Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Waare Oo Ku Dhowaaqay Golahiisa Wasiirada

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow ku dhowaaqay golaha wasiirada ee maamulkaasi, kuwaasi oo ka kooban 57.

Xubnaha wasiiradan ayaa ka kooban 20 wasiir, 20 wasiir ku xigeen iyo sidoo kale 17 wasiiru dowle sida uu soo sheegay wariyaheena Cismaan Cabdalla oo ku sugan Jowhar.

Madaxweyne Waare ayaa maalmahan dambe laga sugayey inuu soo dhiso golahiisa wasiirada.

Goor dhow waxaan idiin soo gudbin doonnaa magacyada wasiirada cusub ee Hirshabelle.

Goobjoog News

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this