Sign in to follow this  
rudy-Diiriye

breaking news c. yusuf missing!!

Recommended Posts

Wiilo   

Waah Waah waxaas aa Caqli lagaa yiraahdaa, yaaqee aniga waxaas ma kasaayi nooh, kaaki aa layahay dabciga nimankane waa la leeyhay nin nin camal aaba loo dhaqmaa :D:D Jil jileec dhan maba jiro iyo suuro suuro gabarnimo na'mean :D ,,,,J_C dear waan ku gartay,,,,,

 

 

Go figure:.................

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^hadaad waxaad igu qasbee inaan halahaas oo kilometer inaan soo jeexo just inaan ku baro jalaqsannimada. socodka waa inaan kaa badalaa, gabar oo jalaqdhee jalaqdhee u soconeynin wax wiilashaan uma qabanaayaano. laafyada sidaad u luxeesit waa inuu muruq almost ku galaa....waa ku sidee. fasaxeyga uugu horeeyo baswaaye adaan kuugu qoranahay. calool xumadaan maan fiirsan karaa :D ...ha niyad jabin, hadaad aduunka u hor leedahay marka waad nasiib badan tahay inaad i baratay waqtigaan noloshaada aad'ka uugu muhiimsan :D ...dhon woori... help is on the way

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

J_C

fasaxeyga uugu horeeyo baswaaye adaan kuugu qoranahay. calool xumadaan maan fiirsan karaa

Macaanto sidaan aa ku casuuman tahay, shan diyaarad iyo lex tariin kadib waad joogtaa mininkayga :D waan ogahay inaad tahay reer xamar marka cunto reer xamar aan kuu ka rinaa ee soo dhawaaw macaanto ;)

 

Waxaan sii diyaarsanaa buuk iyo qalin iyo sabuurad :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haye waad noo tashateen sow maaha ,, hada idin maqalnay ,, dhib ma laha ,,, tollaaay oo tollaay waar aaway ninkii Nuune ahaa ,,, waar kaalay inagana aan tashanee gabdho arinay meel dhigteene ,,,

 

Horta ninkii Alle u baahne miyuu geeriyooday tolow ,,, waayadaas ma arage ,,, ??

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this