Sign in to follow this  
Deeq A.

Saddex qof oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay Garowe.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay, labo kalena way ku dhaawacmeen shil gaari oo xalay saqdii dhexe ka dhacay duleedka Bari ee magaalada Garowe.

Shilkaan ayaa yimid kadib markii uu rogmaday gaari yar oo ay la socdeen dadka shilkaan galay, kuwaas oo maydkooda iyo dhaawacooda la geeyay isbitaalka guud ee Garowe.

Gobolka Nugaal ayaa noqday meelaha ugu badan ee ay shilalka ka dhacaaan.

Puntlandi.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this