u ordayo wuxuuna ugu jawaabay, “Saaxiibow meeshu waa yool, liif baa saaran, xataa naagihii jaadka gedaayay way ordeen ee ka soo noqo yey kula tegineâ€.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

loooool :D:D:D:D

 

“Abaayo macaan waxaan ahay odey soo bargo’ay, lacagna hadda ma wado, ee waxaan kaa codsanayaa in aad qeyb I imaahiso waa igu ballan berri subixii lacagta waan kuu keenayaaâ€,

looooooooooooool ooh damn it, nice one :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this